    anonymous | Saturday, December 02, 2000 - 11:10 am walaalayaal waxaan idin waydiiyay bisha ramadaan ma la guursan karaa ? waxaan uga jeedaa ma la qal gali karaa |
    Walaal | Saturday, December 02, 2000 - 11:24 am Haa haa haa, waa la guursan karaa, oo waliba sheydaankii waa xirxiran yahay. Balse maalintii waa kala sooman yahay. |
    T-GIRL | Saturday, December 02, 2000 - 02:01 pm U just want someone to cook Afur for you? Free samosas LOL |
    ILHAAND | Monday, December 04, 2000 - 08:54 am waan idin salaa may dhalinyaro RAMADAN WANAG SAN walaal waad gursan kartaa yaa diday ramadaan in la gursado waaba kan ugu qerka badan ramadaan les gursado walaal waad gursan kartaa ee gurso kagarsii xaska waxaan idin kugu duceyay wiil iyo caano gabar iyo caano mararka qaar garoob ducadee ilaah waa aqbalaa insha alaah aroos wanagsan ku wara adiga iyo gabarti ku calfatay |
    SHIG-SHIGE | Monday, December 04, 2000 - 11:39 am KU' T.GIRL ABAAYO WAAD SALAAMANTAHAY ABAAYO WAXAAN RABAA IN AAD SAMBUUSE IYO BUR SALIID II SAMEYSO MAALINTA IIDA .EE MAXAAD IGA LEEDAHAY WAA IGA DHAB WALAASHIIS.WAANA KAA WAR SUGAA EE SOO WARAN INTI AAN IIDA LAGAARIN |
    ILHAAND | Tuesday, December 05, 2000 - 03:12 am TO SHEG SHEGE WAAN KU SALAA MAY WALAAL WLC .WAAN walaal diyaar ma utahay in aan ku sameyo sambuus iyo bur waan ku sameyhaa lakin su aal xageed jogta aan ku sameeye abowgis waxaan cawin lahaa wiilka ggursanaayo ee jawaabta dag dag soo codsaday adigana waan ku sameyhaa waxaad jecesha hay okey jawaab wanagsan |
    shig-shige | Tuesday, December 05, 2000 - 09:57 am ku ilhaand waa ku salaamay abaayo hadii aad soon qaadkaaan sam-buus ii sameyso waligey ku illoobi maayo sababtoo ah 5 sano/ama shan soon/ sambuus macunin sabab too ah sambuus masameyn karo .raashinka xitaa makarin karo.marka walaashiis hadii aad awoodo ramadaanka dhexdiisa sam-buusa iisamey . aniga waxaan daganahy magaalo yar oo somli aysan daganeyn.oo ku taala /co/u.s.a/abaayo soon wanaagsan .abaayo adigan xagee ku nooshahay???? abaayadiis galabwalba sambuuse bas-baasleh miyaad ku afurtaa???????????????????????????? |
    ILHAA´ND | Wednesday, December 06, 2000 - 01:28 am TO SHEG SHEGE waan ku salaa may aboowgiis waan ka xumahay waxaan kala jognaa laba wadan kala fog sidaas darteed walaal waxaan ku leyahay iska niyeso adigoo markaad afuresid sanbuus cunaayo anigana waan ku niyesaahaaa markaan cunaayo sanbuska waxaan leyahay sheg shege ilaah hagarsiyo marka aboowe waan kaxuma hay waan ku samen lahaa aad ayaan kaga fogahay aboowgis maxaan ku sa meyaa heee horta iskaa bulo maad tahy ? maxaad ugursan weyday xaas ku sameeya sanbuus abowgiis? hada xabadoo isa soo xareso ood isku wesa dhoratiin okey aboowgiis |
    NUUR | Wednesday, December 20, 2000 - 02:46 pm TO ILHAAN : aBAAYO GAROOB WEYN MAATAHAY MISE MID YAR , YACNII MAKA WEYN TAHAY 30 sano, HADII AADAN KA WEYNEYN, ANAA KUU NUURINAAYO OO KU SOO XASUUSINAAYO WAYO AAD KU RIYOON JIRTAY OO AADAN WALI ARAG, EE ADNA SAMBUUS II SAMEE. WAXAAN JOOGAA SWEDEN. |
    ILHAAND | Friday, December 22, 2000 - 03:55 am WAAN KU SALAA MAY NUUR ADAABA NUUR AH NUUS SEED YEELESAA? MACALINKA WAXAAN AHAY GAROOB YAR ADIGA WAAN KA WENAHAY SABABTOO AH WAXAAN SOO ARKAY NOLOL MACAANTEEDA MARKA ABOOWE NURKA ADAA NUURSAN TAAS WAA KAFTAN ABOOWE MARKA WAAD KU MAHAD SANTA HAY SIDA DAG DAG AH AAD IGU CAWINESID |