Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): MAXAA GABDHAHA ONLINE UGU WACAN BEENTA BADAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 04, 2000 - 02:36 am
walaalayaal asalaamu caleykum. waxaa aad iiga yaabiyey gabar baad la kulmi online deeda amail bad siin, mudo yar ka dib iyadoo toban magac la baxdey bey kuguna shukaamin waa maxey ciladaas, maxey gabdhuhu been waqti badan ugu dhumiyaan,waa mid aan doonayo in aad isdhaafsano walaalayaal waxad u aragtaan.asalaamu calekum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ILHAAND

Monday, December 04, 2000 - 08:46 am
asalaamu calekum RAMADAAN WANAGSAN SOOMALIYEE
walaal adigaa figradaas qaba ee maben badna gabdhaha oo idil wali adaaa dacad wax u arkin ee ragaa kaben badan gabdhaha lakin waxaa yaab ah
wiilsha soomaliyeed mexey gabdhaha ufadexeyaan
oo raga yaa kabeen badan walalaaaaaaaaaaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shar mmmmm

Monday, January 29, 2001 - 04:31 am
nayaa amus naagaha somalid lacag ayey ku caqli yihiin waa naagaha ugu xun aduunka ugu
beenta badan sharmuuto dhilo