Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Kolba gabadh ayaan jeclaadaa.......waa maxay sobobtu?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahal

Wednesday, December 06, 2000 - 11:33 am
Walaalayaal waxaan hadba jeclaadaa gabadh Somaliyeed,ka dibna gabadh kale ayaan dabadeed jeclaadaa,marka arrintaasi igala taliya.......?
waad mahadsantihiin .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 07, 2000 - 05:49 am
LOoooooooooool Sahal waxaad u hadal eegtahay walaalkay oo kale.

Walaalo waxaan kugula talinlahaa in aad horta waxba guursan baryahan ilaa inta aad ka waynaanaysid dabeecadan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amaal

Sunday, December 10, 2000 - 11:31 pm
ku:SAHAL
walalkay salaan ka dib adigoo iga raali ah waxaand kala garanayn ayaan u malaynayaa jacaylka iyo xiisaha waxaanan u malaynayaa in uu xiiso ku hayo ha iga caroonin walaalkiis sheekadan oo kale hore ayaan u arkay
waxaanad ii garaabi doontaa marka aad jacayl dhab ah aragtid.
nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samiira

Sunday, December 17, 2000 - 04:08 am
War sahal waxaa isaga kaa qaldan jacaylka iyo xiisaha sida Amal ku tiri, Jacaylka dhabta ahi ma- baabao marka waxaad la kulantay waa xiiso Ama ra- bitaan¨< Kii Dhaba jacaylkuna Kii Dhaba Jacaylkuna Halkii kama DHaqaaqoo Dhidibaa u Aasan> Marka Jacayl kuma hayeexiisahaaga maalo intaad ka Arkaysid qof aad dhab u jeclaatid jacaylka DHabta Ahina waa kii Boodhari Noloshiisa uu u Waayey Qofna uu Hodan ku badalan waayey Jacaylka Dhabta ahi Qofka la;aantiisba ma noolaan kartid Marka Sahal Jacaylka Ha ku CAYAARINWali lama aad kulmine. By