Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Mucjisadii aduunka makaafi kartaa jawaabtaan???????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaaska

Tuesday, December 12, 2000 - 03:29 am
waxaan raadinayaa gabar guurdoon ah hadana jecel ineey uraaxeeysato marka sariirta sida aan jeclahay ana aan ugu raaxeeyo sida eey rabto fadlan waxaan raadinaayay waxbadan hadeey jirto dhaqso ha ila soo xariirto iam waiting for you if you are aman don,t add me message bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABAR

Tuesday, December 12, 2000 - 10:57 am
ASALAAMU CALAYKUM!

XAGEE DAGANTAHAY WIL FIICAN MAAD TAHAY MA QURUX BADAN TAHAY DIINTA MA KU DHAQANTA?

SUAALAHAAS KA SOO JAWAAB INSHA ALAAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runley

Tuesday, December 12, 2000 - 09:31 pm
layaab badanaa guurbaanrabaa baadleedahay sariirta ma ahanee waxkalena maadansooqaadin kacsi baakudilay ma ahane waxkale mahaysid waxyaabobadan ayuu guurkuleeyahay eesoobaro markaasaa laguu soojawaabayaa wixii dankaaleh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaaska

Tuesday, December 19, 2000 - 03:21 am
w/wasalaam gabar abaa aad ayaa umahadsantahay waxaan daganahay wadanka denmark waxaan diinta u aqaanaa intoow ilaah iga baray sifiican balse ha imoodinina ciyaalsuuq qofka markoow guur rabo waa inoow wax kasta iska hubiyo maxaa yeelay waxaan jeclahay qof raaxada waxka yaqaan oo marka sariirta latago indhaha kaliya iga fiirsanin mahadsanid bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaaska

Tuesday, December 19, 2000 - 03:25 am
runleey walaal qofka xataa hadoow kacsado ma ahan inoow qariyo aduunka qof aan kacsan malaha ama aan jecleen inoow raaxeesto walaashiis hadaa jeceshahay inaa ila xariirto wellcome hadii kale bye bye hortaa hor alla ana horteey hor alla nin walba hortiis hor alla asalaamu caleeykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siteeymanoogto

Tuesday, December 19, 2000 - 02:45 pm
Garoob wiil wadato raadi,iyadaa
qof wax yaqaano ugu dhaw,laakiin
hablaha maba yaqaanaan shaqo xumadaas,
oo in la gar-daadsado ayeey u
baahan yihiin.
adigase macalimad,xariifad,wareejisooy,
niikisooy,dhuuqdooy,uleeftooy aad u
baahan tahay,oo horay loo soo kar kariyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Astur

Tuesday, December 19, 2000 - 05:57 pm
S/Aleekum:

Lee Ilaah ILaahu Max'd Rasuulu la'aahu,ar Siteey abaayo si fiican ayad ug jawabtaye benta mah,laakin waxan ku weeydiye Yaaska ma hubta in aad Qancineesit adigana Gabdhaas Maskiinta ah,waxan u maleen adiga oo kale Bootale aad u egtahey ninka Raga ah wax u sameenayo Nagtiis kuma shegin inta wax is kuma hesita,tasho Aboowe.
Ramadan Karim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDIH

Tuesday, December 19, 2000 - 09:56 pm
HORTA WAXAAD KA SHEEKEEYNEYSIIN IYO RAMADAN KARIM AAD IS RAACINEYSIIN MAXEY TAHAY???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaaska

Thursday, December 28, 2000 - 01:32 am
siteey waxaas aa sheegtay oo dhan caay hadaa kawadid caay maaha is afgarad ayeey ubaahan yihiin hadaan is afgarano waxkasta waan sameeyneeynaa midakale gabdhaha soomaalida hacaaynin qof aan ninkeeda xalaashaa uraaxeen karin malaha siteeymanoogto sidaada camal waxlasoo karkariyay oon daaleen marabo so please get lost

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaaska

Thursday, December 28, 2000 - 01:36 am
astur w/wasalaam walaashiis waxaas camal inaa ku hadaso maahan hadaa awoodid inaa ila soo xarirrto wlc markaas aa ogaanee ineey booto tahay iyo inkale lol by see ya again