We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 15, 2000 - 03:10 am IGA HANTA SALAAN DHAMAANTIIN RAG & DUMARBA AFTER THAT WAXAAN AHAY WIIL SOOMAALIYEED WAXAAN IDIN WAYDIIN LAHAA IN UU JIRO QOF GACALISADIISA JACAYL UU U QABO DARTII WARAAQ UGU QORY DHIIGIISA, BAL HADII UU JIRO HA ILA SOO SOCOD SIIYO ANIGU LAKIIN WAAN UGU QORAY BEEN MASHEEGAAYO WAAN SOOMANAHAY EE FADLAN ILA SOOSOCOD SIIYA THANK YOU ALL OF YOU FIICANE.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 17, 2000 - 10:28 am jacayl dhiga maa lagu qoray waa lii dhux maa luu shubay sida dhaydaa canah labo maa is dhan sii ya dhab maa oo wadagan dhabanad cad laga jiray hadal kii maa lugu qoray.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 21, 2000 - 11:33 am To anonymous looooooool@@@ To Fiicane ma umaleeynayo in ee jiraan dad kuqurayo dhiigooda xaanshi. see ya
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 21, 2000 - 11:04 pm salaan ka dib waxaad tiri dhiigaygaan warqad ku qoray waana run ,waxaan ka ambaqaadayaa waa run waxaan rabaa in aan kuu nasteexeyo hadaad jacayl sidaa u sameeysay waxaad sameysay qalad qofka bini'aadamkana waa qaldamaa balse ha sameyn markale waa duli nimo in dhiigaga aad warqad ugu qortid qof aad jeceshahay waxaa ka fiica adoo u shega in aad aad u jeceshahay una jeceshahay ilaahay dartii taas ayaa wax kasta ka fiican, waxaan ku waydiinayaa adoo raali ah hadii ay kugu xujen lahayd gabadhaas arin adag maadama aad dhiiga u hurtay inaad waraaq ugu qortid in kastoo dhiig aan waraaqla gu qori karin balse aad na leedahay sida ayadoo ku leh waan ku rabaa hadaad gacan is goysid maxaad fali lahayd? ogo wax badan kama duwana dhiigaad waraaq ugu qortay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 22, 2000 - 12:16 am Fiicane: Maano-kobiyo maa ka so baxday adiga? jeceelka ku haayo jeceel jini waye. Dhiig la'aan ha'isku ridin. That's my advice.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 22, 2000 - 03:49 am waan idin salaa may dhamaan ficane saxiiboow waxaa ku haayo jeceel walaan lakiin wala wada arkay waajiraa in dhiga wax leskugu qoro waa caadi jecelkaa ka kenay aboowe anigaba waxaan jecelaa wiil magacisa ayaan xabadka ku qortay waxaana kula qortay midi kabacdina waxaan dhigi ku qoray waraqad waana udiray aniga koleey taas dhib uma arko waa caadi laakin waxaan ku qasaray jecelki dhibkaas igaliyay marka aboowe shaqada iska wado waa jecelka wax walbo hadana isma heeno qofkaas aan dhibatada ugalay ninkaan shukansadaba wuxuu igunacaa magaca xabadka igu qoran marka aboowe nasiib daro iska ilaali waligaaaaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 22, 2000 - 04:36 pm Aryaa xaa jiro ma Hindiyaaad U dhalatay? Dhiig waraaq laguma qoro ee there is a thing called Qad that modern people use these dayz. Maya saxiib su'aashaada jawaabteeda waa MAYA aflaamta hindida uun ka dhex dey-dey sheekadaas. OK
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 05, 2001 - 07:45 am looooooooooool@T-Girl I agree with you. Hey Fiicane hadaad proof rabtid daawo film ka "DAAR" waa hindi,waadna arki qof dhiigiisa ku qoraya jaceyl dartii,laakiin hindi waaye. Somali sidaas u qalbi jilicsan intee laga helaa,anyways aboowe ma arag wax dhiig wax ku qora Take care ya'll
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 05, 2001 - 09:05 am waan kaa qaaday adi dhig aad sheegeye wali malaqday sawirkeeda? anba igu huur jaceylkiiye, jaceyl aa ihaayo mana aqaan qofaan jeclahay ee maxaad ii xasuusisay waan is ilow siinaaye adi tan wax kadheh mid kula wada aadba jaceshahee ee waxaan ku iri fiicanow hadaad mooday caashaqa maalma qura inuu yahay micnihiisa maad garan= bye
|