Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Aga caa shaqaygoow awawgiis lanaar yoow kolkii aan isbaranay eeguu igaga daran yahay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qawdhan

Monday, December 18, 2000 - 01:05 pm
walaalayaal waxa weedhan qaymaha badan iga keenay
gabadhaan jeclaa kadibna aan isguursanay ayaa igu
noqotay mid dhib badan kolka ilataliya waxay iidha
shay ciyaal dhawra aniguna kolba kolka kadan baysa
ayuunbaan siijeclaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muxidiin

Thursday, December 21, 2000 - 01:09 pm
waxan kugula talin lahaa naag kale laguurso
iyadaa dagaysee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Sunday, December 24, 2000 - 05:43 pm
awoowgeedana muxuu kaa haleeyay...lol