    ayaan | Monday, December 25, 2000 - 08:11 am walalayal waxan ahay gabar somaliyeed oo wada socden wiil mudo ag 3sano sidaas daraded waxan idin ka rabaa dhalinyarada somaliyed ee jacelka wax ka yaqaana sidee wiilasha somaliyeed manta jecelyihin ama ku farxan in lagu dhaho ama loo sameyo. marka tlf loo diranaa maxa ficaan in loo shego iyo waxyabaha kale ad fikrad aan aad qabtin. waxan jeclan laha inad i soo shegtaan. |
    rag yaqaan | Monday, December 25, 2000 - 12:16 pm naa waxaas intaad iskaga baxdid ninka hilib sii give the man some meet uu nafta u hor he will be happy walahi trust on this I'm an expert all he wants from you is simple wada raaxaysta. |
    samiira | Sunday, December 31, 2000 - 05:17 am Naa Yuu Hog kaaridin haadaan ka dhacaha macsida ku _gu Waaninaya waa markuu kaa carari Lahaa markaad isu fasaxdid Dariiqa Diintu qabto Kuwada Sheekeysta hana xad gudbin |
    Hebel | Sunday, December 31, 2000 - 11:50 am 1) Warka badan ka dhaaf. . 2) Quweeso markii israaceesiine Timaha dhaqo uunsine qac kusii. (Warkana dhaaf) . 3) Habeenkii shukuloow jiro dharkaaga ugu fiicfiican u gasho...isaa kusoo weeraraa. (Warkana dhaaf) . 4) Hadiis banooni daawahaayo shaah ii xalwo ii macmacaan ukeen...(Warkana dhaaf) . 5) Markii lagu shukulaayo tiibadiis ujiifso ku dhoho ha diidin. (Warkana dhaaf) . 6) Taleefoonka markii ku warameesiin weeydii seey maalintiis eheed. (warka badane jooji) . 7) Haddii badar lagu siiyo dhameeso (Warkana dhaaf) . 8) Torbo reer magaal ha iska dhigin...Wixii oo ogtihi adoo og aa ma aqaan la dhahaa. (Dabaal ha noqonin) . Jaaw Jirka Allaha ku kala keeno. |
    rag yaqaan | Sunday, December 31, 2000 - 12:37 pm ayaan inta'ad casha wanagsan uu samayso uunsina iska buuxiso googarad casna suu xidhatuu haduu isaguu qoslaye ka tage waayuu aniga waxba haay uu dhan |
    king | Monday, January 08, 2001 - 08:39 am hebel jaaw jirta haye?!!!!! nin fiican baan kuu haystay laakiin reer baraawihii asalka ahaa ayaad noqotay!! comments to ayaan walaal mid waligaa ha samayn,ha qaadan talada rag yaqaan hana qaadan tan hebel waayo jar ayay kaa tuurayaan. walaal raggu waxyaalo badan ayay jecel yihiin ninkastaaba waxbuu jecel yahay,tan ugu horaysa ay jecel yihiin waa taladii rag yaqaan ku siiyay laakiin ogooq maalintaas ayaa kuugu danbaysa wuxuu u dhabacanaayay 3sano markuu helo wadaduu kaa qaadaa walaahuusan kuu salaamayn xittaa. hadalka u macaani,hala doodin,haddii aad la doodana ha kululayn doodo si kaftan ah ugu dhammee,la tali hadareemo inaad ka walwalaysay. waligaana jidhkaaga ha u dhiiban illaa uu xalaalsado ha shumin xittaa. talo waa taas haday wax qabanayso!!! |
    sumaya | Thursday, January 11, 2001 - 03:45 am to; ayaan walaal waxba hawaydiin ragan meesha iskugu yimi oo ayan kuwaalin oo hasamayn waxa ay kuu sheegayn any way take inta fiican dabeecadaada iyo maskaxdaada ayuu kugu jeclaan karaa haduu kugu farxayo ijo hadii kel so if he wana same thing alse hada has wareerin so guud luck |
    Jeego | Friday, January 12, 2001 - 03:31 am Walaashiis hadhageysan qofna aniga imaqal? Guriga uunsi ku shid micnaha khamkhami! markii uu usuga alaabka soo garaaco dharka suu udhan yahay Armaajada ku xir Furaha Daariishada ka tuur adoo Qaawan Albaabka ka fur Kadib hee Warmaayaala....... |
    marayn | Friday, January 12, 2001 - 05:13 am to Ayaan. sis waa la guu daray lo. war adinkuna gabadha beerta hagalinin lol. Ayaan abaayo nimankaan warkooda lahamaqline wixii aad tahay ninka aad isjeceshihiin iskagaa kugu raba isku kalsoonow adigu waa iga talo wiisha lama weydiiyo wax ay kahelaan waad ku dhumaysaa kajoog war koodaan hamaqal wiilka king lee runta kuu shegay |
    T-GIRL | Friday, January 12, 2001 - 03:49 pm LOL.....HEBEL...HABEENKII SHUKULOW JIRO IYAAAH Ciyaal suuq waxiid |
    wiil-waal | Saturday, January 13, 2001 - 02:43 am waad salaaxan tihiin Ayaan.. iska tartiib so wax walbo way iska imaad doonaan. maantase ragu isku mid ma aha maxaa yeelay ninba waxbuu jecel yahay isku si looma abuurin.... take it easy wax walbo way iman doonaan T-GIRL afkaaga ha barin in raga la caayo maxaa yeelay dumarku in ay raga caayaan uma wanaagsana waraantaada waxaad ku baratid wenaantaada ayaad ka shalaayi ama u baxsan ee cayda iska daaaaaaaaa |
    duqa | Monday, January 15, 2001 - 11:27 pm Alla ayaa u sheega! Saxansaxo jecayl iyo falaarihii ayaa kaa dhex baxaye inanku yuusan ku seegen oo mid kale yaysan ku dhucin intaad is dhaash dhaash iyo kareem isku boobaysid. Waxa dadka lagu yeclaado way badan yihiin qaarkood! Hadal iyo dabeecad wanaag ku dalaal qof isku kalsoon noqo oo kal sooni ku nool,diintaada iyo dad jacaylka badi waa sida ay diinteenu nafarayso. Asagaa meel walba kaashigi oo dhihi wallee naag caqlibadan baan qabaa. Hadalka macaan ugu dalaal adna intoo kalaad ku leedahay. Hana is dhajin markuu ku yiraahdo aan aroos dhigano oo inta badan gabdhaha soomaaliyeed ay caada ka dhigteen inay dhahaan war dagdaga waa laga fiican yahay oo lugooyo wayn ragga ku ah. Alla yaa u sheega! |
    samiira | Wednesday, February 28, 2001 - 04:40 am to;ayaan abaayo maxaad is ku wareer naysaa oo aad u way diinaysaa dad kan waxaad u samen lahayd wiil ka aad jeceshahay oo adiga is waydii waxa uu ku qanci karo wiilka secanli u samee waxaad jece shahay ee good luck sister. |