    Anonymous | Thursday, January 11, 2001 - 06:49 am Will ayaan wada socona mudo imika ila 2 and half years marka kolay dhibatoyinka labada qof ee wada socda ka dhexdhaca waay iska dhici jiren but marki ugu danbeysay dhibato waayn aya dhacday taaso ah intaan ku heshinay bal qofkastaba inu dhinicisa uu so fakaro waxa uu donayo hadhowna laysula yimado aya isguna suqisa galay aniguna qalad ayaan samey kaso aha inaan wiil tilifonka kala xidhidhnay kolay qof iska dhibateysan ayaan aha hadana maha inaan idhahdo dhibato aya ii haysata marka waxan dono ayaan sameynaya. aniigoo isaga tisa ka fakareyn aniga naf ahantayda madama anan donayayn wiilka inaay dhacdo mayhayn wayo anigu markastaba waan oga inanan isaga qof aan ahayn donayn ka bacdi adigu some how waan oganay labadayaduba wixi dhacay sidas ay tahay taydi ayumba noqotay dhibato wayn oo isagu inu qalad sameyayba isumu arko any way waan heshinay but waxa weye every thing is find waxkastaba uu ii sameya but some how i believe inay wax ka dambeyaan markasta oo aan waydiyo how is things going on wuxu yidhahda ma ficna inaan dagdagno marka waxan donaya inaan ogado aniguba iyado aan waxkastab ogay hadana i dont mind but isaga hadu dacad arinta kayahay wayo marka??????????please if you have any answer for that ila soo gaadha. THANKS FOR EVERY ONE. |
    filsan | Thursday, January 11, 2001 - 07:07 am I think you need to talk to him and see what he says sis |
    sarin | Thursday, January 11, 2001 - 07:28 am waxay ila tahay inaan isaga runta ka ogaan karto taas oo ah inaan si dacada ugu warantid markan eeg wuxu ku yidhahdo adaney ku jirata waxad sameynlahed waxan ku odhan laha raga lama amino ee is ilaali |
    bro | Friday, January 12, 2001 - 11:45 am I think you should move on with your life, and get over with him. sometimes relationships are difficult and uncompromising. move on sis! |
    WAANO | Monday, January 15, 2001 - 10:24 pm MOVE ON SISTER,GET SOME ONE WHO LOVE YOU DEEPLY DON'T WASTE YOUR TIME SOME ONE WHO DON'T LOVE YOU. |
    sahra | Tuesday, January 16, 2001 - 10:44 am sarin qaa,in aaminaad kaa fog |
    Daacad | Friday, January 19, 2001 - 07:17 am ninkan waxan ku odhan laha iskaga tag oo ninkale oo ku jecel radso. |
    raganimo | Friday, January 19, 2001 - 07:21 am Haye Dumarki marki laydin ka naxay ayaad is waleysan waa inaad raga maqashan oo waxay idin yidhahdan sameysan wayo imika intii qurbaha la yimid waa kibirteyn oo waba laydinm af garanmayo.joojiya kibirka oo raga uu shaqeya awalba shaqalado ayaad aheydene hadi kale wadanki aya laydunku celinaya |
    marayn | Wednesday, January 31, 2001 - 02:21 am to raganimo waryaa maxaad ku hadlaysaa walaahi adiga iyo inta kula aragtiyaba raja malihidin waxa aadan walaasha uquurin dumarka kale maxaad ula jecltaaday walaal |
    marayn | Wednesday, January 31, 2001 - 02:21 am to raganimo waryaa maxaad ku hadlaysaa walaahi adiga iyo inta kula aragtiyaba raja malihidin waxa aadan walaasha uquurin dumarka kale maxaad ula jecltaaday walaal |
    marayn | Wednesday, January 31, 2001 - 02:21 am to raganimo waryaa maxaad ku hadlaysaa walaahi adiga iyo inta kula aragtiyaba raja malihidin waxa aadan walaasha uquurin dumarka kale maxaad ula jecltaaday walaal |