Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Igalatali mustaqbalkeyga
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirahman ali nuur

Tuesday, February 06, 2001 - 04:05 am
Walaal/walaalayaal

Waxaan ahay nin dhalin yaro ah oo aan wali guursan waxbarashana ay ugudanbeysay dugsigii hoose dhexe ee janaral daauud

mudadii 10 sano oo aynu soo dhaafnay waxaan wareegeysanayay wadamada bariga bartamaha iyo koonfurta afrika waxa aan sheegikaro oo weyn oo iiga suura galay majiraan weyna iisuuroobi weysay inaan yurub iyo mareykanka mid imaado sidaas owgeed walaalow maxaad igula talinlaheyd waxaan doonayaa inaan dalkii iyo nafteyda waxweyn taro

mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maskiinta

Wednesday, February 07, 2001 - 01:02 pm
ASALAAMU CALEYKUM.walalo waan ku salaamay... walalo waxaad ogaataa in alaah kuu qoray meel walba oo aad cagta dhigayso oo aadan marna dhimaneyn ilaa aad aduunka kala kulanto wixii laguu qoray oo aadan marnaba gafeen meeshii cagtaada iney marto laguu qoray marka waxaad ogaataa iney wax walba qadar yihiin, walalo diinta ilaali alaah ayaa wax walba kuu fududeen marka salaadaha ilaali baryadana badi meeshii qeyr kuugu jiro alaah kabari, alaah hakuu fududeeyo meel walba oo qeyr kuugu jiro amen... walaaleey ama walaalow lacag ma,iskugu darnaa? waa hadii uu yahay nin wax qabsanaayo plssssssss aduunka aa walaalo lagu yahay waa qof islaama oo aan dalnabada haysan... warkeygii kabaxay ASALAAMU CALEYKUM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faa,iido

Wednesday, February 14, 2001 - 05:34 am
walaal afka wax laga sheegsheego waxaba ma tarayso waxaan ku dhihi lahaa just go home