    haldhaa | Wednesday, February 07, 2001 - 11:28 am Walaalayaal waxaan ahay gabar qurux badan(alxamdu-lilah),waxaanan jeclahay in aan reer yeesho laakiin wiilal badan ayaa i raba waxaanse aad uga helay AFAR mid ah,runtii mid walba wax ayuu kaga sii wanaagsan yahay kuwa kale,afartoodaba aad baan uga helaa maalinba mid baan isleeyahay kan hadana ka kale ayaa wanaag kale igu soo jiita.please go'aankiibaa igu adkaaday ee iga caawiya idinkoon khalad iga fahmin ma garanayo sababta aan mid ugu qanci laayahay? |
    Oogle | Wednesday, February 07, 2001 - 01:52 pm midkood baan kuu doorney, ee haka labalabeyn. |
    tinna | Wednesday, February 07, 2001 - 02:20 pm What!!!! sister u sound like a totall sult! yess a sult who havin 4 guys at the same weekend! my advice to u sis is married who ever ask u this time, dont warst no time coz that pussy is ===========! Tinna |
    Anonymous | Saturday, February 17, 2001 - 08:13 am KU:HALDHAA Ugu hireen tii abayadiis waan ku salaamay tanlabaad hadii aan maskaxdeydayarta ah kugu darsado arintaad soo bandhigtay hadey dhab kaa tahay eysan kaa eheen dhalanteed isha alaah xal waad u heleesaa. Bal aabaydiis mid aan ku xusuusiyo quruxdailaah ku siiyaya ilaah hakuu siyaado waxaadna ogaataa ruuxa calafka aad leedihiin marnana ma weyneesid eenaftaada yeysan dhan xun kuu jiidin aduunyada ruuxaad jaclaatana ugu horeen hanaqdaan alahii ku uumay iyo labadii ku dhashay ee intaa kula soo ikeesiiyay ilaah waxuu ina leeyahay iskuma filnidiin hadaad tihiin bini aadanee iweediista waxaadrabtaan idin fududeeyee marka abayadiis waxaa tahay gabar diin leh oo muslin ku abtirsaneeso fiiri waxey diinta ku leedahay cidana kaama xigto alihii ku uumay ee intaad habeenka barkii soo kacdo soo weeseesato taladaada rabi saaro inaad salaad suna ah dukoto ilaah dacwadaada u fidi markaad salaada kabaxdo jawaab aad ku qanacdo ayaad heleesaa ileen ruux daacad ah oo qalbigiisa nadiif yahay waxuu ilaah kabaryo ma waayo waxaadkaloo ogootaa ruuxa aadjaceshahay haduu marba kadheeryahay xaraga ilaah uusanba salaad dukaneen jaceel kiisu waxba kuuma taro ileen ilaah waxuu inoo sheegay tarakusalaadku inuu naar gooni ah leeyahay marka adiga sidee u soo dhaweesataa adoo taa og hadii aad ku raacdo waxaadkala kulanto waa qushigaa cidina kaama badbaadin karto ogoow abaydiis qiimahaaguba iyo sharaftaaduba waa intad is hubtood dhoorsan tahay ilaah hakuugu toosiyo meeshii kuu roon aaqiro iyo aduunyaba . asalama caleykum . |
    Haldhaa | Sunday, February 18, 2001 - 09:07 am waad mahadsan tahay walaashey ama walaalkey waanan qaatay taladaadii waa in aan ilaah u xilsaarto oo aan ku qanco hal goaan.jasaka alah. OOGle waan jeclaan lahaa inaan ku qanco kaad ii doortey. Tinna waxaa la yidhi wax khayrleh sheeg ama aamus. |
    Lee brown | Sunday, February 18, 2001 - 11:08 pm To Walaashay Haldhaa Abaayo iga gudoon salaan qaali ah. walaashiis waxaan kuula talin lahaa in aad marka hore dabeecadooda fiirisid waayo in dabeecad leh ayaa ku dhaqikara marka 2 waa n aa fiirisaa ninkan guri ma dhaqan karaa tan 3 balwad lagayaabo ma leeyay sida ( qamri daroogo) mid augu dambaysa adigaa sheegi kara waa quruxda taasna dumarka ragga way ku raacaan. abaayo taladayda waa in taas ee ragga mid kalabax inta ay isku jajabin ama ay i shooda kugu dhicin isha waa cajiib ee ;=) mid ogow nin dabeecada leh ayaa lagu waaraa waa haduu uu balwad laheen. |
    stve | Sunday, February 18, 2001 - 11:40 pm to;lee brown khatar saaxiib talaa kugy dhamaatay xagee jirijirtay wa yaabe,akhyaarta saas ula tali ok |
    sugaal | Monday, February 19, 2001 - 10:54 am tTO:haldhaa walaal maxuma in aad wiil soomaaliyeed xulato, laakiin,heesbaa tiraa, laan daaqa geeluba, labigii jarka udhaw intay,laac is leedahay sow looli kama dhaco markaa walaashey macaaney, ha dag dagine, daydayo. |
    YACNI | Monday, March 05, 2001 - 10:23 am TO:HALDHAAA...... WALAAL AAD BAAN KUGU MAHADCELINAYAA MAR HADDII AAD TALADAADA AAD U SOO BANDHIGTAY WALAALAHAAGA WAA HADDII AY DHAB KAA TAHAY WAXAAN KU SIINAA XAL LAMADHAFAAN AH OO AAD KU QANCI DOONTO OO AAN QOF KALE UUSAN KA HADLI DOONIN IYO WIILKA AAD AFARTAAS KA DOORAN LAHAYDBA. WAXAABA AFARTAAS KA DOORATAA AMABA KA XULATAA MIDKA UGU DHAW ILAAHAY UGUNA CABSIDA ILAAHAY BADAN. HADDII AY AFARTOODUBA AY YIHIIN KUWA XAGGA ILAAHAY KUWA UGU DHAW WAXAD RAADISAA KAN UGU TAQWADA BADAN KAASAA KU ANFACAAYO ADDUUN IYO AAKHIRABA ASSALAAMUCALAYKUM===== |
    Anonymous | Thursday, March 29, 2001 - 05:12 pm walaaleey sharciga looga dhaqmi jirey somaliya waxay aheed in ninku aroosi karo afar naagood ee adiga maxaa kuu diidey inaad aroosto afar nin walaal hadii kale meeshaasi waxbaa qaldan diinta marka laga sootago talo ahaanteyda kawaran hadii aad aroosto afar toodaba ileen ilaaheey kalama jeclee dadkiisee ninka uun ale ileen majeclee, ale wuu nawada jecelyahee ee aroos kuli walaal walaal iska rali noqo hadii aan kaa xanaajiyey diinta aad uma aqaanee iska raali noqo. |
    Anonymous | Thursday, March 29, 2001 - 11:21 pm salamu caleykum kabacdeen walaal sido yiri YACni, ayaa ila habon sabato ah aduunka waa laba bari marka mid dinta ku dhaqma oo wax garad ah kala bax warka meshu ku dhamaan aduun leyskuma haleeyo kafikir aqiro, rabiyaa kugu garab gali. insha allah, akheer aan ku rajeen wa salaamu caleykum |