Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001): Internet iyo chat room walaal maxaan sameeyaa????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 07, 2001 - 04:40 pm
ASALAAMU CALYKUM DHAMAAN SOOMAALIYEEY WAXAAN AHY 27 AH XAAS LEHNA CARUUR WALAALYAAL DHIB BAA I HAYSTA KAAS OO AH IN AAN MAARO ISAGA LA HAY CHAT OO AAN WAQTIGAYGA FIRAAQADA AMA JAANIS WALBA OOAAN HELO AAN KU DHUMIYO CHATGARAYN CARUURTA AABAHOOD WUXUU JIRAA SOOMAALIYA ANIGA IYO IYAGUBA WAXAAN LANOOLAHAY FAMILKAYGA OO JOOGA QURBAHA WAXAAN KU NOQDOY EDEBT OO HADII LAIGALA HADLANA WAAN CAROONYAA WAAYO ANIGU UMA ARKO KHALD IN AAN CHATGAREEYO DADKA AAN CHATKA ISKABARANAYNA BEEN UMA SHEEGO EE RUNTA AYAAN U QEEXAA WAXAANA YEESHATY SAAXIIBO BADAN OO ISUGU JIRA MALE IYO FEMALE MAR MARKA QAARKOOD WAXAAN DAREEMAA CEEB IYO IN AAN KHALAD KU JIRO HADANA MA AQAAN SI AAN U JOOJIYO CHATKA WALAALYAAL TALO MA II HAYSAAN PLZ WIXII FIKRAD AH AMA TALO HALKAAN IIGU REEBA THNX ALL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji

Thursday, February 08, 2001 - 04:07 pm
To Anonymous
Asalamu calekum
salaan kadib

abaayo waxaa kenesa taas camal la aant.
waxaa talo iga ah inaad camal ama waxaad isku mashquuliso aad sameesato waqtigaga fariqada
gaar ahaan aqriso QURAANKA IYO AXAADISTA
waad ka waantobi e

Wabilahi tofiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Jama

Saturday, February 10, 2001 - 03:52 pm
Salaama Caleykum

Walaalo hadaan talo kaasiiyo Chatka waa arin xun oo weliba fool xun dadka chatka isugu miyaad badan kooda waa dad xun, hadaad wiil wada hadashaan salaan kabacdi wuxuu ku weydiin sidaa u egtahay iyo jirkaaga, marka walaal Allaah ka cabso oo isdaa waa arin xun.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

a,h

Sunday, February 11, 2001 - 12:03 pm
Assalaamucalaykum..
walaal arinta chatku waa arin soo koradhay dhawaan wadatana dhibkeeda,walaal waxa aad kaga bixi kartaa adiga oo shaqo qabta ama wakhtiga chatka ku badasha wax barasho,walaal ka faaiidayso wakhtigaaga wali wakhti iyo firaaqo ayaad haysataaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kofiri

Sunday, February 11, 2001 - 12:14 pm
Asalaamucalaykum w.wabarakaatuh..
walaal salaan kadib,chatka waxaan oronkaraa waa balwad maldahan ama balwad qarsoon,waxaan jaamacad ka dhigan jiray dalka (poland)oo ay ku yarayd magaalada aan joogo soomaalida marka waxaan chatka u soo doonan jiray bal inaan arko cid ku hadlaysa af soomaali oo aan runti aad u xiisayn jiray,xaalki waxa uu isu badalay inaan ka dhigto joogto ilaahay waxa uu qadaray inay jaamacadi ii dhamaato oo aan imaado USA waxaan iska goyn waayay chatki ilaa aan ka fogaaday internet oo dhan,walaal waxa ay ila tahay waad haysataa talo in kugu filan oo walaalihi iga horeeyay ayaa dhameeyay taladi,buuxi booska kaa banaan oo shaqo ama wax barasho gali ok,
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 11, 2001 - 05:15 pm
TO DHAMAAN INTA I SIISAY TALADA AAD AYAAD U MAHAD SANTIHIIN INSHA ALAAH WAA IN AAN IS DABA QABTAA CAANO DAATAY DABADOODAA LAQABTAAYEE INTAAN KU WAALAN AAN ISDABA QATO IDINKANA DHAMAAN INTA TALADA ISOO SIISAY AAD AYAAD U MAHAD SANTIHIIN THNX MARLABAAD NABADEEY