    daacad | Monday, March 05, 2001 - 03:52 pm walaalayaal dhamaantiin waad salaamantihiin. saaxiibayaal gabadh ina adeer dul aan nahay iyaan qurbaha isku baraney kadibna gabadhii waan jeclaaday,imana oga walow aan wax badan uqabtay hadana waxay uhaysataa inaan ugu qabtay ilma adeernimo, ima oga inaan jeclahay umana sheegi karo, ee maxaan sameeyaa, walaal ila taliya si daacada. waana gabadh aad uqurux badan aadna u han weyn ee maxaan sameeyaa xageese aan talo kaga hagaagaa? |
    lataliye | Tuesday, March 06, 2001 - 11:44 pm dacad salamantahay marka hore in adeertaa waa kuu banantahay hadii uu jacaylka run ka yahay nin kaa waqti fiican ma jiro,horaa loo yiri dandanso durba lagad xabaaar. marka waxaan ka wadaa in adeerta sheeko iyo soo jiidasho tus la kaftan ka qosli markaad saxiib noqotaan ood iska heshan kalsoonina ka heshid hoosta uga dhiib waqti ay faraxsantahay oo meel cidla geee. kolay waa gabr somaliyeed waa fahmaysaaa inaad damci kartid ha baqan ee qofta soo jiido. lataliye |
    korea | Saturday, March 10, 2001 - 06:36 pm daacad.arinkaan waa lagaaga horeeyey waxaan ku dhihilahaa maaweeli oo mar ay faraxsantahey u hoos gali. qurbaha lajoogana wax ina adeertaa ka fiican malahan waxaana filaayaa ay kaa aqbali doonto 100%. soona jiido oo lakaftan u sheekee. |
    Anonymous | Sunday, March 11, 2001 - 06:30 pm calaykum asalaam waxaan ku iri ma naag baad aduunka ka wayday see aqli gaagu kuusiiyey inaad ina adertaa u hungurayso, yaakhii gabadha dookha hakaga ciyaarin, |
    daa | Monday, March 12, 2001 - 02:52 am war adba eedadaa aa lagaa dhalay ee aamus mida kale yaa kamac ina adeekaa gabahiisa |