Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Relationships - Shukaansi: War maxaa dhacay oo aan kaa haleeyay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi rashiid

Tuesday, March 13, 2001 - 04:44 am
waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo jacel in uu barto walaalihiis ee ku soo dha waada wiil kaan cusub

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Tuesday, March 13, 2001 - 10:50 am
barasho wanaagsan walaal c/rashiid
ma waxaad doonaysaa wiilasha oo kalia
mise wiil &gabarba,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, April 14, 2001 - 01:14 pm
waan ku salaamey aboowe magaceyga waa ubax isbarasho wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fahmi

Saturday, April 14, 2001 - 02:02 pm
Barasha wanaagsan walaalkiis,waxaan ahay wiil walaalkaa ah oo deggan USA, anything more than to talk about?.....Hana adina waa iga qoslisay
walaahi ninkani makala caddeyn inuu doonayo inuu
barto Gabdhaha walaalihiis oo kaliya ama wiilasha
bal adigu meel uqqad Hana Huuno.
Ubax nice to know you adigana walaashiis.