    ILHAAN_D | Saturday, March 17, 2001 - 03:11 am salaan dhamaaaaaan.......................... walaalaha somaliyeed qas ahaan wilasha waxaan idin su alayaaaaa sidee lagu gartaaaa ninka qaniiska ah ama lagu ogaan karaaaa:::::::::? jawaaaab wanagsan::::::::::::::::? |
    Anonymous | Sunday, March 18, 2001 - 12:25 pm Maxaad u raadsaneysaa haddii uu kaa maqan yahay? |
    IILHAAN_D | Sunday, March 18, 2001 - 11:31 pm waan ku ku salaamay marka hore marka xiga anigaa ku shegaaye maxaad ugu dhihilaheed waa lagu garan karaaaaaaaa jawaaab??????? |
    Anonymous | Monday, March 19, 2001 - 01:54 pm Haddey jirto dhibaato ku saabsan arrintaas oo kula xiriirta, wax ka soo sheeg, si aan talo uga dhiibano. Haddiise aad iska cayaareysid, ka har oo ogow ineysan fiicneyn in la faafiyo oo lagu sheekeysto waxyaalaha faa'ido darada ah, waayo waana lagu cadaab mutaa, ee iska ilaali. Haddey jiraan wax aad uga shakidey ninkaaga, wiilkaaga ama cid aad ka naxeysid ku waani inay la xiriiraan dhaqtarada, culimada, waxgaradka. Ama halkaanba ku soo qor, adoo ilaalinaya sharaftaada, dadka aad ka hadleysid iyo aqristayaashaba. Waxii intaas ka soo hara, Rabbigii ku uuntey uga noqo oo dambi dhaaf weydiiso. |
    subeyda | Monday, March 19, 2001 - 07:17 pm ilhaam abaayo ninka qaniiska waxa lagu garta wax yaalo badan waxan kamid ah iyagoo sidii naagaha u laafyood ayagoo jecal waxa dumarku xirtan waxay u sheekeeyan sida dumarka inkahay kuushan iyo waxa yaalo badan oo aan halkan lagu soo koobi karin byyyyyyyyyyyyy |
    Anonymous | Monday, March 19, 2001 - 07:37 pm walaal mida ugu fudud ee aad ku ogaankartid waxa ay tahay qaniisyada isma'ay qarinkaraan marwalbana waxa ay ku dhaqmaan qabiil iyo wax been ah weyna faanbadanyihiin oo waxay yiraahdaan (ma inigoo ah nin Majeerteena baad walaal sidaa ii la hadleysaa)iyo waxyaalo kaloo lamid ah iyo ayagoo marwalba ku faano qabiilkeey yihiin.............................ama iyagoo laafyoodo sidii hablihi bye Ilhaan |
    ILHAAN_D | Tuesday, March 20, 2001 - 03:08 am waan idin salaaaaaaamay walaalaheeeeeeeeeey waxaan magac laabe ku shegayaa laguma garan karo inka qaniiska ah in uu ku dhaqmo qabiil sababtoo ah waxaa qabiilka kudhaqmo kuwa doqomiinta ah walaal waxaan ku shegayaa waan arka nimanka lashekesta gabdhaha lakiin ilaaaa hada waxan amin saneen in uu jiro nin qaniis ah marka maxaa yeelay waxaan kayaabay wiil lagu xaman jiray waa qaniis oo sida nagaha uhadla ayaa wuxuu dhalay labo cunug marka walaal waxaan layaabay taaas adinkana waad ishegi ladihiin::::::::? |
    yaaska | Monday, April 09, 2001 - 05:52 am mawaxaa umaleeysay qaniiska inoowsan ilma dhali karin macnaha oowsa biyoba laheenba loooool byee mahadsanidiiiin |
    Anonymous | Wednesday, April 11, 2001 - 10:01 pm WAAN IDIN SALAMAY DHAMAANTAAN. SALAAN KADIB ANONYMOUS SOAASHU MABA AHEYNEE QABIIL, EE WAXAA LAGU WEYDIIYEY QANIIS? MASHUAASHII BAAD KHALAD U FAHANTAY OO AAD QABIIL U WAREYJISAY. WAAN KA XUMAHAY INNAD U WAREYJISAY QANIIS NIMDII LAGU AQOONJIRAY QABIIIL LADII MAANGAABKA AHAA. MAHILMAAM TAY HAWIYIHII AAD KA DHALATAY NACASYAHOO, OO DAMEERKA AH, OO AAN WAXBA KALA OO GOON. ANONYMOUS |
    Anonymous | Thursday, April 12, 2001 - 03:59 am i have i very serious problem, i have a very wonderful husband for a almost two years now ,given by my parents and before i got married i had a boyfriend who meant everything to me, but because i didn't want to be cursed bymy parents i agreed to the guy they gave me.The problem is whenever i make love to my husband ,i think of my ex boyfriend.Last week i could not control myself and i communicated with my ex and who is also married few months ago.We went into an agreement that we meet soon and get rid of the people we have in our lives.Please urgent help is required. |
    Anonymous | Thursday, April 12, 2001 - 10:26 am Intaa aad soo qortey Somali ku soo badel markaa kan ugu horeeya ee kuu jawaaba ayaan noqon: Sababotoo ah dadkaa kaa horeeyaa oo dhani way soo qoreen. Ma rabo in ay dadkale naga faa iideysaan. Hadii aaned facmey dadku waxey qoreen, sidee baad u fahmi waxey kugu la taliyaan. |