Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Ila Tali Walaal - Ask The Experts (Current): Qof ayaan jeclahay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 27, 2001 - 04:49 am
nabad miyaa dhamaan.

qof ayaan jeclahay aana hele karin.
nin naagleh iyo caruur leh oo iga wayn

maxaan sameeyaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suad

Tuesday, March 27, 2001 - 09:21 am
Waan kusalaamay sis

Macaanay adigaaba jawaabtii isa siiyey oo yiri maheli karo ninka, abaayo waan aqaan jacayl in aadan xukumi karin balse nafta yey kaa tan badin usheeg in aduunkan rag kale buuxaan oo kaligaa nafta kula wadaagaya maxaadba ku fali mid lagula qaybsanayo

Ilaahay hakuu sahlo.