Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Computers & Internet : Waxey Guurkeyga Igu Shuruud Ahaan Iigu Xirtay In Aan u Labisto Sidii Ciyaal " Yow Yowga Oo Kale" Walaalayaal Ila Taliya Sidee Wax Yeela Mana Ka Hari Kari " By : Ciileey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciileey

Saturday, April 07, 2001 - 01:12 am
Anigoo ah wiil lagu magacaawo Ciileey waxaan jaceyl aad u xamaasad badan aan u qaaday gabar aan daris eheen. markii aan mudo wada soconay, ayaan waxaan isku dayay in aan ka soo doonto reerkeeda.

Waxeyna iigu hanjabaaday in aan u labisto sidii ciyaal Yow Yowga oo kale,,

Marka sidee ayaan wax yeelaa..

Please keep contacting me on this e-mail:- Ciileey10@hotmail.com