Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Computers & Internet : WIIL GUURDOONA,,CANADA IYO U.S.A
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XILQAAD

Thursday, April 12, 2001 - 04:59 pm
WAXAAN JOOGAA CANADA DA'DAYDU WAA 30 SANO WAXAAN DOONAYAA GABAR JECEL IN AY BARATO DIINTA ISLAAMKA. SARANA U QAADO AQOONTEEDA HEERKASTABA,JECELNA IN AY CARUUR DHASHO,NAXARIIS BADAN DHAGAYSI WANAAGSAN,QALBI FURAN,AANA BALWAD LAHAYN, IGALA SOO XIRIIR -----hersi18@hotmail. ama halkanba iina soo gudbi tel.no kaaga ama e-mailkaaga.iyo magaalada aad dagantahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, April 13, 2001 - 08:56 am
salaama calay kum maxaad ku falysaa gabar aad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SULEQA

Friday, April 13, 2001 - 09:02 am
walaal waxaan ilaah kaagabaryaaya in uu mid qayr
qabto ilaahay ku siiye oo caruurqayr qabto kaa siiye walaahi waan ku caawine lahaa laakiin mar hore ayaa layka qaadatay waana ku waninayaa inaad gabar aad computerka ka baratay aana ogayn waxa ay tahay markaa ilaahay kaaga baryaaya mid qayr qabto ilaha ku siiyo waxaad tahay wiil fiican oo guur ku ordayaaaa oo macsi ka cararayo ilaahay haku garabgalo amiin
ASALAMU CALAKUM