We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaan ahey wiil aad u da yar dhawaana soo galey u.s.a markaa waxaa sanado badan joogey yurub. waxaan doonayaa in aan galo waxbarasho waqti dheer qaadata. markaa walaalayaal ila taliya one sariir waan ka daaley iyo bariiskii isku dhexkariska ahaa. walaaley hadaad tahey qof doonaya waxbarasho ila soo tali laakiin dadka intabadan waxey cilmi ku yeesheen only wearhouse. waliba waa kan email kaygu musosma@hotmail.com thanks
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WALAAL YAXYE HADII AAD DONEYSO IN AAD WAXBARATO KU DA DAAL SIDII AY KU SUURTOOBI LAHEED WAAYO NABIGEENI C/S/WASAAME WAXUU JIRI RAADSADA CILMI XATAA HATEY CHINE TAHEY. TALADEYDA WAA WAXBARO HADII AAD AWOODID, AAN KULA KAFTAMEE MA WAXAAD TAHEY KUWII SOO CARAREY MARKA AAN DHALASHADA SIINAY{BASAPOORKA} HADEYNU NAHEY REER YURUB. DADAAL BROTHER
|