Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Afkeygaan eeday
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Dhibaato ayaa waxay na kala haysataa aniga iyo afkeygii. Waxaan ahay nin aan qurux badneyn oo lagama yaabo iney gabar bannaanka iga jeclaato balse balaayo waxay ka dhacday, markii aan gabar si caadi ah isu baranno, bal kaalay adba iga reeb. Dadka qaar ayaa waxay i leeyihiin waxaad tahay nin hadal macaan, hase yeeshee anigu isuma haysto, haddaba sideen yeelaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiyare

Unrecorded Date
asalaamu/caleykum/

saxiib marka hore waan ku salaamey tan xigta waxaan umalenayaa qisadaan kaligaa kuma heesato ee aniga waa i heesata runtii hadaan kaaga sheekeeyo tan iqabsatey gabar ayaan iska baraey chatleynka gabadhii waxey itidhi iguurso waxaan idhi abayo waxbaan bartaa ee wax ila barro guurka naga daa way diiday waad inaad iguursataa ayee ku adkeesatey gabadhii iyada daraadeed ayan schoolkii uga taget iyo wab barashadeedi waxey itidhi sawirkaaga ee iisoodir waana udirey markey sawirkeega aragtey ayee tdih isma lahan codkaaga iyo sawirkaaga waayo waa hadal macaantahey baari ayaana tahey sidii horey jaceylkii horey kuuguqabey wali waan kuu qabaa bal taas kale bro
waxaan jooga mpls minnesota bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
hee codkaa maa macaan aboo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
MEESHA HADALKA GACAN KU BADAL TII AY KU SOCOTANA KU SOCODSII TII KALENA HADAL KU FIIRI KA DIBNA GACAN KU SOO FIIRI HADAN AND SO ON...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muna

Unrecorded Date
Lol@@@@@@@@@Hebel ..........ar adaa inteen ku geenaa wax walba kaftan aa k adhigeysaaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KAMAAL

Unrecorded Date
TAAS OO KALE WAXEY QABSATEY ANIGA WAXAAN ISKA BARANEY GABAR CHATING KA MARKEY EMAILKEEDA I SIISEY BAAN KEYGANA SIIYEY MUDO MARKAAN EMAIL ISKU SOO DIREYNEY BEY PHONEKEEDA I SIISEY SAAN U WADDA SHEEKEESAN JIRNEY BEY SAWIRKEEDA IISOO DIRTEY RUNTII AAD BAAN OGA NAXEY BACAUSE WAXAAN OGAA HADDAN KEYGA U DIRRO INEY TALEEFANKABA BADAKEYSO, INTABA IN KA DHAQSO BADANEE WAXEY IIGU XIJISEY KAAGANA WAXAA LA YIRI FAR BUGTA IYO MEEL BAA IS OG TANDU WAXEY IGU QASABTEY INAAN KEYGA U DIRO MAYKAAN U DIREY BEYBA TALEEFANKII ISKA BADASHEY EMAILKIINA EY JOO JIJEY TAASNA HA LI IKA LA TALIYO HADABA SIDEEN YEELAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Dhamaan waad salaamantihiin dhalin somaaliyeed oo wada cabanayow.... Maxaa loo waayay mid kaliya oo sheekda wanaag. anigu waxaan ahay gabar kunool wadanka Australia magaalada sydney waxaana netka iska baranay wiil. wiilkii waxaan iskula xariiri jirnay email telephone ilaa iyo hadan waan wada xariirnaa. Runtiina anigu waxaan aaminsanahay wilkaas will ka wanaagsan inaan helaynin ....... I have the best man in whole world. Laakiin waxaan arintaas idunku sheekaya inay dhibaadadu kasocoto dhinaciina sabaabtoo ah idnkaa ah qurux raadis . marka inii layni cayriyo intaynu cayrin waa haboon tahay waxaanu soomaalidu ku maahmaahdaa( Lilaahi iyo Laqdabo iskumeel ma marto) Marka ilaahood ayaa uqabaar wariyay inaydun daacad ahayn so waa inay idin buriyaan. Balse waxaan aaminsanahay labadii isjecel oo isku daacad noqda inay wanag kuwaarayaan oo dhibaato u imaanayn sida anaga oo kale. Wiilasheena somaaliyeed iyo Gabdheheena somaaliyeed waxa iga waana ah inaydan waqdigiina qasaarin oo indaad dayar tihiin guursadaan oo aad kadagdaan xumaanta ubad wanaagsana daadahaysataan halkaas ayaad qayr kahelaysaan. Calaacalkuna wax madaro ee ficilkaa ka fiican waxaana iga hubaala inay gabadhii wanaagsan iyo wiilkii wanaag oo alohood ku xiran ay waanay qof wanaagsan hadii ay dadaalkooda karaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
by ahmed nuur
to anonymous sxb waad mahadsantay
kadib
maah maah soomaliyeed waxay tiraahdaa
<< nin is faanshay waa ri is nuugtay

by gaabane @hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
gaabane.
ri isnuugtay armeey lesbian tahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
BY GAABANE

HEBEL WAAD SALAAMANTAHAY
LAAKIIN MAAD FAHMIN MACNAHA IYO UJEEDADA MAAH MAAHDA . WAXAAN KU ORAN LAHAA
<<TALK LIKE A MAN >>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
BY CUMAR

KKKK

KKKK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
gaabane adlee afkaa ka maqlooyaa ri oo naasaha isu nuugti sii lovergirl camal ee maxaan ka kasaa maahmaah kakankaas?
gaabane isu bixisee maxaa kaa gaabti odey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed ibraahin mahamed

Unrecorded Date
TO hebel
by gaabane
saaxiib waan ku salaamayaa
saaxiib waad fiicantahay laakiin waxa aan ku siinayaa in yar oo talo ah
saaxiib wax aad meesha ku qortayb mala fahmayo markaa wax aan ku leeyahay
Iskool aad afsoomaaliga soo baro ka bacdi ii kaalay

bye bye bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
labadeena afsoomaali kee bug ah keena sax eh?
afkaaga maa rabtaa inaa ani igu qasabto? waxaas horee u socon waayeen ee ama turjumaan keenso ama sxb waad ku qasban tahay inaad i fahamto.
ma ikasto makaroofi?
hasha hee igaarkeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GAABANE

Unrecorded Date
TO HEBEL

FROM GAABANE
SAAXIIB WAAN KU SALAAMAY. KA BACDI
SAAXIIB WAAN KU FAHMAY WARKAAGA MARKAA MAXAAD TALO HAYSAA NINKII YIRI NAAGAA ISAGA TAAGI WAAYAY EE DOODIISA AY ISU GU NIMI HALKAKAN
RAALI AHOW WIXII HORE WAA KAFTAN
TALAABAAD GAABANE ANAA ISU BIXIYEY,
WAXAAN AAMISANAHAY INAAN ADI KAA DHEERAHAY
NABADEY

horta fagta hore ha i salaamin ileyn laba nin oo isdilayaanu nahee hana i raali gelin ileyn igamaadan adkaane.
sxb somaali hadaad raabto labadeena ka yaqaan in la arko.....aan isu feedano ee gaabane soo feedo bal kii uu ka gaabto hala arkee.
aryaa suga idinka lacag aa ii dilane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaabane

Unrecorded Date
aree wiilka hebel ahaa waa xanaaqay.
ma u jeedaa inuu yiri waa is dagaalnay
sax umadaa meesha ku jirta ayaa inoo gar qaadaysa keena afsoomaaliga yaqaana.ta kale ani ma iska
kaycelinaysaa bay ku latahay
waar soomaaliyey ani iyo hebel ma isu dhiganaa
se kaayagee qoraalkiisa la fahmayaa
aree wiilka fiiroya
bye bye xabiibii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
LOL gaabane inaa ciyaal warta eheed aa is qarxisee see wax u juraan xaad la gabehee sidii daba cadeeyihii?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaabane

Unrecorded Date
to hebel, waan ku salaamay.
salaan ka dib maalmahan laguma arag ee xagee aady,
miyaad carootay mise waad xanaaqday.
inaan ciyaala warta ahaana maad garan laakiin waad soo dhawaysay,
intaa ka dib maxaad haysaa hebel ahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
gaabane xaba ma haayee beryahaana waan is buufihaayi sidii dibi biyo ka dhargoo dhaqaaqi la' eh sxb hadaadan ciyaal warta eheen koley saaxiibaad ahaan jirteen eh sey wax u juraan ma hadaa naga faane xaaji?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaabane

Unrecorded Date
hebel ahaa sxb waa gaabane oo ku leh maalin wanaagsan. saaxiib maalmahan dhibaato ayaa iga haysata aniga iyo afkayga oo naagtkasta oon la hadlo waxay dhihi waan ku jecalahay adiguna waad ogtahay inaan nin gaaban ahay, hadana layga taagi waa naagihii ee maxaan yeelaa,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
hee macalinka codkaaga maa aad u macaan? see wax u jiraan warka isii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Ajaaja. Ka birim ba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
LOL warta sheekh saan xaa kaa reebay? rabsho dheh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Kabiirka Rabshada iyo Shoobaraha dheh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,La ye,,,,,Biikhnamaan maa gawar daroow la rawaa intii loogu baaramo,,..

,,,,La ye,,,,,Gaw ii gash malehna iidna aa beekhaamihaa maahine ma beekhsameeso,,,

,,,,La ye,,,,Caaqiloow Hebel ii Gafuur weene Gaawanoo aa isu soo baroodaayo,,,

,,,,,,La ye,,Warta Suuqa Kabiirul mushkila wa rabsha Yajrii damun Azraq fii Curuuqihi,,,

,,,,La ye,,Fulaygii reer adooygay NeefoowKaniini ibnul Xalamantiish Baqo cagtii rogay,,,,

Akhuukum
Fil laah
Neefoow
KANIINI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamardaye

Unrecorded Date
neefoow kaniini,
Wa Anta,
Akhuunaa Fil Islaam.
.
.
.
.
.
Anta, Musiiba,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,Xata gullii Shinnuu!!!!!!Yaa Wiric

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
jeep mee wadataa?...............JIIJA
xaafada ee timi.................JIIJA
ciyaal xaafada
koo waa rogsadi koo sarajoogaas ka dhaci JIIJA
abaa jeeptaa isaar..............JIIJA
xamarweyne igee.................JIIJA
.
.
.
.
.
Oh I have to burn the building down this time.