    Shabeelnaagood | Unrecorded Date Salaam: Yaa dila dadka gaalada ee soomaaliya taga (soomali iyo ajnabiba!)? Yaa dila kuwa filimada xun ka shida guryahay? Yaa dila kuwa hay'adaha, kutubta geeyey soomaaliya? Ma maqasheen kooxdaan cusub? Aniga maqaal uunbay igu tahay? Salaama |
    Hantiwadaag | Unrecorded Date Ma'aanan maqal,balse waa urur loobaahi qabo haduu jiro Waxaan ku weydiiyey? Ururkani ma Asalraac diin ku lug lehbaa? Sidii Talibaanka oo kale hadaysan Hablaha guriga ku xirayn, markay banaanka usoo baxaan eysan oranayn cambuur weyn isku daboola, walee nimanku waa rageedu. waxii kale waa hagaag, hadaysan hablaha naga maxbuusin waa siday ila tahay iyo su'aal nabadeey |
    LADAN | Unrecorded Date Uma baahnin urur cusub wuxuu yahay toona, kuwii horaa qaatiyaan ka joognaa. wasalaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaam |
    Gabtan keyl | Unrecorded Date Gabtan keyl Waan u baahanayah Daalibaan oo kale waayo waa iyaga wadankoodii siddaad aragteen u xaliyey ayagoon gaalo qurunley u yeeran maantana sharaf ku noolyihiin. Nabdey |
    gurey | Unrecorded Date timirtii horaba dab loo waa!!! |
    MURUYAD | Unrecorded Date TO SHABEELNAAGOOD ADIGA XAGEED JOOG MARKA HORE I BELIEVE THAT U LIVE IN GAALO WADAN SXB ADAA FUDUDEE IS KA BAX NOOO |
    Run_Sheege | Unrecorded Date Midka sheekada TALIBAN la aaday iyo midka GAALO dilkeed ka xanuunaday, dumarka inay DISPLAY noqdaan ayaad raali ku tahay oo guryaha ka soo baxaan? Ukun daboolka laga jabiyay xal ma u heysaa aanan aheyn cunid? Hadaba dumarku waa sidaas, hadii ay hantidii Alle ku amaaneystay oo aheyd inay ninkeeda kaliya tusto ay banaanka la kula soo xaadirto, aduun iyo aakhiro liiban uma taal, taas ayaa waxay cadeynaysaa in nolosha maanta lagu jiro ay halaag ALLE u ban dhigan tahay. Hadaad aaminsan tahay inaad dumarka guriga ka saarto ogoow aayad quraan ah ayaad ku gaalowday hana is oran Run_Sheege waa asal raac ee ogow in magaceyga uu sifadeyda cadeynayo asal raacnimona rabigey ayaan weydiisanayaa asaaga horaanteyda i ahaansiiyayee. Gaalo dilitaankeeda waa loo dakhnadaa laakiin muslim dilitaankiisa looma xanaaqo. Gaal Alle ku kufriyay hadii uu mutaysto oo uu dambi galo tahayna in la dilo kawaanka ayaa la saari hadii kale nafta aadanah cayaar looma goyn karo laakiin imisa masaakiin ayaa dhinta saacad walba hada u badnaadaanee ciyaal mulin ah. Taliban ogoow inay gaalo qurunleey ka xorowday waxaan Alle aheyn uma baahna, Allow tobta toosanaa ku weydiisanay! |
    Gabtankeyd | Unrecorded Date Gabtankeyd To Run_sheege w/calaykum akhii fil Isklaam! Jazaakallaahu keyran. war ninyahaw ishaad kka toogatey,walakin Laa xayaata liman tunaadii!!!!! Yaa akhii |