Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): WAX IIGA SHEEG AMERICA AYAAN USOO SOCDAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED

Unrecorded Date
WAXAAN DOONA YAA IN AAN IMAADO AMERICA LAAKIIN
WAX AAN AQOONO MAJIRTO CARABTA AYAAN ISKAGA NOOLAHAY MARKAAN WAX AAN KU HAAYO MAJIRTO IILA TALI WALAAL ::::::::::::::::::::::::::

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilaahayoow arab ha noo baaahin

Unrecorded Date
to mohamed
carab aa
saxib haddii aad helli karto imow usa waa
meel wanaagsan ilaahayna waa inagu nabad yeelay marka daqiiqad danbe carab ha isaga lumin
aniga kula hadlaya waxaan degana jiray saudi arabia halkaas oo aan qaatay bassport
yamani ah oo bug ah taasi waxay dhalisay
in ay i qabtaan oo sejin caam damam
ayaan ku xiraa muddo 2 sanno ah halkaas oo markii xabsigii ii dhamaaday la i geeyay berbera aniga oo la igu qaaday MARKABKI YAARI (ADIGA OO YAABAN (YAARE)MA KUU YIMID halkaas oo aan dhibaato badan kadib soo gaaray ameerika
halkaas oo aan ka ahay citizen shaqo fiicana ka ahysto
war iyo dhamaantii isaga imow naclaulah caleek yaa carab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

carablow

Unrecorded Date
carab sxb dadka ha waalin waayo usa waa dhibaato ninku koray carabtan iskam xejinayo mareykan waa wadanka aad iyo aad noloshiisu adagtahay waxan ku arky rag joogay 20sanom & 30
iyo wax kabadan iyo wax kayarba marka waan eegay dadkii hore uu joogay iyo kuwii iminka yimi waa dhifran marka maraykan waxaa iska xijinkara njin adag oo soo guntaday una soo xirtay inuu sexdo sacado yar iyo inuu wax barto
marka nolasha amerika waa adagtahay maxamadow ee hdad tahay ninadag kalay hadii kale iska joog

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Unrecorded Date
war nin walba allaha u calfo meeshiisa.
waxaan la yaabay kan carabaha joogo wuxuu ku qarwaa USA, kan joogo USA wuxuu ku riyooni inuu mar uun caruurta kala soo cararo gaalada.
alla maxaa noo yimaado sanad walba intaasoo ruux oo ku leh war deganaansho seen ku helnaa.
aniguse waxaan hoos ahaan ugu sheegayaa dadka wax
bartay wallee carab iyo west oo dhan baan laysku doorsan.
yaase kuu og!!!!!!!!
allow yaa dadkayga wax u sheega .
mim/oo carab joogo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
war wax lacag ah ma sidaa?