We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date sidee la isaga dhaafi karaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal guurso oo iyada hadalkaada maqal waayo waxaan arkay wiilal badan oo markay guursadeen iska dhaafay markaa wallaal sidaa samee waa walaashaa samee sidaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date naa ma naagbaad aheey waa yaabka yaabkiis bismilaahi raxmaani raxiim naag iga tag. wixii ku siiyay hakaa jareendee maad intaad baranesay bartit quraanka
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date qur'aan isa saar abaay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To Qadiija, Mark hore waad ku mahadsantahay sida cabsi la'aanta ah oo aad nooga warrant dhibaatada kaa heeysato cabista Khamriga. Anigu waxaan ahay wiil waana caba Khamriga, ilaa iyo hadda wax dhibaato ah oo aan ka sheegan karo Khamriga majirto maxaa yeelay si "moderate" ama dhex-dhexaad ah ayaan cabaa Khamriga. Balse haddi adigu cabitaankaagu uu aad u badan yahay oo aad ka cabsaneysid inuu dhibaato ku gaarsiiyo, aniga waxaan kuugula talin lahaa inaad la xiriirta hay'adaha caafimaad "Alcohol Addiction Agencies". Hay'adahaan waxaay kaalmeeyaan dadka ay dhibaatada ka heeyso Khamriga; hay'adaha badankoodu waa lacag la'aan. Markii haddii aad ii sheegi karto waddanka aad ku nooshahay, aniga waa kuu sheegi karaa meelaha laga helo hay'adahaas. All the best and good luck. by yours sincerely.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date sidee khamrigu u dhadhamaa inantaay?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date salaama calaykum dhamaantii walaalayaa waxaan u baahnaha talo waxaan jeclahay gabar 20 jir ah oo aad iyo xurux badan laakiin dhibaatadu waa xaga familigaa oo kusaleeysan qabyaalad waa gabar cudan ah oo qurux illaahay ku baneestay laakiin qabiilkeeda ayaa ah madhibaan dhibadaa baa walaalayaal i haysata
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date assalamu alaikum warahmah, qadijo, walaalo start praying, get into the deen and trust me no matter what kinda ma'ssiyya you may be doing the salah will help you overcome it isha'allah...pray to allah (make dua')and insha'allah you'll overcome this problem you've gotta realize that there isn't a sin that allah doesn't forgive if you truly repent to him(except shirk) for he is ghafooru-ar-raheem so pls never forget the mercy of allah...but don't delay your repentence for you don't know when you'll go...you really don't wanna die in the state you're currently in may allah forbid that, so pls sister start while you're healthy and alive...hey if you're around ppl that do drink then pls get away from them for they'd only hold you down walaasha...i don't think it makes a difference whether you're male or female "drunk" it's still dambi so i don't see why you turned onthe sister when you found out that it was a "she" and not a "he"... lol@hebel&ciiseRooti you guys are silly...leave the poor girl alone well for anyone i've offended pls forgive me for i didn't mean any harm wassalamu alaikum warahmah your sister in islam muslimah
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO: QAMROOLIISATO WAXAA LAJOOGAA QARNI NAAGAHII QAMRO CABIS BILAABEEN MARKA WAXAAN SHEEGO GARAN MAAYO WAAYO ADUUNYO GADOON AYAA LAGU JIRAA. QADIIJO WALAAL WAXAAN ILAAH KAAGA BARYAYAA IN UU KAAMA DOOBEEYO WAAYO ANIGU KUGULO YAABI MAAYO SABABTO OO AH BINIAADAN AYAAD TAHAY.
|