Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Waxaan ahay nin doonahaya inuu guursado baqanaayana
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiraxman

Unrecorded Date
Assalaamu caleykum warax matullaahi wabarakaatuhu
Walaal waxaan ahay yar da,diisu tahay 23 u soo socdana mareykanka marka waxaan is iri dhulkaas guur la, aan kuma wanaagsana ee iska guurso haddii aad tagdo dhibka i heysdo waxaa weeye waxaan maqalnaa iney dumarkii sidii hore aheyn marka lajoogo mareykanka marka maxaad iga dhihi laheydeen