We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date waxaan ahay gabar soomaliyeed oo 28 sano jirta waxaan jeclahay wiil iga yar saddex sano , hadana dadka oo dhan og yihiin ani iyo isagana waa is ognahay inuu iga yar yahay marka walaalayaal wiilku waa wiil aad u fiican oo u dhaqma sidii inii iga weyn yahay , laakiin soomalidu hadii aad nin ka yar guursato hadhow waxaan ka baqaa inuu reerkooda amaba dadka ku dhahaan naag ka weyn buu guursaday oo isagii shaki galo oo uu iila dhaqmo sidii nin anoo u baahan ii miciinay bal ila taliya ma iskaga haraa mise waa iska guursadaa
|
| | Unrecorded Date Walaal waan ku salaamay, Kadib Iska guurso wiilka madaama aad jeceeshay!! Nafisa
|
| | Unrecorded Date Ambiya Horta jacaylku wax wayni ama yaraan ku xidhan maaha, mida kale hadii jacaylku kaa dhabyahay waa inaad meel marisaa oo aad guursataa wiilka. aniga waxaan jiraa 19 sano waxaan qabaa gabadh iga wayn 12sano oowaa 31sano jir waan jecelahay aad iyo add iyaduna sidoo kale november last year waxaa noo dhashay laba gabdhood oo mataano ah, thanks god and my lovely wife alxamdulilaah we enjoy our beautful life. markaa walaal waxaan kugula talin lahaa cidna ha dhegeysan ee guurso inkasta oo ay isaga ku xidhanthay, balse waxaan ku odhan lahaa ha sii daynin jacaylka
|
| | Unrecorded Date ambiya kheyr aa sheegti taas cilad ma u arko ee wiilka dhabta ku haay macaanta kheyr alaha kusiiye weynoow. guuloow ilaahoow wax lagaa baryo lagaama waaye gabartaa ambiya eh roob ka keen.
|
| | Unrecorded Date AMBIYA Hadaa is jeceshihiin adiga iyo wiilku waa is guursan kartaan.Dembi ma aha marka xaga diinta la eego.Anigu waxaan jiraa 24 waxaanan qabaa gabadh 31 jirta.sidaa isu jeceshihiin ayay ku xidhan tahay.AGE waxba ma leh. nabadeey
|
| | Unrecorded Date to dhamaan walaalha somaliyeed ee i siiyey waqtigooda qaaliga ah waxaan idin leeyahay waa mahadsan tihiin . wiilka waa is jecelnahay anigana hada dhib weyn iguma hatso laakiin waxaan aqaan dadka soomaliyeed oo aan ka dhalanay oo hadhow i dhihi nin ka yar bay guursatay ama reerkooda oo isga ceeb uga dhigaya oo dhahaya maxaa naagta kaa weyn kuu geeyey laakiin si kastaba ha ahaatee waxay u eg tahay inaan jeceelkeena iyo wadnaheena raacayno isaga wax dhib ah oo ay ku hayso ma jirto hada anuu ila yaba markaan dhaho waa dhibsanayaa oo wuxuu u arkaa in ay macno samayn qofka dadiisa laakiin waxgaradkiisa iyo caqligiisa ay muhiim tahay . ambiyo
|
| | Unrecorded Date To: Ambiya Walaal waan kusalaamay marka hore Walaaleey waxa aan ku oran lahaa anigu wakhti badan sii inta aydaan isguursanin inankaas, oo lasocodsiiya waalidkiis, hadii ay waalidkiis raali kayihiin dhamaysta hawsha, hana kabaqina aray ruux bini aadmi ah kasoo baxay, kawata dantii. Lana soco wax ceeb ah oo kujirta in aad guursato wiil kaa yaar majito. Malga yaabaa dad inaga caqli badan, inaga sharaf badan, inaga xaraga badan, oo walibana inaga mutacalimsan in ay inooga horeeyeen arintan? sida qaar kamid ah (Nabiyadii Nabad galiyo iyo naxariis eebi korkooda ha ahaatee). Marka waxa aan ku oran lahaa kutalaabso wanaaga. Alaah kuu fududeeyo wixii kharku kujiro.
|
| | Unrecorded Date Waan ku sallamy Ambiya Abaayo arintan ku heysata waa mid xanuun leh. Sida oow yiri Indhacaro arintan waa mid hore u jirtay. Arintan xanuunka ey kugu heydo oo kale ayeey wiilkana ku heydaa. TAA HA ILAAWIN. Arintan anigaba wey igu dhacday xanuunkeedana waan ogahay. Gabar Somali ah oow iga weyn ayaan jeclaaday. Ayada waxey jirtaa 25 anigana 19 sano. Marka fadlan Ambiya dadka wax ma garadka ah hadalkooda dhag ha u dhigin. Wadnahaaga iyo maankaaga kaasho.Abaayo hadii ow wiilka fiicanyahay isaga nasiibso aan ku dhihi lahaa. TAA GADIB MEEQA SANO AYAA NIN 80 JIRO GABAR 18 JIRTO GUURSAN JIRAY?
|
| | Unrecorded Date AMBIYA... Intuusan kaa kudin KOOL-KOOLI PEACE TROUBLEGIRL
|
| | Unrecorded Date adi troubel girl ma inaa ani wadnaha i gysaa rabtaa saaxiibay maxaa waaye kudowgaa sheegi ana waxaanba is lahaa xariifka isla dhintee oo nurse home ha la idin wada geeyo . ma koolkoolinayo hadii uu hadhow kudayo .
|
| | Unrecorded Date To ambiya. Naa kurey ababis ayaad tahay,dhaylo jecel ayaad tahay,eecaruurta kaa yaryar amaanka ugu dadaal islaantaadan cimrigeedii liqday...hoogtey wiilka kaa yar sideed odhan? ma naaskaad jaqsiin?naa xishooyoo waxisku fal..ilaahey xuskii way ku soo indho adagtahay inay wiil ka yar guursato. peace and luv.
|
| | Unrecorded Date qumayo magacaaga aaba igu filan . wiilka iga yar waxaan u malaynaa inuusan ku jirin waqti naas la shaqsiiyo oo uu yahay mid maskax iyo jir ahaanba u korsan , yaraantana kuma dhihin 10 sano aan ka weynahay ee waa sanado aan badnayn . ani hadaan ilaawo soomaali fikradeeda ama dadka gadaal ka gaarka ah oo adoo kale ah ma u malaynayo inaan wax ceeb ah sameeyey diin ahaan iyo naftayda ahaanba . keliya waxaan rabay inaan arko waxa aybsoomaalidu ka qabaan ee ani goaanka aan gaarayo qumayo adi kama jawaabi kartid hadii aad sabab ii haysid aad leedahay ma guursan kartid oo macno leh waa ii sheegi kartaa hadii kalese qumayo nimada meesha kala bax.
|
| | Unrecorded Date Waan idin salaamay Ambiya iyo qumayo Qumayo abaayo aad iyo aad baad u qaldan tahay, sababtoo ah Wiil ama gabar kaa yar in aad guursatid diin iyo sharci diidaya ma jiro aduunka. Marki aad 3 sano kala yar tihiina waa wax iska caadi ah oo maalinkasto dhacaan. Qumayo Adiga Expert matihid marka saa daraadeed iska aamus. Ambiya abaayo mar labaad salaan iga gudoon. Ambiya dadkaan hadalkooda iska ilaaw ee MASKAXDAADA IYO WADNAHAAG KAASHO take care Ambiya Xidiga@hotmail.com
|
| | Unrecorded Date AMBIYA: LAA !!!! 3 LEEYAA?? . SAQIIR SUUJI AAN KU DHAHAY DABAAL YAAY
|
| | Unrecorded Date AMBIYAA Waxaaan kaaga wadaa saaxiib,Ragga hadaan la dhaqaaleyn wey tagaayaan xoolaha camal ee kool-kooli sista TG
|
| | Unrecorded Date To TG Maxaa tiri ku soo celi, RAGGA WAA XOOLO OO KALE? Macalimada cashirkaas kuu soo dhigtay tumeey eheed? Oh I get it, you are looking for trouble TG TG EEBE waxoow abuurey xeywaan, jinni iyo insi. Anigana waxeey ila tahay ragga in eey insaaka ka midyihiin. Xidig
|
| | Unrecorded Date Don't worry girl you will have more fun. I remenber when I was 23 ,I was a F**** machine and still the same. Have fun lucky girl. Mr G
|
| | Unrecorded Date Don't worry girl you will have more fun. I remenber when I was 23 ,I was a F**** machine and still the same. Have fun lucky girl. Mr G
|
| | Unrecorded Date Don't worry girl you will have more fun. I remenber when I was 23 ,I was a F**** machine and still the same. Have fun lucky girl. Mr G
|
| | Unrecorded Date I just can't figure out the difference between 25 and 28. I mean, I see no difference unless he is crippled or something of that sort. CiiseRooti
|
| | Unrecorded Date Ambiya age is important factor.
|
| | Unrecorded Date Ambiyo waxaan kugula talin lahaa in aad ka fikirto waxaad gaygaan ka wayn tahay 1095 maalmood iyo saacado...ka fikir taas iina soo sheeg waxaan taas ka samayn lahayn? Anigana waxaan halkaan diyaar kugula ahay waano iyo warbiximo la xiriira da'da. Xasuuso mar kasta in gabdhaha maryooleyda ay da'da aad ku jirto marka ay ku jiraan, waxay mar kasta sameeyaan waxay da'dooda ka gooyaan minimum.3sanno oo kale.
|
| | Unrecorded Date to dr age oo hada ma waxaa i leedahay iskaba goy saddexdaa sano oo iska dgig inaa 25 jirto. taa ma samayn karo waayo ani iyo wiilka waa is ognahay mana rabo inaan been guri ku dhiso. waase mahadsan tahay. waxaan arintaa weydiiyey mam kala hadlay dad badan oo aan soomali ahayn oo aan isku skool dhigano qofkaan u sheegana wuxuu i dhahaa oo maxaa dhib ah oo ku jira . soomaliduse waxaad moodaa inuu aad muhiim igu yahay inay gabadhu ka yartahay wiilka. waxaan goaan gaaray inaan wiilka iska guursado waayo waa is jecelnahay isgana anuu ila yaabaa markaan dhaho waa kaa weynahay oo sidaa darteed waxaan ka baqaa inuu xiriirkeena sii socon waayo. maxaa looga baraarugi waayey markii odayaasha lixdan jiradad ah ay gabdhaha 16 jira guursan jireen halkaa waxaan ka arkaa inuu wadnku ahaa wadan uu dhaqankiisu ku salaysan yahay waxaa ninka uu rabo ama raaxo gelinayaa. nabadeey
|
| | Unrecorded Date to ambiyo walaal salaan kadib ani waxaan u arkaa caadi TALO AYAAN KU SIINAYAA!!! naagaha wayweyn waa cajislayaa xitaa cunto kariska way kacajisaan weyna wareeg badan yihiin WAYNA HADAL BADEN YIHIIN ee bal is giiji OO HA WAREEGIN CUNTO MACAANE KARI hadii waa lagu furi doonaa
|
| | Unrecorded Date to ambiyo walaal salaan kadib ani waxaan u arkaa caadi TALO AYAAN KU SIINAYAA!!! naagaha wayweyn waa cajislayaa xitaa cunto kariska way kacajisaan weyna wareeg badan yihiin WAYNA HADAL BADEN YIHIIN ee bal is giiji OO HA WAREEGIN CARUURTAADANA KA WAR HAAY CUNTO MACAANE KARI hadii waa lagu furi doonaa INTAA HOOYADAY AYAAN ISOO SHEEGTAY 1996KII
|
| | Unrecorded Date Walaal Anbiya! Aniga kuma dhihin da'daada wax ka jar. Haddii adiga iyo wadaygaa aad heshiis ku tihiin in aad isku dhamaataan...is guursataan. Iska ilow waxa ay dadka kale ku dhihi doonaan. Xasuuso waligaa:-Be your self no, matter what they say. Good luck.
|
| | Unrecorded Date walaal hadii uu kuqanciyay dhinackasta ma aha inaad dad way diiso ee meesha wax ayaa kujira taas oo ah . su,aal hadii aad malabrabto inaad cunto ama wax macaan oo aad carabka saarto qaybtiisa hore horay ayaad ka dareemaysaa waxaasi inay macaanyihiin. lakiin hadii aad dalqada gayo adigoon carabka hore kutaaban ma'dareemayso waxaasi inay macaan yihiin iyo in kale? hadii aad kusoo noqdo gabadha su'aasha dhiibatay walaal ragu waa is kumid ama ha wax waynaado ama ha wax yaraado?!!!!! walaal guurso hadii aadkaheshay hadii kalena raaso waxaad raadsanayso oo dalqadagee walaahi inaadan dhadhaminayn.ee waxa yar ayaa macaaan.
|
| | Unrecorded Date BY IDIL ILKACAS 5/16/00 TO ANBITA WALAAL WAAD SALAAMAN TAHAY DEE SALAAN KADIBNA SOOMAALIDU WAR BADANAA WAR YAAREHEEN MAXAAD LEEDIHIIN DEE MANABIGII BAAD KA FIICAN TIHIIN ISAGUBA 25 SANO BUU AHAA MARKUU KHADIIJA OO 40 TAN JIRTA UU GUUR SANAYEE ALAAHU MASALIN WASALIN WARYAAREHEEN DEE INANTU TALAY RAB TAAYE TALA WANAAGSAN SIIYA WAAMAXAY CUNTO MACAAN U KARIYA NAA MA XOOLAA MAXAAD RAGA MEEL UGA DHACAY SAA NAAYEE ANBIYA MADAA WAXBA KA WAYN NAA SOOMAALIDA CUSUB YAY KU WAALINE WIILKA GUURSAOO WALIBA WAALOO NAAYAA DEE MAXAA KAAGALAY WAA RIDKII GAW MIYAAD SAQRAAN SANTAHAY NAA NAAS LA TAABTAY IYO MID LADHUUQAY UKALA MACAAN RAGAEE KABUL DHAHOO GUURSO INANKA WAAMAXAY TALADA KALEED DOONI DEE SIDAA IYO NABAD GALYO WALAALO DEE ISKA RAW TALADA SOOMAALIDA WAAXAYDEE DEE WAA ILKA CAS OO KU LAH DEE NASIIB WANAAGSAN DEE HAL KAAD KU DAN BAYSANA DEE SOO SHEEG WAAXAY WAAN BAQI NAADEE WAXAA WAALAGA SOCDAY INA ABTI ALA NAA GOOR MAY AHAYD WAXAAD KA HADLI NAA GUURSO WALAALO DEE NABADAY WWA YARA KULUL LAADAYE
|
| | Unrecorded Date IMAN ABAAYO WAXAN KUU DHIHILAHAA ISKA GUURSO WIILKA HADAAD IIS JACEESHIHIIN . EE DADA WAA LABAR !!!
|
| | Saturday, October 21, 2000 - 11:06 am Ambiya horta waxaan filayaa inaad heshay codkii aad rabtay maadaamaa arintaada aad nasoo dhex dhegtay hadaba fiiri arintu halka ay ubadantahay jacaylkaagana meel mari waxaan kale oo rabaa inaan ku xasuusiyo NABIYULAAHI MOHAMED NNKH guurkiisii ugu horeyey waxa uu kabilaabay Khadiija Bint khuwayl oo sida aad la socotaba ka waynayd marka abaayo waxba ha u arag dhib ah waaba arin deenteenu meel fiican ka istaagtay mar hore waxaan idin leeyahay qoys islaama oo soomaaliyeed oo nagu soo kordhay baad tihiin marka walaaca dhaaf
|
| | Monday, October 23, 2000 - 03:31 am to anbiya ala maxaad cunugyar oo hooyadii iskuul usoo dirsatay bdhtanka ufariisatay ood kili kilada gashatay naa ma waxaad weydey mid kula fil ah oo naqas kaaga iska celiya hadiise aad tahay dhaylo jecel saw beriba markaad kan yar muudsato soo tufi maysid oo midkale oo hooyadii ku tacab beeshay hadana maraqsanmaysid naa ale ku doori oo fur iyo xanjo lagu geli is leefee caruuraha islaameed iskadaa oo haku neefsan.hoogtay hoogtay.
|
| | Friday, January 05, 2001 - 04:25 pm TO AMBIYO WALAAL WAXAAD MOODAA INAY AY DIINTE KUGU YARTAHAY ADIGA IYO KUWA KALE EE KULA TALINAAY, SIDA AAD LASOCTO NABIGII SALEETU WASALAAM WUXUU QAYBAY NAAG KAWAYN UU XOOLAHA U RAACIJIRAY MARKUU YARAA, MARKAA WALAAL HADII ADIGA IYO WILL KA AAD SHEEGAYSIDAA ARINTU DHABTAY OO AAD IS JECESHEHIIN IS GUURSADA WAX GUUR KA QEERBADANA OO DHALIN YARO SAMYSO MAJIRT, WAXAAN ILAAHAY IDINKAGA BARYAYAA KU WII KUWAARA NOLOSHA IN UU IDINKA DHIYO OO AAD FARAXAD KU NOOLAA TAAN WAA HADII DAACAD LA ISKUYAHAY SIDAAS IYO NABAD GALO SOOMAALIYEEE . LOVE=DAACAD HAPPENS=ISFAHAN PEACE=XUSHMAD SADEXDAAS ILAALI WALAAL
|
| | Saturday, January 06, 2001 - 06:26 am meeqa sano aa idiin dhaxeysa nacam kaa yar yahey?
|
| | Thursday, January 18, 2001 - 02:28 am walaal marka aan aqristey qormadaada waan fahmey waana waxdhici kara walaal waxaan kuugu talinayaa in aad wax la qaybsato inanka aad sheegaysid sabab too ah erayga jeceyl ayaa wax walba ka weyn walaal hadii aad isfahamteen wixiina dhamaysta sababtoo ah idnka da diina wax farqi oo u dhaxeeya ma jiraan.
|