    Ayaan daran | Unrecorded Date Salaama calaykum kuligiin Walaalayaal waxaa i haysata dhib aanan garanayn siduu iigu dhacay! waxaa dhacday in aan bartay nin Soomaali ah anigoo dhibaataysan, aan is guursano buu igu dhahay maalintii iigu horaesay, waxaan dhahay aan is barano waayo ma aqaan waxaad tahay ee uyara kaadi, kadib waxaa igu dhalatay iska guurso, waayo dhibaato baa i haysatay waxaana is iri waa nin wax fiican raba haduu ku waydiistay guur. Laakiin wuxuu bilaabay in uu gacan igal bixi waayo oo uu isku dayo inuu i taabto,etc. Kadib markaan arkay inuu ninlii rabo sino, baan si toos ah u iri walaal maxaad iga rabtaa? hadaad guur rabto i guurso wax aan kaa rabo ma jirto aan ka ahayn in aad aabahay la hadasho. Ninkii aan is barano walaal waayo diyaar uma ihi guur buu yiri. Waayahay baan iri waayo xaq buu u leeyahay. waxaa dhacday in uu ninkii si qasab ah iigu tagay oo aanan raali ka ahayn.uur baan yeeshay , markaan u sheegayna wuxuu i yiri what u want, ma inaan ku meheriyo, ma rabo ilmo iyo aabo aabo, iska soo rid ii sheega maxaan sameeyaa. walaalkii baan u sheegay wuxuuna yiri waxba kama qaban karee iska ilow oo noloshaada wado. waan soo riday ilmihii oo abortion baan sameeyay waayo xal kale ma aanan haysan, oo awalba dhib aduunyo kuuma dhina baan is lahaa. Hada waxaa i haysta ilmahaygii waan dilay oo ilmo markaan arkaba ma eegi karo calool xumo iyo cabsida ALLE. Nin soomaali ahna ma guursan karo oo virgin ma ahi any more. inaan guursado nin cadaan ah baa rabaa ee ila taliya oo aan muslin ahayn, waayo choice kale ma haysto |
    hussein abdullahi | Unrecorded Date walaal waan ka xumahay waxa kugu dhacay waxaad sameysay labo khalad marka koowaad waxaad isu dhiibtay nin aadan isku hubin,marka labaadna waxaad sameysay abortion. abaayo waxaad ogsoonaataa in towbada ilaahay ay furan tahay wakhti walba oo ilaahay uu kuu danbi dhaafi karo haddi aad waydiiso danbi dhaaf si daacadi ku jirto,sidaa owgeed ilaahay danbi dhaaf waydiiso adigoo culumada diinta la tashanaya. tan labaad abaayo aniga aragtidayda guur nin aan muslin ahayn kula dhaqan ahayn, kulana midab ahayn maslaxo kuuma aha ee isku day inaad nolol cusub abuurto calafkaada sugto noloshaadana horey u mari ogsoonow mar walba noloshu way socotaa. guul iyo nolol farxad leh ayaan kuu rajeynayaa. |
    zamia | Unrecorded Date aad aan uga xumahay arinta ku haysata ,laakiin macaan wax aadan isu geysan kuguma dhicin waayo qof xoog kuugu tegi kara ma jiro hadii ay dhacdana jeel kama soo sokeeyeen . nimankuna waa jin oo hadaandan iska celin oo yac dhihin saas bay wada rabaan inay gabdhaha gabarnimadooda u dhaawacaan hadhowna dhahaan naa gabar ma tihid . tan kale ilmahaaga inaa iska soo rido ma ahayn oo ilaahay denbi dhaaf inaa eydiisatao aa laguu qaatay hada iyo dan wixii dhacay dhacee maxaa qabataa aa muhiim ah . walaal ma intaa intaasoo qalad ah gashay baa rabtaa inaa qalad kale ku saxdid waayo hadaa gaal guurasato naxariista rabi waa ka sii dheeraan oo ogow in la inoo banayn inaan gaal guursano . macaan waxaan ku dhihi lahaa isga guur meeshaa degan tahay oo deg magaalo aan lagaa aqoon oo aan laga ogayn arimahaaga dhisana nolol cusub waadna helin nin ku jecel oo soomali, muslim ah . gabarnimadana macno maleh oo gabdho badan oo gabrnimadoodii lumiyey baa hdadna la guursadaa . ilaahay ha kuu dembi dhaafo hana ku garab galo amiin |
    kadra | Unrecorded Date Wallaal gacan kaa xoog badan baa kugu xag gudubtey oo wuu ku kufsadey ilaahey baana taa kala xisaabtamaya! xaga ilmahana wallaal ilaahey waa QAFUURU RAXIIM markaas inshalah wuu kuu denbi dhaafi ee u toobad keen. Ha ka qancin nin soomaaliyeed waxaad heli inshalah mid cilmi maadi iyo mid diineed isku darsadey oo support ku siinaya dhibaatadaas ku soo martey markuu shaqsinimadaada darso ee walaal niyada ha xumayn ilaahey isku xir iminka laga bilaabana is jir gaal iyo xaaraana ka dheeroow hadaad samirtid wax kheyr leh baad heli. Inshalah ilaahey garabkaaga ha galo guilty feeling ka kugu beeran markaad ilmo yar aragtana laabtaada ha ka sifeeyo . walaashaa kadra. |
    hussein | Unrecorded Date Abaayo waad salaaman tahay salaan ka dib waxaan kuu sheegayaa noloshu inay tahay mid noocyo badan oo aad la kulmayso wakhtiyo farxad badan iyo wakhtiyo qaraar laakiin wax walba waxaa looga gudbaa samir,dulqaad iyo alla talo saarasho. hada waxaan kugula talin lahaa 1-marka hore samir oo ogsoonow in dhibaatadan ku haysata rabi uu kuu fududayn karo waxaad ku haminaysana(guur cusub)uu ku siin karo. 2-tan labaad sida ay saamiya kuu sheegtay waa arin fiican inaad ka guurto magaalada aad hada degan tahay haddii aad ka guuri karto si aad u ilowdo deegaankaas iyo aragtida danbiilihii noloshaada burburiyay oo aad u guurto magaalo kale si aad u barato bulsho cusub isla markaana aad u abuurto nolol cusub oo farxad leh. abaayo waxaan kaaga digayaa inaadan noloshaada dib u sii burburinin waayo hada waxaad u baahan tahay inaad noloshaada dib u saxdo ee uma baahnid inaad sii burburiso oo aad nin cadaan ah oo aan muslim ahayn aad guursatid.tan virgin-kana ma hor istaagi karto guurkaada danbe xusuunow in kuwo caruur laba iyo saddexba leh la guursado marka just ku dhaqaaq sidaad noloshaada bog cusub ugu furi lahayd iskuna day inaad ilowdo wixii dhacay waayo ma soo noqonayaan. |
    hussein | Unrecorded Date to:samiya inaad raga wada eedayso waxaa ka fiicnaan lahayd inaad talo siiso gabadhan dulmanaha ah ee talada ku waydiisatay. ogsoonowna inaysan farahaadaba aysan sinayn take it easy peace. |
    TILBURG /HOLLAND | Unrecorded Date ABAAYO,,,,WAXAAD LA KULANTEY MID NACAS AH ,,,,(WAA NASIIB KA OO XUMAADEY),ABORTION BAA YIMID ,YOU CANT TURN BACK TIME,,,, LAAAKIIIN FIKRADA AH NIN IMA DOONAYO WAAYO BIKRO MA IHI WAA WAX KAMA JIRAANE MASKAXDAADA KA SAAR ,,,WALAAHI ,RAGU WUU SHEEKEYSTAA WAXAANA MAQALAA OO ANIGUBA KU JIRAA IN AYAN RABIN BA GABAR BIKRO AH ,,,GALMO RAAXO LEH WAA GAROOB BAAAN DHAHNAA HADIISE AYTA DHACDEY,,NIN SOOMALI AH WAA BUX DOONAYANA QOF NOOCAAGA O KALE AH ,,,TRY YOUR BEST LAAKIIN WAX WALBA OOD SAMEYSO,,,,,,,,,,,,,NIN CADAAN AH AMA GAALO AH JAWAAB MA AHA,,,, WAYOO WAA JINSI KA BAX ,,KALIGAA KU FAQOOQYSA ILAA AAD KU NOOSHAHAY ADUUNKA ,,ILMO AAN GARANEYN RACE KOODA,,,,,,,,,,NIN CADANANANA WUUBA KU SOO LAADI HADAANA WUXUU RABO SAMEYN ,,MARKAANA,,,WAA ADI IYO KALIGAA IYO CARUUR BILA JINSI AH ,,, NACASKII HORE EE SOOMALIGA AHAA HADUU AGTAADA DEGAN YAHAYNA KA GUUR MEESHAAA BILOW NOLOL CUSUB MEEL CUSUB IYO ATTITUDE CUSUB ,,,,,,,,,REMEMBER ,,,GALMO RAAXO LEH GAROOBAA LED .............YOU DONT HAVE TO BE VIRGIN TO GET MARRIED TO YOUR SOMALI BROTHERS,,,,,,,,,,,THAT IS OLD FASHIONED HABIT IT DONT WORK NO MORE,,,,, |
    Muriidi | Unrecorded Date Naa ayaandaran, Markaad raaxeysatay ayaad na leedahay waa la i xoogay. Haddaad gabar ahayd, ma hal mar oo qasab iyo camcamis ah ayaad ku weyday gabarnimadaadii ood welibana uur ku qaaday, maxaadse u dacweyn weyday haddii arrin jirta tahay?. OK kaba soo qaad inay dhacday, yaa ku yiri gabar haddii aysan bikro ahayn Somalidu ma guursato? Timir laf baa ku jirta anigu sheekadaada ma fahmin ee saxib soo balballari. |
    Ayaandaran | Unrecorded Date To mr Muriidi Walaal ma aan raaxaysan, gabarna waan ahaa oo ninkii igu sameeyayba wuxuu i dhahay been baad ii sheegi mindhaa oo meel wax kaa galaanba ma jiraane, ILAAH baana uurka keena, waayo markaan dhakhtarka tagey maan is lahayn uur baad leedahay, ee caloosha inteeda hoose baa i xanuunaysay, xumadna way ihaysay, laakiin maan moodayn inay isku wax yihiin, xumada waxaan is lahaa hargab baa ku soo haya. Markii la igu dhahay uur baad leedahayna waxaan dhahay suurto gal ma aha oo anba in uur sidaa lagu qaado maan u maleyney, waa lagu celiyay jeekinkii, wwana run baa la i dhahay. Ta kale ee ah maxaad u dacwayn weyday, walaal ta ay ii geysanayso baa ka badan, qofna ima oga hada aan aniga iyo asaga iyo wuxuu u sheegay mindhaa, haduu meelaha kaga faano, iyo walaalkii oo aanan u sheegin uurka iyo wax kaleba in uu ixumeeyay mooyaane, waayo waan ka xishooday laakiin in dhib i haysto wuu arkayay oo waan ooyaayay, laakiin ima uu keyr gareyn, oo waxba kama qaban karee iska samir oo noloshaada wado buu igu yiri. Ka waran hadaan dacweeyo oo soomaalidu u fakaraan sidaada, intay raaxaysatay bay ninkii ku dhagdhageysaa,etc. Nin sommali ah waxaan u iri ma guursan karo ma ah a wuu i soo eryi ee waxaan ka baqaayaa imbareska, waayo inaan sharmuuto ahaa iyo in wax igu dhacay run yihiin siduu ku aamini.Xataa haduu i aamino anaa mar kasta is dhahaaya ninkan maxaad la tahay, ee ma aha ma helayo, kuwo badan oo i raba way joogaan, laakiin maxa ka danbayn, anigaa isku kalsoonayn waxaan kala kulmi lahaaba. Walaal waxaan kaloo kuu sheegi NAA AYAAN DARAN IYO DAAC DAACSIGU kuma fiicna dadka dhibaataysan, oo markaad qof dhibaatayasan aragto ama maqasho ,inay kugu dhici karto adigaba xasuuso waayo kama aad fiicnid, qofka dhibaataysana lama eedeeyo oo haduu xataa sasata dhibkiisa ahaa, ma uusan dalban in la dhibaateeyo. iga raali ahow hadaan wax xun ku dhahay, inaan sharaxo baan isku dayey sidaad iga soo codsatay, inkastoo aysan suurto gal ahayn in lagu sharaxo halkan, waa sheeko dheer. Walaalayaal waad mahadsantihiin intiina kale,kheyr ALLE ha idiinku badalo taladiina wanaagsan. |
    hussein | Unrecorded Date to: muriidi macalinka gabadha ka dhaaf digashada iyo hadalada aan ku habooneyn in lagu dhaho qof dhibaataysan,mida kale ogsoonow in walaashaaba masiibadan oo kale ay qabsan karto. hadaad talo hayso u soo bandhig gabadhan dhibaataysan. raali ahow hadaad hadalo ku damqay iri. to:ayaan daran abaayo waxaad isku daydaa inaad noqoto qof si karti leh u xalin kara dhibaatooyinka nolosha. cuqdada iska saar,naftana u sheeg in bani,aadamka uu khaldami karo laakiin lagu kala fiican yahay xalinta mashaakilaadka marka horay u soco gadaal ha ku mashquulin. hadaad wiil baratana u sheeg waxa ku qabsaday waayo sawir xun ayuu kaa qaadan karaa hadduu meel kale ka soo maqlo oo aad ka qariso waayo daacadnimada ayaa ka wanaagsan khiyaanada. kheyr baan kuu rajeynayaa. |
    Anonymous | Unrecorded Date asalamu alaykum sister aad baan uga xumahay waxa kugu dhacay, iyo ilma dilkooda, it's not too late wax kabadal noloshaada laxiriir baro saaxiibo wan wanaagsan laxirir local masjidkaaga ilaahay utoobadkeen mustqabal badan baa horeeya, ogsoonow waxa add samaysay in ay tahay danbi wayn haquusan ilaahay majecla daka rahmdiisa kaquusta danbi kasta ilaahay waa dhaafaa ilaa gaalnimda mooyaane, maskaxdaadana kasaar qofna iguursan mayo caoz virgin ma ahi, rag badan ayaa jira oo aan kala jeclayn, qalbigaaga ha xumayn, niyada kheyr u sheeg, ha liaawin daka xun xun inaad kafogaatid , kaguur xaafadaad dagan tahay, deg xaafad muslimiintu ku badan yihiin, ha sheekayn pastigaaga iska ilow, waxaad ku fakarto hanoqo mustqbalkaaga saad u hagaajin lahayd, wixii intaa kabadan laxiriir local masjikaaga bilow salaada, akhri quraanka, your br in islaam London UK |
    Ahmed | Unrecorded Date aslaama calaykum. waxaan walal ka xumahay ilmha aad soo riday.waayo ilmah waa deeq ilahey ku siiyey.waa ku wa aakhir iyo aaduun kuu kargaarilahaa.laagiin waan ka calool xumaaday waax aad ku sa meeyday cunigaagi.waxaa ku khaaday talo aaduun am mid aad kaga crareesi ceeb aaduun.laagii kmafigrin mid aakhiro.waxaan ku rijeenayaa in ilahey kaag dhigo sakhiir kaa raxmday an inaad u tooba geetit ilaahey.waxaan ku dhihi lahaa in ee tagagsiimad xuntaha taas ku o goow. waxaan ku rijeenayaa in ilaahey ku siiyo nin fiican iyo olaad fiican.waligaa hakuursani nin ajanabi taa waa ika talo.waligaa hasdihi nimanga soomaaliyeed waa wada xunyihiin. waayo soomaalidu nin iyo naag waa argeesaa nin xun iyo naag xun taasi waa claf.clafn lama diidigaro aduunka ku disan.la kii waxaan ku rijeenyaa mar labaad calf fiican in ilahey ku ku aadiyo. |
    AHMED | Unrecorded Date TO AYAAN DARAN WALAAL WAXAD SUU BISAY ARIN AAD U FOOLXUN MAXAA YEELAY WAXAAD DISHAY NAF ILAAHAY ABUURTAY, MARKA IN TAASI DANBI KUUGU FILAN EE ILAAH TOOBAD WAYDIISO OO DANBI DAME HAGELIN NIN AAN MUSLIM AHAYN DUMARKA MUSLIMKA AH IN AY GUURSADAAN WAA XAARAN WAANA SINA JOOGTA AH GUURKA AAD GUURSATAA TAASINA QIIL KUU NOQON MAYSO, EE HADAAD RABTID IN AAD ILAAH U TOOBAD KEENTO OO AAD NIN SOOMALIYED OO MUSLIM AH DAD KAAGUNA HABI KU YIHIIN GUURSATO ADIGANA SHARAFTAADA DHOWRA, ANAA IN TAA AAD SHEEGTAY KUGU GUURSANAAYA HADAAD DIINTA ISLAAMKA DIYAAR U TAHY IN AAD KU DHAQANTO AAKHIRO IYO ADUUNA WANAAG KU WAARTO. SIDAAN HORAY USOO SHEEGAY HADAAD INTAA KU QANACSANTAHAY II SOO SHEEG MEEL AAN KAALA SOO XIRIIRO. WABILAAHI TOWFIIQ |
    AHMED | Unrecorded Date TO AYAAN DARAN WALAAL WAXAD SUU BISAY ARIN AAD U FOOLXUN MAXAA YEELAY WAXAAD DISHAY NAF ILAAHAY ABUURTAY, MARKA IN TAASI DANBI KUUGU FILAN EE ILAAH TOOBAD WAYDIISO OO DANBI DAME HAGELIN NIN AAN MUSLIM AHAYN DUMARKA MUSLIMKA AH IN AY GUURSADAAN WAA XAARAN WAANA SINA JOOGTA AH GUURKA AAD GUURSATAA TAASINA QIIL KUU NOQON MAYSO, EE HADAAD RABTID IN AAD ILAAH U TOOBAD KEENTO OO AAD NIN SOOMALIYED OO MUSLIM AH DAD KAAGUNA HABI KU YIHIIN GUURSATO ADIGANA SHARAFTAADA DHOWRA, ANAA IN TAA AAD SHEEGTAY KUGU GUURSANAAYA HADAAD DIINTA ISLAAMKA DIYAAR U TAHY IN AAD KU DHAQANTO AAKHIRO IYO ADUUNA WANAAG KU WAARTO. SIDAAN HORAY USOO SHEEGAY HADAAD INTAA KU QANACSANTAHAY II SOO SHEEG MEEL AAN KAALA SOO XIRIIRO. WABILAAHI TOWFIIQ |
    Sumaya | Unrecorded Date Salaama Caleykum Walaal ayaan arinta dhacaday waa arin aad u xun oo waxaad sameysa SINA, nafana waad dishey oo ah weliba ilma aad dhashey, Marka Walaalo Allaah denbiga oo dhan waa dhaafaa, Ninkii dilay 100 qofba waa loo denbi dhaafay marka Allaah u noqo oo toobad keena Bikranimada waxaa ka muhiimsan Allaah oo aad u toobakeentid weliba toobadan aadan mardabe u noqon walaalo Allaah waxaan kaa baryeynaa inuu kuu denbi dhaafo, Geedkana ilaali Nin danbe Xaaraan hakusiin. To: Somali Sister Waxaan u sheegin Walaalahyga kale ninku siduudoono ha kuu jeclaado miyaad isu dhigin, arintaasi waa nagu soo badantay markaan ninmid Wadamada Gaalada Marka Allaah aan kacbsano oo Isku xishoono. Your's Sumaya |
    RAAXO | Unrecorded Date salama alaykum naagtii siilkeeda lajoogi weyda saasaa qabsanaysa hakaa saarto six munites plaesure waakaas |
    KATARABIIL | Unrecorded Date TO: AYAAN DARAN, aad baan uga xumahay in lagu xoogay. Laakin waxaan la yaabanahay adiga xaggeed ku nooshahay, ma MAQDISHU (MAQAAYADDII KHANIISIINTA CARABTA DABABADA ISAGA FUUFUULI JIRAYN HADDANA NIMANKII FOO FOOSHA XUMAA EE INDHAHA GADGADUUDNAA EE AFWAYNE MAALINTA CAANAHA U SOO LISI JIRAY HABEENKIINA BAABUURTA DHAQI JIRTAY KADDIBNA SHABEELE KA TUUGSAN JIREEN SHALEEMADA CARIIRI MARKAY KA GASHO) miyaad ku nooshahay. Haddii aad meeshaas ku nooshay waa dhaci kartaa in lagu xoogi karo. Laakin haddi laguugu xoogay waddamada xorta ah ee sharciga leh adigana aadan wax ka qaban, ee aadan askar ugu wacin inta aadan shacwadiisa jaadka ka buuxay aadan iska dhaqin , waxaad tahay majaafo urayso oo istaaga ka xaari jirtay markay baadiyo joogtay kaddibna futtada dhulka ku xoqan jirtay si ay xaarka isaga tirtirto. Waxaad sheeganaysaa in aad bikro ahayd waxaan kuu hubaa in gabar Soomaali ah hal mar lagu furi karin. Waa cajaa ib.Midda kale xaggeed kala timid nin i aroosay oo Soomaali ah ma jiro maaddaama aadan bikro ahayn ma naag bikro ahbaaba iska yar. Majaafooyinka dhan oo toronta daggan ee dariishadda dabada ka soo taagaayo markeey marqaamaanba soo lama qabo. Adigana ku dabo yar ma waynaysid haddad siilka cuud isaga buubuufisid. Haddii kalena kaalay inta imoowoo aniga xoolaha ii raah habeenkina dhabarka iiga is istaag kaddibna aan kuugu bood boodo. |
    momo | Unrecorded Date SALAAN DHAMAANTIIN WALAASHIIS KA FIIRSO WAXAAD SAMEENEESID MARAR BADAB!!!! mida labaad ninka cadaanka aad sheegeesid ma muslin baa??? hadii ay tahay HAA ,GUURSO...MAYA haguursan haguursan haguursan,waa xaaraan... walaashiis ilaahay haku caawiyo ,ogowna in raga soomaaliyeed ay na isku mid aheeen dhamaantood asalaamu aleekum |
    Warta suuqa | Unrecorded Date Waraa Katarabiil, Dadka ha dardarin see waaye adiga, teeda kale dadki rag iyo dumarba waa baabi'isay wax sharaflehba kama aadan soo reebin, sidi annagoo hadaan soomaali nahay waxaad naga dhigtay (Khaniis & sharmuuto) dhammaan. War ninyohoow dhanka fiican ma aragtid miyaa adiga xeey tahay? |
    ahmed | Unrecorded Date Naayaa AyaanDaran: Naa hooy beenta iy belada jooji!. Waxaan caruurta looma sheegee. Seeko kale ii sheeg aniga beentaas igam gadmin anigee saaxiibeey |