    MUUSE | Unrecorded Date Walaalayaal waxaan jecelahay gabdh philipino ah mudo 2 sano ah ayaan ahayn grilfreind and boyfriend si aad ah yaan usu jecelahay waxaa dhacdey xataa in aan u kaxeeyey wadankii oo aan soo barey reerkayagii. waxaan meel dhigney in aan isguursano oo wax walba waan diyaariney, kadib waxaa dhacdey iney october last year ay car accident gashey ka dib dhabarka ayey wax ka noqotey oo waa baralays wheel-chair ayey saaranthay, noloshayadii iyo riyadayadii oo dhami mugdi yaey gashey. Gabadhii waxay leedahay hada i guurso awalba weynu isjecleyn, anigana wax ayaa iska kay badaley, waa laba daran lagu dooran sii, gabadh curyaan ah ma guursan karayo kamana tagi karayo oo meel yaa i xanuuneysa mida kale waxaan ka baqayaa iney isdisho hadaan idhaahdo kuma guursan karo. saaxibayaal tala cayn wareegtey layskuma canaantee maxaan sameeyaa. |
    smart sis. | Unrecorded Date walaalkiis salaan iga gudoon. first of all if you really loved her as you're saying now then walaalow guurso mida kale balan ayaad ka qaaday mana fiicna inaad balantaada aad ka baxdid. mida labaad I can imagine how your life is going to change if you marry her but if she's worth it then my advice to you is follow your heart and your instinct. Ilaahay jidka wanaagsan ha ku waafajiyo peace & luv. |
    Sumaya | Unrecorded Date Salaama Caleykum Dear: Muuse Walaal sidee ayaad qof aadan qabin 2 sano u wada socteen ama ugeysay reerkiiniim arintaada oo dhan waxay ku sameysan tahay xaaraan iyo Allaah ka fogaansho marka Allaah u noqo ayaan kugulatinlaa |
    Mercyrash | Unrecorded Date Dear Muse Walaalkiis waxaan ku dhihi lahaa in aad marka u danbeyso aad dhageysato wadnahaaga oo aad maskiinta guursato. Maxaa yeeley sida walaasheen Smarty, ay kuu sheegtay waa runteed balanta waa laga soo baxaa. Waxaa laga yaabaa in aad is dhahdo isaga ma aha qofka wheel-chairka kaxeyn doono. Laakiin waxaan is galinayaa xaaladaadan adag. Xasuusana Ilaahay waa naxriis badan yahay wuxuuna kuuga badlayaa qayr. Piece ja! |
    Muriidi | Unrecorded Date War Muse, Horta naagtu diintee ayay haysataa? Philipino waxaan u haystaa inay Budhist iyo Christian yihiine, horta hadday Budhist tahay adna aad Muslim tahay ha guursanin, curyaan ma ahee hadday xitaa cagaha laabato, haddii kalese arrintu waxyaabo badan oo go'aanka naga kaalmayn lahaa ayaadan noo sheegin, xaggeed joogtaa, familigiina ma adaa u maqan, kaligaa inaad bread winner noqoto ma ku dabooli kartaa baahidiina iyo ta reerkiina etc |
    Anonymous | Wednesday, June 21, 2000 - 05:25 pm IDIL ABOOWE WAXAAN KU DHIHILAHAA HADEY RUNTAHEY ARINTAA HORTA QOFTAHAKUNICIN CURYAANIMO INKASTOO DHIBAATO TAHAY, XAGA ILMAHA ,IYO WAXYAABO BADAN , EE HADAADAN RABIN OO GO,AANKU GAARTEY INAADAN KUURSAN ,OO KA BAQEYSID INEY KUDISHO WAXAAD SAMEEYSAA WADANKA AAD JOOGTO KATAG MEELKALE DAG OO KU DAG PAASABOORKALE SAAS AAN KUUGU TALILAHAA SAAD JECESHAHEY ILAAH KUYEELO AMIIN |