Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Walaalayaal ila taliya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMRAN

Unrecorded Date
WIIL AYAAN UDOONANAHAY WAXAANA IIS JECLNAHAY WIIL KALE WAX AAN SAMEEYO MAA AQAN KANA II AAN XUMEEYO MARABO KAN AAN IIS JECLNAHAY NA IN NAA XUMEEYO MARABO EE MAXAAN SAMEEYA WALAALAYAAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
abaayo waaxan ku dhihilaahay in aad labaadoda kahartiid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Manaxe

Unrecorded Date
labadaba hagaaji!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Manaxe

Unrecorded Date
labadaba hagaaji!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fahad

Unrecorded Date
saxibay labadaba ha luggoynin ee kan aad u doonan tahay raac kaas ayaad ballamisaye midka kalena u sheeg in aad u doonan tahay wiil diintu waxay qabtaa in gabar uu qof muslim ahi ku jiro oo u doonan in uusan mid kale shukansan adigana mahmah waxaa jirta leh"qulilxaqqa walowkaana muran"ama runta rabiyaa kugu jecel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yasir

Unrecorded Date
qof yahay gar laba qof kama wada qosliso xaqna waxaa kugu leh kan aad u doonan tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abuukar

Sunday, September 03, 2000 - 01:57 am
abaayo lakiin weey fiican tahay in lagula taliyee
su'aal ayaa ka horeeysa taaso ahi wiil kaad u doonan tahay dhab ahaantii miyaad jeceshahay.
hadii eey tahay (haaa) waa in aad raacadid isaga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BEYDAN

Wednesday, September 06, 2000 - 11:36 pm
TO AMRAN
abaayo ninka ma reerkiina ku siiyay misse adigaa
kee saday intuuna ku soo doonin.
haddii aad adigu keen satay markii hore waad gar daran tahay inaad ragkale shukaansato adigoo qof
balan iyo axdika qaaday .haddiise reerkiina kusiiyay waxaa orankartaaiga raali ahaada oo ma doonayo wiilkaan aad iisoo aragteen.marwalbaba
waxaan kugula talinayaa naftaada haqiyaamin adiga
ayaa ogkan naftaada uroon misse ay jecashahay.....
LAAKIIN OGOW JECAYLKU WALIIGIIS MASOCONAAYO KII
ROON RABAA OGE ILAAHAY HAKUU NAXARIISTO WALIIDKANA
OGOW WAXFIICAN UNBAY KULA RABAAN.nasiib wanaagsan
BEYDAN............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamac

Sunday, September 17, 2000 - 12:58 pm
Amran marka hore waad salaamantahay tan xigta waxaan ku odhan lahaa oo rayiga saxa ah oo aan ku sheegi kara waxa waye. Labada nin aad la soctid ka har anigaba taas la mid ah baa i haysata ee labadeena inoo wada bilow jecel cusub. Taladaas ayaa wax walba dhameen.

Nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Saturday, September 30, 2000 - 05:44 am
TO; Amran

abaayo aniga waxay ila tahay inaad jacaylka ilaali sid, niyadaada qofkay jeceshahay ood ogtahay dabeecadiisa iyo dhaqan kiisa kaas ayaan kugula talin lahaa
sida roona illaah baa og

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adam

Saturday, September 30, 2000 - 11:53 am
Abaayo marka hore waadsalaamantahay salaan ka bacdi waxaan kugula talinlahaa inaad doratid ninka aad jecashahay sababtoo ah jacaylku waa ku siiheynayaa hadii xataa aad racdo ninka aadudoonantahay ninkaguna waa uu kamaseyraya sababtoo ah waxaad marwalba xusuusanasaa ninkaad jecley. sababta kale ninka aad jeceshay waa nin aadkaheshey sidookale isna kulahaya ee jaceylkaga hakuciyaarin eesiiwad.


Prince Adam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fuaad

Monday, October 02, 2000 - 12:00 am
to amran

walaal marka hore waad salaaman tahay,waxaanan kugula talin lahaa hadii ninka reerkiinu kuu doonay waa arin fudud oo waxaad kala xaali kartaa reerkiina una sheegi kartaa in qofka wax kaleba lagu qasbi karo balse guurku uuyahay mid kuxidhan shaqsiga ay khuseyso lana soo dhaafay waqtigii jahliga ahaa ee dadka sanka layska gelin jiray taas oo keeni jirtay guri burbur iyo dhibaatooyin badan,niyaduna meeshay rabtuunbaa lagu nasin karaa.
hadiise aad adigu ninka laheshiisay hakaga bixin waana denbi iyo nafsi aan kaa hadhayn ee iska calafso oo naftaadana samirsii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warfa

Monday, October 02, 2000 - 06:23 am
ugu horany waan ku salaamay marka labaad hadaad doonayso inaad xaqa sugto oodan xad gudbin markii hore goaankaadii aad ku yeeshay kan hore ku adkayso hadii kae ood ka tagto kii hore kana bari ayaad ka tagi doontaa sidaas ayaan ku oran lahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QADAR

Monday, October 02, 2000 - 12:59 pm
abaayo waxaan anigu ku oran lahaa,qalbigaagu midkuu kuqanacsanyahay raac ee guurso sababtoo ah qof aadan jeclayn sidee guur ugu hawaysataa,cidiina usheeg lana tasho walaashiis,sababtoo ah mafiicna inaad waaridkaa waxaysan kula ogayn samaysid waayo iyaga ayaa kudhalay,kuna soo korsaday,siday doonana kaayeelikara,laakiin marka hore latasho cidiina

and always ask this question to urself:
IS THIS THE PERSON THAT I WANNNA SPEND THE REST OF MY LIFE WITH? AND AM I HAPPY WITH IT?.
THINK ABOUT IT SWEETIE AND PLEASE DON'T MAKE A MISTAKE OR ELSE U'LL RECRET FOR THE REST OF UR LIFE

SINCERELY URS
QADAR
FOR MORE INFO
PLEASE FEEL FREE TO CONTACT ME AT QADAR36@HOTMAIL.COM
WISHING U THE BEST OF LUCK@HAPPINESS