Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Sept. 2000): Maxaan ka sameeya wiilkan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxaan wada socooney will mudo labo sano ah aad iyo aad baan isku jecleeyn waxaan aheyn labo qofood oo is fahaan taay waqtiga wuxuu nagu dhafaa dhaqso ma moodid in aan hal daqiiqo isla joogno wiilki wuxuu adaay magaalo aad iga dheer meesha aan hadda joogo wiil saxiib kiisa ah ayaan hadda is yaceel nahay sidda aan waax ugu sheego garaan mayo labadoodana waan jeclahaay waxaan sameey lahaan magaranayo jaceejlki hore in aan xumeeyo ma doonayo ilaa taliya walalayal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Manaxe

Unrecorded Date
Kii danban is jeclaanay=............!
Salaadii hadba joogtaad,
waqtigeeda tukataa!!

laakiinse marwalba, ka maydho, wixii ku soo mara!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baabaa

Unrecorded Date
kandanban jeclahay=kii hore is expired

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Unrecorded Date
comments to anonymous
abaayo runta maad sheegtid?qofna laba qalbi malahan eemaad ogtahay?ruuxna laba qof mawada jeclaado ee waxaas intaad ka baxdo naftaadu kay rabto aad oo mid sadexaad hana 'odhan waan jeclaaday!!!!!!hadii aad sidaas ku socoto walaal aakhir kaad dooran lahayd ayaad garan waayi doontaa.......ka fiirso>>>>>>>>>>.......