    Anonymous | Unrecorded Date Tan iyo intii aan qurbaha soo galay waxaan isku arkay cudurka somalidu u taqaan buufis ama mental confusion,waan illowshiiyo badanahay,caashaqna waa ii sii dheeryahay,raggana waan ka shakiyaa..Walaalayaal adinkoo waaya aragnimadiina igu kordhinaya maxaa daawo u ah? |
    BADGIRL | Unrecorded Date Sunta Kaneecada....sis |
    The ManWho | Unrecorded Date To Badgirl shut he f*** UP STUPID COW The ManWho!!!! |
    Waayeel | Unrecorded Date waxaan ku oranlahaa waxaad tahay nin wayn ee guurso oo ka guurso dad kaad kasoojeedo ,,,,,, |
    Indha caashaq | Unrecorded Date To anonymous. Waan ku salaamay taa ka dib walaal waxaan ku oranayaa buufiska la sheegayo mid daawo loo hayo ilama aha. Laakiin waxaan dhamaan la isku raacay in Allah ka cabsiga daawo u yahay. Xaga jacaylkana first of all it is hard to know who Mr.Right is and mostly those who look right turn out to be wrong. Hadal iyo dhamaantiis follow your destiny and you will find Mr.Right. To Bad girl, Reer xeebeed kaa tahay maxaan ka sheegaa, ma dadkoo dhan inay boodo iyo kaneeco guryahooda uga cararaan ayaa u maleysay. Waa kugu keligaa iyo reerihiina. |
    Warta suuqa | Unrecorded Date Waayeel ayagaa is afyaqanaan arag hee adiga. Bisinka. Abooto. Bad Girl. lol. He/She needs "Filig" For spraying kaneecada. CAPISHE. |
    Anonymous | Unrecorded Date Horta webka ma waxaa loo sameeyey Bad girl,T girl,Capishe,T boy mise waxaa loo sameeyey in wax la iska faa'iido? anigu lama sheekaysan aqaan kuwa talada u badala cay iyo hadalo maalaaayacni ah Fadlan hadaydaan wax kordhinkarin oo caqligiinu intaa ku dhanyahay ha buuxinina bogaga, bogan waxaa la dhahaa ila tali walaal ee ka fiirsada waxa aad qoraysaan.... |
    Mariah | Unrecorded Date Anon.............They are helping ok Badgirl LOLOLOLOLOL@@@@@@@@@@@@very funny |
    Indha caashaq | Wednesday, June 14, 2000 - 02:27 pm Anon. waxaa qortaadan haysan soo ma aha. bal boga adiga caawa oo dhan ku qor inuu buuxsamo. otherwise we are trying to help not play around sis, if you can't hundle it leave the page. Reer xamarka iyagay boodada iyo dhiiqada ku badan tahay oo filiqa la sheegaayo u baahan. meel kastana waa geyseene naga caro gedista. |
    Anonymous | Thursday, June 22, 2000 - 09:46 am mr.right cashaqa haween waa horaa caadil soo rogaye sayidkii cirshiga fuulay iyo caliba soo gaarye inaan eebahay idin qatalin si wacan ula hadla gabarta |
    Anonymous | Thursday, June 29, 2000 - 07:17 am by Annonymous on Thusday, June 22.2ooo Mr right waa maxay anigu lama sheekaysto dadka waa lan ee isku qaldayo jaceylka gabadha haya iyo cudurka kaneecada. walaal hadii uu ku hayo cudurkaa aad ku sheegtay buufiska anigu mama garanayee waxaa daawo u ah kii aad jecleed xaq baa na uleedahay in aad wax jeclaato ee garabkaaga alaa galo |
    banadir2000 | Thursday, June 29, 2000 - 05:25 pm Anon.. You have a lot of different problems (jaceyl, mental confusion, and shaki) each one has its own couses and solutions. Therefore if you're little bit too specifick maybe we can help you with one or two of your problems. Jaceyl can couse confusion and shaki if you not trust the person. Without knowing too much @ your sitiation maybe communications is the problem. good luck |
    Amran | Friday, June 30, 2000 - 02:14 pm s/calykum! i kind of agree with banaadir2000 however the best thing for u is to read quraan and pray to god. Also,if u can take a vacation i think that will help u. Ilaahay ha kuu sahalo. amran |
    Waad kabixi | Saturday, July 01, 2000 - 07:08 am Salaamu Caleykum. Qofyahey cudurka kuhayo masahlano qof un si kadis ah haudilin inaad moodo inuu kuu dhaarsanyahey. Taladeyda sheydaanka iska naar wax walbo waqti bey lee yihiin Netkana ku baashaal hais lurin miss take care. |
    BADGIRL | Tuesday, July 18, 2000 - 02:53 am People like WARTA SUUQA and MARIAH took the joke well..........Inta kale.....left their sense of humour in Baadiye.....geedka hoostiisa....their so called HOSPITAL at birth RIGHT? PEACE BAD-TO-DA-BONE |
    Ali | Tuesday, July 18, 2000 - 03:33 am To BadGirl Kid you can't blame everyone for not sharing your *%"?~# sense of humour. The concept of being bad is alien to many of us I guess the raison is that we are adults and have no needs to express those demoniac feelings you may think the opposite but in my opinion there is nothing attractive or glamorious about it. Badgirl you are crying for help you know what I'm talking about..... Take care |
    BAKOOL | Tuesday, July 18, 2000 - 07:36 pm WADAAYEEY TAN ISKU FIIRO BO XABAD BULIKEETI BAKEERI BAASTO KU LAQ XABAD MUUFO SUUGO DOOLI KU DAAR DAARO LABO XABO OO AASPARIINO GALAAS BIYO KULULKU LAQ KABAC DII SEEXO WAAD KA BUL DHEHEE BUUFISKA SOKOREEY IGA DHEH |
    BAKALXAAJI | Friday, July 21, 2000 - 10:27 pm SAAXIIB GUURSO WAXAADNA GUURSATAA GABADH SOOMAALI AH GAAR KUWO AADKA U ASTURAN EE QURAXDA LADADABOOLAN ADOO MAHADSAN |
    BAD | Wednesday, July 26, 2000 - 07:37 am ALI..... Oooh so I am getting more attention than UR phoney self and U R upset ......Don't get UR panties in a TWIST bro......get with the freaking Program CAPISHE........I for one do not have the will to insult U.....coz U R insulted in many ways PEACE BAD-BAD-BADGIRL |
    Ali | Monday, August 07, 2000 - 11:28 am Bad Talking 2U is a waste of time. Grow up kid |
    colaad | Friday, September 22, 2000 - 07:33 am furaha boggaan waad ku mahafdsantahay sida wanaagsan oo aad u soo bandhigtay dhibaatada cudurka "buufiska" wuxuu si xoog ah u hayaa oo calaamadihiisii qaarkood ka soo baxeen dadka boggaan taladooda kugula qaybsaday. cudurka "paronoie"waa cudur ka dhasha marka qofku diido in uu badalo realatigiisa,ama dhaqankiisa nololeed,inta badana markiisii hore khiyaaligiisu badnaa,waliba waxaa la yiraahdaa qofka aalaaba cudurka ku dhacaa wuxuu ahaa markiisii hore qof IQaad u heer sareeyo. cudurku wuxuu leeyahay heerar kala duwan,heerka aad sheeganayso waa biloowgii,shaki waxaa kuu keenaya adigoon kalsooni weyn ka qabin waxa aad ka shakinayso wax walba ha ahaadeene,waxaa kaloo kuu keeni kara adigoon aqoon fiican u lahayn waxa aad ka shakinayso oo is leh ma dhaqankaaga iyo diintaada ayuu ka soo horjeedaa msi?bogga xigga ayaan ku dhamaystiri doonaa fikradayda |
    Manaxe | Friday, September 22, 2000 - 10:02 am Naayaa waxaa waxaasoo dhan kuugu wacan waa sinada iyo saqajaanimada aad ku jirtid oowaxaad la seexataa ninkasta marka mpls waa lagaa bartay oo waa waxaan kugu nacay ee intaan boorka laguugu soo dhajin iskaga guur magaaladan (MEEL KASTA TAALOOY MOOS)( SHATILEEY) BOOLOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO |