We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date S/caleykum, Walaalaheyga sharafta lahoow, waxaan idinkaa codsanaayaa inaad igala talisaaan, arin i haysata, taasoo aad iyo aad aan ula murugoodey:( waxaan ahay gabar soomaliyeed, sanadkeeygu waa 23 sano..waxaan daganahay canada..waxaan ahay xaas, waxaa i qaba, nin jira 38 waxaan isku guursaney odeygeyga kenya, anigoo jira 16 sano ayuu i guursadey, waxaan u dhalay labo mataano ah..wiil iyo gabar, walaalayaal waxaa i haysta problem kaasoo ah in aan odeygayga ku saluugey sariirta, waayo mar walba oo aan damacno inan wada raxeeysano, anigoo u bahan ayuu wixiisa iska dhameeystaa, kuma qaataan 10 min... lagamana yaabo inuu igu laabto, waligiisna ma sameeyn hal mar ka badan, runtii arintas aad iyo ad ayeey stress iigu noqotey, xataa waxaan dhigtaa unniversity, oo marmarka qaarkood class kii oo marayo meel dhexe ayaan iska fakaraayaa,arintaa darteed, runtii odeygeyga ma ahan nin xun, oo waan ogahy inuu i jecelyahay, anigna runtii waan jeclahay, laakiin walaalayaal talo fiican iga soo siiyaa, arintan ma mid kaligiis ah baa mise dad saas ayaba jira, oo ragu isku mid ma ahan? runtii waan yaabanah pls ila taaliaya, mana rabo inaan isaga waydiiyo oo waan ka xishoonaayaa. mahadsanidiin. w/salaam, walaashiin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaale taladaadii hadaan kaaga jawaabo waxaan ku dhihi lahaa laba arimood.tan hore waxaad sameysaa arintan. --- waxaad u sheegtaa ninkaaga inuu taqtar u tago oo uu u sheego biyaha wax aan ku dheereeyo imaansha hooda. waxaa la siinaayaa casharo ku saabsan xaga maskaxda sababtoo ah biyuhu waxay dareenkoodu ka yimaadaan maskaxda oo hormon ku soo sii deyneysa jirka kadib xiniinyaha kadib orgasam ayaa dhacaya. ama biyo baxid oo layiraahdo premajure ejaculation. walaal waxaad inaa raaca soo akhriso casharo aad u faro badan oo yuusan raaxadiisa ama haldhinac kaliya uu san kuu gu tagin ee mar dogystyl mar adigoo jilba jabsan mar adigoo taaga u foorarso mar sida dalada oo kale u kala taag labada lugood . tan kowaad halkaas ayey kuugu egtahahay .tana kale ninkaagu hadii uu kabbadin waayo tan hasameeyo hakuu carab carabeeyo .sidaa iyo nabad galyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To, Garyaqaan.. War garyaqaan, marka hore waad mahadsantahay taladaadii..marka xiga walaal taladaadii aad bay iiga qosalisiisey..(LOL) arimaha aad sheegayso oo laga reebo mida dhaqatarka, waan isku dayey..teeda kale, su'aasheydu ma ahayn odaygeygu ma yaqan, hababka sexy loo sameeyo, oo waxey ahayd,"he can't hold no longer his sperm" sida aan ka dareemy odaygeyga wuu jecelyahay inuu sida aan rabo iila raaxeeysto laakiin, he can't hold!! so, pls i need more advise... mahadsanidiin,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date War Garyaqaan odaynimaa lagu yiqiine sidee wax ka noqdeen. Mise Garyaqaankii aanu naqaaney maaha e waa mid kaloo sheydaan ka maahiray.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date abaayo aad &aad ayaan kuga xumahay wax aad meesh ku soo qirtay miyadan xishoonayeyna wax aad isku sheegatay qof xaas ah waxaada na ka warameysaa wax sir u ah adiga &odeygaga,mida kale waxaada leedahay labo caruura,ah miyadan ka talina mustaqbalka ciyaalkaaga,talbada miyadan ahay qof musilma oo diina & dhaqanleh sidee baada ku keentey in aad waxana oo kale ka hadasho abaayo isla yaab oo wax ah u dhimin sharafta & karamada gabadhaha soomaaliyeed,ilaahana ka baqa oo aakhiradada xusuusanow aduunyada laguma warayee. waxaay ila tahay intaasi talo kuu gufilan. isalyaab oo ishooda (shem on you )
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walashiis salaan ka dib waxaad ka sheeganaysid waa wax jira isla markaana kuma koobna odaygaada keliya. tan labaad waxay u yara baahan tahay sabar labada dhinacba ah iyo is af garasho aad u ballaaran. wixiise talo ah waxay ku hagaagsan tahay si private ah in loo tebiyo. waxaanse ka soo horjeedaa talooyinka aanan waafaqsanayn dhaqankeena iyo diinteenaba. nabadeeeeeey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaashiis......tell him to buy somethin' called Chinesse brush from the chinese store or a jamaican stone.. both of them are somethin' to rub the skinless part of the dick 20 minutes before u guys are about to make love or durin' foreplay. Good luck
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walalaashayay waad salaamantahay salaan kadib walaalay waan kaxumahay arinta kugudacdhacday adiga iyo odaygaaga balse anigu waxaan kugula talinlahaa in aad iskasamirto wax kasta oo shar iyo khayr ahna aad 0gaataa in ilaahaykeeno ilaahay waxaan kaagarajaynayaa in ilaahay dhibkaas kaafaydo ilaahayna idinka dhigo labadii iskuqanacda Amiin I wish you the best
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date naa doqonyahey tallo ugama baahnid dad kale,Tallo adiga iyo ninkaaga ayey idin ka dhaxeysaa ee tashada ama dhakhter ula taga arintaan. haddii kale ka jajabi marka ay ka soo dhaw yihiin, oo hadal uusen filaney ku dheh,biyuhu ha ku noqdeene-ama qaniin markuu naxo sorry waan kululaadeye raali ahwo dheh.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Abaayo arinta aad kusoo cadaysay publicka ayaan damcay inaan kaasiiyo hadal yar. Marka kowaad hadii ay arintaas jirto dhibaataa ku haysato dhibaadadana raxmaan baa keenay. Allana wuxuu yir "Adoonkayka kusamra dhibaadooyinka oo lakulmo wanaag ayaan ugu badalaa". Mida xigda waad naxeebaysay hadii aanu nahay gabdhaha soo maaliyeed maxaa yeelay inaad xabiibkaka sirdiisa oo qfwalbo ogaado ma fiicno inkastoo aadan magiciisa sheegin. Abaayo kan talada lawaystiisto waa gan adigaba kuu dheereeyay hormoneka amd spermka.Asakaana waydiisan kardaa inuu saykaka uu udheereeyo spermka. Alla wuxuu yir "Adoomadayda waxaan ugu jeclahay kuwa iwaydiisto baahidooda". Mida kale asxaabi kamid ahaa asxaabtii nabiga ayaa wuxuu yir "Markii aan raguucayo rabigayga xataa waxan waydiistaa cusbada" marka adiga hadii ay jirto arintaan xusbo waa kawayn tahay gacmaha saro udaag oo bari rabigaaga asagaa ku caawinkaree anagu waxaanu nahay bini aadan. Habeen walbo utugo laba ragcood una bari xabiibkaka xabiibkiis. Abaayo runtii anigu ma ihi mid kuku daacdaacsanayso run ahaantii hadii ay arintaas jirto aad baan uga naxay. Xabiibkayagaan kamagan galay inay iga dhicin taas oo kale. Qofkastoo musliman ahna aysan ku dhicin. Hal arin ayaan waxaan usoo jeedinayaa gabdhaha somaaliyeed oo cannada kunool Inta xaqa ilowday. Abaayayaal aaway diinteenii & dhaqankeenii & Soomaalinimadeenii. Hadii aad kunooshahay Canada ma tiihin mid ladhaqana ah ladiin ah. My sister waxaa ladhahay ragii nafdaad ugeenteen. Copy baad noqodeen. Dariiqii xaqa ahaa baad ka tilaabsadeen. Ee waxaas inima dan ahee ragiina sida u dhaama walaahi raga soomaaliyeed nimad ka wanaagsan aydin helayn hadii aad sikasto yeeshiinba. All of take care and stay who you are by-bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Gabadhyahay horta dhibaatadan kugu soo habsatay mid sii weyn maaha waana la xalin karaa. Ninkaagu horta aan caddayne e waa dhufaan hana ka filin inuu ku qanciyo ee walaalay ii soo sheeg meesha lagaa helo anaa oonka ku hayoo dhan kaa bi'in doonee. Markuu guriga ina weydaarto oo shaqada tago uun baan duleedkaan ku dhuumanayay ka soo bixiyoo halkaa aynu baashaalka iyo istareexa arrinteena dhamaysan doonnaa. Albaabada iyo daaqadaha uun inoo xidh haddii kale qayladaada laga yaabaa inay jaarku soo baxaan markuu warankaygii tumaatiga adkaa daakhilka horuu galo. Anigu naag ma qabo Mana qaadi karo Nin kale qumantiisii Yaan ka qeyb gelayaaye Sida diiqyada qooqan Tunka aan ka qaniinaa Qacda aan iska dhiibnaa Kacsi leysku qamaamaa Qalbigu noo degayaa Qanac aan nefisnaa Qushuuc aan hoganaa Waxaan iska qooqnaba Qowsaarkii qabay naagta Qaddarkaan maqlo sawdkiis Sidii qamac laygu shiday Orod qoobka aan ka dayaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To: Walaashiin: Walaal waxaan ku dhihi laa: Aad iyo aad baan uga xumahay in wax la qariyo wixii ugu muhiimsanaa aad muslin iyo gaalaba u sheegto. Ilaaheyna wuxuu adoomihiisa ugu necebyahay laba isqabtee wixii dhexmaray dadka kale u sheega. Horta jiro kuma hayso ee wax badsi baad rabtaa ee taas aan isla fahanno. Tankale isku daya adiga iyo ninkaaga in aad arinta ku haysa isla xallisaan.Waayo arin kasta xal ayey leedahay marka laga reebo geerida iyo gabowga. Tan xigta haddii aad ka maarmi weydaan in aad walaalaha latashataan inta waxgaradka ah ama cilmiga u leh latashada ee qashinkasta sida Xoogsade ha soo dhexdhigin arinta muslim iyo gaalaba qarsato Ilaaheyna ku amray in aad xafiddo. To Xoogsade iyo Ninka isku magacaabay Garyaqaan: Garyaqaan lama garanwaayo qoraaladiisa waayo: Xumaanta kuma faano, Hablaha uma gafo, dadkana iskuma diro, Magacyo badan ma isticmaalo waayo dhowr midable is gedgedis badan ma aha. Waa ninka qoraalkaan aad iminka akhrineyso qoray. Waar dulliyow Xoogsade, waan ku garnayaa ninka aad tahay, waana fahmayaa ujeedada aad leedahay, waayahaan ayaad iga weyday xumaantii aan yac kaa oran jiray. Magacaad rabto labax isma qarin kartid.Hablaha Somaaliyeed waa ku yartahay mid kolka ninkeedu baxo soo xareysa adoo kale sikasta baahi ha uheysee. Waa wax lagu lalaboodo waxa aad ku hadashay ee raali galin bixi, haddii kale ku sifow sidii aan kugu aqaanay. Garyaqaan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To: Walaashiin: Walaal waxaan ku dhihi laa: Aad iyo aad baan uga xumahay in wax la qariyo wixii ugu muhiimsanaa aad muslin iyo gaalaba u sheegto. Ilaaheyna wuxuu adoomihiisa ugu necebyahay laba isqabtee wixii dhexmaray dadka kale u sheega. Horta jiro kuma hayso ee wax badsi baad rabtaa ee taas aan isla fahanno. Tankale isku daya adiga iyo ninkaaga in aad arinta ku haysa isla xallisaan.Waayo arin kasta xal ayey leedahay marka laga reebo geerida iyo gabowga. Tan xigta haddii aad ka maarmi weydaan in aad walaalaha latashataan inta waxgaradka ah ama cilmiga u leh latashada ee qashinkasta sida Xoogsade ha soo dhexdhigin arinta muslim iyo gaalaba qarsato Ilaaheyna ku amray in aad xafiddo. To Xoogsade iyo Ninka isku magacaabay Garyaqaan: Garyaqaan lama garanwaayo qoraaladiisa waayo: Xumaanta kuma faano, Hablaha uma gafo, dadkana iskuma diro, Magacyo badan ma isticmaalo waayo dhowr midable is gedgedis badan ma aha. Waa ninka qoraalkaan aad iminka akhrineyso qoray. Waar dulliyow Xoogsade, waan ku garnayaa ninka aad tahay, waana fahmayaa ujeedada aad leedahay, waayahaan ayaad iga weyday xumaantii aan yac kaa oran jiray. Magacaad rabto labax isma qarin kartid.Hablaha Somaaliyeed waa ku yartahay mid kolka ninkeedu baxo soo xareysa adoo kale sikasta baahi ha uheysee. Waa wax lagu lalaboodo waxa aad ku hadashay ee raali galin bixi, haddii kale ku sifow sidii aan kugu aqaanay. Garyaqaan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WALAASHIIS DHIBAATO KUMA HAYSO II QOOQA DHAAF! JOOGSO GABARYAHAY ARINTAA WAX KA WAYN BAA ADUUNKA JIRA EE GACMAHA KOR U TAAG RABI BARI ANAGU MAXAAN KAA CAAWIN KARNAA? DADKU MAXAY ISLA NACASEEYAAN?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WALAASHIIS. Walaal horta meesha waxa yaala waa ninkaaga oo adoo sii rabo hawsha dhameeya.Dhib saas u wayn ma aha oo raga isku mid Ilaahay kama dhigin.waad aragtay oo Ilaahayba shanta farood ma simin laakiin waxaan ku oranayaa dhaqtarkaan la sheegayo intaad iska dayso ninkaaga iimaanso. waxaan ka baqanayaa in daawooyinka la sheegayo sheekada sii qaribaan oo inti yaraydna ay jiiro kaa gasho.waxaad kaloo samayn kartaa markaad iihii ku jirtaan ood dareentid inay ka soo dhawdahay pull out and try to change position that gives him time to re charge belive me it works.just pull out for two seconds it is enough. let us know if this helps.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, June 14, 2000 - 02:19 pm I'm a student at Annandale High School in Viginia. I want to start Somalia club next year. I want bring my brothers and sisters from somalia together and maybe I help them any way I could. With homeworks. I want help the ones that Forget our beautiful culutre. I'm only 17 years old. I work and I'm might not get the time to help alot of people. SO, I was wondering if anybody interested helping, Please send me e-mail at Hibolove@yahoo.com, As we know one can make a difference but with the help of parents and anybody they can make a big difference. Please write me in English because I can't read Somali because I had been school in Somalia. I never had the time to learn. Thank you for your support. Adult be a roll Modern for at least one Somalia person and be happy for the rest of your life. Remmber you can me in so little ways. It doesn't mean you have to come to meeting. Thank you again very much. Hope hear from anybody soon.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, June 20, 2000 - 02:14 pm to walashiin walaal dhibatadasi waa ay dhacdaa oo adiga ma tahay gabadhi ugu horeysay oo iyada oo aan waxba dareemin ninkeedu dhinaca kale isu rogo oo isla markiiba quuriyo ileyn waa raxeystaye adigana aad ciil iyo calool xumo musqusha kula oyso hadaba walaal aniga ayaa khibrad u leh oo ay igu dhacday hadana ilahay iga daweyay ilahay ayaa mahad leh adigana waxaan isku dayi in aan ku caawiyo in tii karankeyga ah sifiican u faham hadalkeyga 1-waa in aad soo gadata sariir dheer oo si raaxo leh ninka ula eg koley dhererkisa ayay ku xiran tahay 2-waa in uusan kugu soo korseexan oo uu taagnada sariirta geeskeeda waa 3-waa in uu kugu soo foorarsada iyada oo aanay dhibato ku ahayn 4-waa in aad laba xaglood uu gashta laba xusul (ma ogi in aad buurantahay taas oo dhibato culeys u keeni karta ninka 5-waa in uu kaa saara markii uu aad u dareemo -few seconds- walal intaas ayaan kuugu simaya hada waxan kuu sheegaya in carab ama far aadan raxo ka heleyn kacsiga oo ay kugu badiyaan mahe HADDII AY KUU SHAQYN WAAYAN ARIMANI II SOO DIR EMAIL WAXAAN KUU SHEEGAYA SIYAABO KALE OO AAN HALKAN LAGU QORI KARIN AFEEY@AOL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, June 21, 2000 - 03:30 am Walaashiin, Al-Hamdullilahi dheh ilaahay u noqo, Halka goojo oo 10 minuteska ah ha saluugin, dumar aanan haysan ayaa dunida kugula nool, adiga oo caruur u haya ninkaaga inaadka cabato ma,aha, teeda kale waxaan kugula talin lahaa inaad waqtiga isu tegitaankiina aad bedesho , Maxaad samayn lahayd hadii aad waydo halka goojo? Ilaahaaga ku hamdi oo salaada tuko waad qaboobi oo 7 years ayaad wada noolaydeen 2 caruurna way idin dhex joogaan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, June 28, 2000 - 01:31 am babygirl doqonyahay duqaada markaa qaniintid isagoo final marayo more excitement ayuu kasii qaadayaa ,intaad isleedahay wax jooji...unless aad si xoog ah u qaniintid.taasna waa cadawnimo.... xaasidsanaa gabadha...ar maxay waxbadan qaniintay??
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, June 29, 2000 - 02:48 pm Jamaal To Walaashiin Abaaye aniga cagsigaa ayaa i haysata! waxanba moodi jirey in Haweenka somaliyeed sidaa wada yihiin,lakin Alxamdi Lillahi haddii la helay adigoo kale iskana sabir amba waan sabraaye Guul ban kuu rajeynayaa sis.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, June 30, 2000 - 06:49 am AHLAN WASAHLAN DHAMAANTIIN WALAASHIIS WAX AAD IYO AAD UXUN AYAA KUSOO QORTAY MEESHAA ,WAA WAX REER GAALADA IYO FILIMADA AY NUGU ABUUREEEN HADAAN DALALKA SHISHEEYE JOOGNO ,HALKAANA WAA CAADI WAXAAS OO SINADA XAARAAN MA AHA ,LAAKIIN MAAA DAAMA AAD TAHAY QOF JECEL NINKEEDA WALAAAL TALO ILAAHAY SAARO SABABTOO AH ILAAAHAY AYAA NII ABUURAY QOF BINI AADAM AHNA WAX NIIMA SIINKARO ILAAAHAY OONA QORIN..GARYAQAAN AYAA AAD UFASIRAY WALAAL ILAAHAY CAAFIMAAD HAKUSIIYO XAASKAAGANA ASTURO PS; IGA RAALI AHOW HADAAN KAA XANAAAAJIYAY
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, June 30, 2000 - 12:50 pm Get a 2 feet vibrator and fill your stinking pussy with plastic. If that does not work, then come to me. I will give you my adress at your request.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, September 26, 2000 - 12:50 pm ONE WORD FOR U GIRL VIAGRA VIAGRA......TELL HIM TO USED
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, October 22, 2000 - 02:03 pm To Walaasiin Walaashiis marka hore waad salaamantahay marka xiga waxaan ku oran lahaa qofyahay maha in aad dad ka soo dhex dhigto dhibaatada kaa haysa ta xaga sariita iyadoo aad ku dhaliilay sid nin kaaga walaashiis diinta islaamka maqabto in aad sheegto waxa idin dhex maray adiga iyo ninkaaga. tankala hadaad jece shahay ilmahaaga aabahood 10 daqiiqaad sheegeeyee 3daqiiqana waad ku haysanaa.jacayl ku ma aha iskutaga kaliye. tankale nin kastaa oo mudo wax soo qabo ma ahaan karo sidii uu ahaa biloowgii sabab too ah isticmaal.badan buu gal marka nin ka dhib mahaysee niyada ha kajabin adna ha is kajabin niyada.maalin iyo habeenba wada 10 daqiiqo oo ciyaarta adaa iska qanci doonee hana iga caroon anba qibrad baan uleeyahay waxaan kahadlaayo sis. anba xaas baan ahay mudo ah 8 sano
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 23, 2000 - 09:36 am WAXAAN ANIGU KU ORAN LAHAA ADIGA IYO ODAYGAAGU INAAD U TAG TAAN DOCTOR.........UNASHEEGTAAN SI ARINTAAS LAGAGA CAAWIYO.........
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 02, 2000 - 09:50 pm I FEEL VERY BAD FR MY BROTHERS N SISTERS NOBODY IS THINKING ABOUT THE POOR GIRL SHE IS ONLY 23 SHE WAS BABY WHEN SHE GOT MARRIED AND SHE IS STILL IS SHE, IS STILL SMART ENOUGH TO SAVE HER MARRIEGE AND ALSO IS TRYING.SHE ASKED SIMPLE QUESTION WHICH COULD SAVE HER MARRIEGE WHICH IS IMPORTANT THING TO KNOW.DID U TAKE A MUNITE TO THINK WHO ELSE CAN SHE ASKED THIS IS THE PLACE REMEMBER THE TITLE ILA TALI WALAAL.. SPECIALY THE MEN YOU GUYS DNT WANNA HEAR A WOMEN WANTING MORE IN SEX IF SHE WANTS MORE THEN SHE IS BAD GIRL EH .NO GUYS THINK AGAIN IF WE R IN CANADA OR NOT EVERYBODY GOT FEELING AND ITS VERY IMPORTANT TO SATISFY YOUR FEELING THAT IS WHERE LOVE IS. ABOUT THE WOMEN YOU SITERS SOME OF U GIVE GOOD ADVISE AND SOME SAID DONT TELL YOUR SEX LIFE?THAT IS PSHIT THIS IS ATLEAST 50% PROBLEMS IN ALL MARRIEGES AND IT NEED TO BE HEARD AND THIS IS THE BEST PLACE SINCE NOBODY KNOWS NOBODY AND ITS OPEN FR DISCUSION,SO PLEASE LET EVERYONE TAKE A MUNITE AND THINK ABOUT IT THEN GIVE YOUR COMMENT THANK YOU FR YOUR TIME.AND MY SISTER WITH THE PROMLEM I DONT KNOW WHAT ADVISE TO GIVE EXECEPT TELL HIM AND CHOOSE A TIME WHEN HE IS HAPPY MAYBE IF U TALKED ABOUT IT IT WILL HELP.....DONT GIVE UP..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, November 03, 2000 - 06:21 pm Meesha waxa ka socdo waa kasi waayey..ar aaway Mapkii waryaada...Im lost again....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, November 05, 2000 - 06:45 pm Walaal waxaad sameysaa adiga ayey kugu xirantahay sida aad ninkaadda shahwaddiisa u raajin laheyd waana sidan samee. 1- markaa uu cadsado xoogaa u kaadi horey h iska wasino, in cabaar ah salaax. 2- markii aad aragto in uu guskiisa ku galo ka sooo bixi hadana in cabaar ah salaax. sidaas ku wad ilaa iyo dhowr maalmood ka dib waad raaxeysan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, November 06, 2000 - 09:31 am walaashiin hey anaa kuu haayo salution-kii haddii ninkaagu raali ka noqdo waaye,waana tan waxaa jira alaab waa waayn yar yar meel dhexaadna leh(gusas) kuwaas uu kuu xidhanaa marku biyo baxo illaa aad adna bas ka odhanaysid.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 23, 2000 - 07:20 pm Sister I feel you pain and frustration where it is coming from, i too was married in a very young age and my husband had the same problem.I don't know if you can call it even a problem but i know is really hard to stay in that kind of a situation but i can tell you is not the age differnce but is how is taking care of him self as a person and how he feels about you as his YOUNG WIFE and how to pleace you in any way that is way he can not Hold his sparm durnign sex he is worried if he can be good enaf. So try to tell him that his doing something right It works like Magic.... hus
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, November 26, 2000 - 02:19 pm AliBile Waxaad dhiibatey talo aad iyo aad u sareysa, oo qofkii caqli leh wax weyn u tareysaa. Haddii aan hal tusaale ku kabo: waxaa jira dumar badan oo ku jira xabsiyo muddo faran, qaarkoodna kaba samreen inay adduun danbaba wax ku darsadaan. Haddaba kuwaas waxaa nolol u noqon lahaa inay meel dheer ka arkaan rag ama wax u eg. Waxaa kaloo jira, dad isku dhali waayey, oo rabi lahaa inay hal ilmo isku dhalaan aragti kaliyaba ha ku timaaadeen, macnaha haddii isku tagidaba daaya lagu oran lahaa. Ugu danbeyn, Walaasheen waxaa ka maqan in ujeeda isku tagidu tahay in wax la isku dhalo, ee eysan aheyn in beer la iska kor qodo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 18, 2000 - 12:49 pm Suaashaad markaan ka jawaabo. Marka koowaad waxad badashaan sida ad u sameesaan wasmada oo waxaad ka bilowdaan inuu kugu bilaabo salaax iyo inuu naasah kuu jaqo oo 15 mins waa inuu salaax iyo dhunkasho kugu waalaa, ka dibna markaad kacsi la wareerto ee uu siilku qoyo kacsi awgii waxad tidhaah faraha iigu dul salaax oo fingering ii samee ama farta igu walaaaq. Markuu intaas cabaar kuu sameeyo ka dib waxad tidhaah aynu sameeno 69 oo oo intuu dhinac kale u jeesto siilka hakuu jaqo oo carabka hakuugu leefo kintirka. Markaad kacsi la boodboodo ha kuu soo jeesto oo guskii oo kildhi shaaha qaaday kacsi awgii ha kugu aaso ka dibna adoo dhoola cadeenay ayay orgasm ku kaa imanayaa. Sidaa weeye dawadu. Ilaahoow noo danbi dhaaf ramadaan taas aamiin P.S I am happly married but me and my partner have the best sex and it gets better as day goes by so It does n't matter how long you have been married what matters is you try differnt style and make sure that he does not put his dick inside your pussy , because that woul mean only one think which is to cume off. If you need more advice let me know Peace
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 25, 2000 - 06:26 pm walaal iska dhaaf faataa dhugta somalida waayo badanaa waxay ka helaan oo ku raaxaystaan dhibaatada dadka kale. sidan ayaan kugula talinayaa niman badan oo soomaaliya ayaa waxaa haysata dhibaato ah premature ejaculation waxaa ka sii daran qaar badan oo halkan wax ku soo qoray oo aan kacsanba waxaa sabab u ah dhibaatooyinka in qofka markii hore hommoroids(baabasiir ku dhacday )oo aan laa dawayn ama in ninka jabto ku dhacdo oo aan laga dawayn hadaba waa wax sahlan oo la daweyn karo waxaad weydiisaa dhaqtarkaada in ay jiraan meesha laga hello men's health centre balan la dhigta u taga dhaqaatiirtaas meesha joogta and all those problems will be over muddo aad iyo aad u gaaban DR.A.M.GUTALE MD.CDUR.CDD.HSQR.GEO/MAT. SCOTT/AMMENDSEN RESEARCH CENER ANTIARTICA, ANTIARTICA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 05, 2001 - 05:02 pm walaashe waxad ka hadashay waxa weyn ma aha waxaan ku dhihilaha intaad ninkaga arinta u sheegtid kadibna shaqtarka u taga Good luck byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy
|