Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Gabar aan isjecelahay ayaa ii qabatay 2 sano.!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adam

Unrecorded Date
Waxaan ahay wiil kunool U.S.A waxaan isjecel nahay
gabar oo aan wada soconay mudo sanad taas oo aan
aad ujeclahay waxaan nahay arday waanuna shaqaynaa
mar ka waxaan is kuhaynaa wakh tigii aan is guursan lahayn taas oo ay rabto inay dhamayso school ka laba sano kadib waxaa is way diin leh.
laba qof oo is jecel ma isdayn karaan?
waxay rabtaa markasta inaan wada joogno
walaala yaal wiil iyo gabar idinkoon caytamin waxaan rabaa fik radihiina.
waad mahad santihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasir

Unrecorded Date
Adam....

Saaxiib deg-gega ma fiicna haddii gabadha ay rabto in ay dhameysato waxbarashadeeda uma arko wax dhibaato ah inay ku jirto laba sanana ma dheera,ee saaxiib gabadha ha ka dilin niyada adigana ha is wareerinin wabarashadeedana waa wax adiga iyo iyadaba idin anfaci doona mustaqbalka.

Suaashaada ah..Laba qof oo is jecel ma is deyn karaan..? waxay ila tahay haddii la is khasbo ama mid midka kale waxii uu ku haminaayey sida for example inuu waxbarashadisa dhameysto kan kale dhibsado ama sugi kari waayo e.t.c jaceylkaas khatar ayuu gali karaa.....Samir.Samir saaxiib 2 sano yey kula noqon qarni...

Good Luck to you!
Nasir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Realy expert

Unrecorded Date
A/Calaykum

TO: Adam

walaal arinta aad sheegtay haday jirto hadii kalaba waa wax dhaca mar walba dhibaatadeena leh waxaana qiyaasayaa inaad uga jeedo lee (if) ama iska su'aalid wax kugu soo dhacay lee
marka 2 daran mid dooro ayaa meesha taala waa hadaan fahmay su'aashaada
1 waxaa waaye ina aad qofkii isaseegtaan wa hadaad sugi waydo waqtigii laguu qabtay
2 ama in laga yaabo inaad xaraan ku dhacdaan waa sida su'aashaada ka muuqatee
marka aniga si aad iyo aad ii dhagayso anaa takhasus gooni ah uleh hawlahaane 2 idiin daran mid doorta adiga iyo gabadha walaashaa ah waa hadad dad islaama tihiin (sidii odayaashii hore aan kuuladlee)
1 inaad iskguursataan hada oo ilaahay aydan danbi ka galin aan filina inaad iskuulkiina dhamaysan kartaan idinkoo isqaba hadaad waxbarashi niyad dhaba u haysaan waa hadaydan isku samri karin sida idinka muuqta qaasatan su'aashaadan
2 inaad meesha isku macasalaamaysaan ileen cadaabka Alle ayaa ka daran inaad ka tagto qofaad jeceshay waa hadaan la isdaynayne
warku waa kooban ayahy sxb anna waa kuu soo gaabiyey wixii siyaada ah dib ayaan kaaga soo sheegi doonaa hadii Alle idmo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Walaahi arintaas uma baahno talo dheer maxaa yeelay gabadhu haday ku jeceshahay waa inay kuu fuliso waxaad jeceshahay. Maxaa yeelay labada sano ay sheegayso yaa u cadeeyay inay noolaanayso. Balka waran hadii ay dhimado ayadoon kula kulmin. Mida kale hadii aanu muslim nahay looma baahno in lasameeyo relationship dheer maxaa yeelay shaydaan ayaa imaanayo meesha.
Marka anigu waxaan ku aron lahaa guurso gabadha hadii ay ku jeceshahay hadii kale mid ku jecel raadso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariah

Unrecorded Date
Wait for her...Cause is not good for her to get married before finishing her education..........


So pleassssssssssssssssssss if you loveeeeeeeeeeherrrrrrrrrrr
wait. 2 yers will pass you fast.........if you make it the best of it.


Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Naadiya

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Dear Adam,

waxaan walaa kugu la talin lahaa in aad adiga iyo gabadha aad is jeceshihiin, aad arintan sifiican u ga fikirtaan.

Taasi laba diina ayay idin dhaxaysaa, laakiin horeba looyidhi ee bal in yar aan ku kordhiyo.

Marka hore waa xaraam in aad relationship ku jirtaan oo aad hadana labasano oo kale sugto in aad aqal gashaan.

Waxa fiicnaan lahay labadiina oo is mehersada ugujaraan oo halkaa jacaylkii ka wadaan deedna labade sano markay dhamaadaan guur u diyaar garooba.

Waan kuu soo ducaynaynaa insha alah khayr bay noqon.

Sidaa iyo nabadgalyo.
Naadiya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodan

Unrecorded Date
to adam
by hodan
walaal wan ku almay.
run ahan tiii waa sul fican hadaa is jeceshihin
rab tan in ad is gursatan dhib malee iskaga suga ban ku dhihilahaa. waaayo markasta ad gursan kartaa lakin waxa barashada janiskedu waa yar yahay aniga hada waxa saxib layaya wil waxan wada soco nay 2sanoo waxan uraba in an is gurasoo lakin aniga waxan baraa in an waxa barashada dhamaystoo.
waxa kahar tay 1½ marka iska duqaboo
waxa tiriii waxy rab taaa inan wada joga noo hay dacan lajooga ileen iyadaa jece shahayee
sugan mara ay dhamaysatoo waxa barashadeda haday surta gal tahay.
hayla yaa bin hadan figa rad xin dhib tayyy....
thankz
hodan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biibto

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum
Adam:
Walaal Adam uma arko in ay dhibaato aad u weyn tahay in aad sugtid gabadha aad jeceshahay 2 sano. walaal 2 sano ma'aha century xuf ayee kugu dhafesaa waxey u bahan tahay un in aad u sabirto oo aad aminto iimaa-na yelato. Bro if u really love her, true lover never comes around so often so be supportive while she is finishing her study. Hadii aan females nahay mar hadii aan aqal galno wax yaabo badan ayaa nagu soo fakanaayo ay ka mid tahay babies, gaalo oo kale ma nihin oo iska celinaayo hadiyada uu Alle siiyay. Mar hadii ay caruur imadaana aad ayee u cuslaneysaa in ay waxbarashada sii wadato. You are studying 2 so adigaba way ku wanaagsan tahay in aad ka fa'idaysatid waqtigaas aad free tahay that is only if u really care ur career. waayo mar hadii aad family yelato responsibilities ka way badnaneysaa, xitaa waxaa jirto heer aad gareysid in aad ilowdo nafsadaada oo focos kaaga wuxuu noqonayaa familiga.

Mida kale hadii ay baqtin kugu jirto , u can always be truthful with her and discuss with her. mida kale option kale ayaa idiin furan oo ah in aad is mahersataan, in that way xalaal ayaad isku tihiin i mean isla socodka aad isla socotaan, and get married after u both finish ur studies.

wixii gaf ah cafis & masaamax.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amoore

Unrecorded Date
A/calaykum yaa Adam.

Saxib anigu figrad quruxbadab kugu biirinmaayo laakiin waxaan jecelahay waxyar in aan ku darsado hadaladii dhalinyaradu yiraahdeen.Saxib xusuusnow calafka guurka iyo jacaylka waa laba kala madaxbanaan,adigu haddaad rabtid aqal ku salaysan islaanimo gabadha hadda ku qasab in aad ismehersataan(haday ku jeceshahay way yeeli)waana badbaadadiina haddii kale waxaan u arkaa madadaalo waayo inta xiriirkiinu uu sii dheeraado guur la'aan shaydaanka ayaa idinka faa'iidaysanaya oo waa la isnici ama waa lagaaga boodi sidii igu dhacyad(aqri qisadii sirnaageed lagama sal gaaro/somaliwomensforum)ninyahaw haddaad jaanis haysaa.Ka raali ahaw haddii aanan talo fiican ku siin.
Amoore

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keep hope alive

Unrecorded Date
Nassib ayaa leedahay hadii lagu qabtay laba sano. Aniga wax jawaab ah ma haayo, keligeyga ayaan jiifta. Qof iga war haayo ma jirto. I'm home alone.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sartana

Thursday, June 15, 2000 - 12:44 am
to aadam
farateelo gabadha wadankee u dhalatay
kadib waxaan ku siin karaa figrad
hadey somali tahay xitaa ma somali ayey ku dhala
tay mise use

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, June 16, 2000 - 05:26 am
To Adam
walaal runtii dhibaato ku haysa ayaa iska yar haday kutidhi laba sano dhib maleh waad sugikartaa hadii aanad wax kale rabin takale maydaan muslin ahayn maxaa idin wada dajiyay ma reer galbeed baad canjishaan. walaal raali iga noqo hadalkaas haduu kudhibay laakiin gabadha hadaad jeceshahay sug hadii aad guur doon tahayna dee mid guur u diyaara raadso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Tuesday, June 20, 2000 - 06:18 am
dee is mehersada sidaas ayaan ku dhihi lahaa walalakeeyga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DrLove

Friday, June 30, 2000 - 12:40 pm
My friend your way of understanding about love is the wrong way. Love is a mutual thing. It has to come from both sides. If you see that she is playing games or that she is ignoring you, that means SHE DOES NOT LOVE YOU AND YOU SHOULD BE FOOLISH TO LOVE SUCH A PERSON. Get a life bro and go on. The moment you forget about her is the moment she gets obsesses with you and then it is the same moment you can dictate the terms of love.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somaliansister

Friday, June 30, 2000 - 02:26 pm
salaama calaykum!
aad baan u faraxsan dadka badinkoodu arinta ay soo jeediyeen.walaal waxaad tahay inan fiican laakiin inantu waxay u egtahay raali hayga noqteen still she is looking for someone else waayo hadii ay believe santahy u are the right guy she would have said yes.@ the same time inaga oo muslin ah 2 sano laysma deyn karo female iyo male isla jooga sheydaan baa idinka dhex shaqaysan markaa the best solution for u guys is meher haday diido adiga baa go'aansan waxaad sameyn lahay.
Wish u the best of luck.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Saturday, July 01, 2000 - 08:29 am
I am sure u know the best, walaalo waxaan kaloo ku dari lahaa inaad khayr shaqaysataan ood is gursataan.
waxa kale oo meesha ka muuqda in si kastaba hadii loo waayo arkay ay umadii soomaaliyeed iyagoo 100%
muslin shaganaya ay hadana dhaqankii adkaa haystaan. Sida iyagoo leh meherso hadana 2sano ka dib guuri gala iyo wax la mid ah, miyeey iloobeen in meherku yahay guri galka xalaalsha ah.

salaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ADAM

Saturday, July 08, 2000 - 09:42 am
DEAR ADAM WSC WAXAAN KU FARXAY ARINTAA AAD WEYDIISEY DAD WEYNA SOMAALIYEED EE MUSLINKA AH. HADABA WAXAAN KUU DARILAHAA IN YAR LABADIINABA WAXA WEEYE HADII AAD ISRABTAAN INAAD SAMEEYSAAN SIDII DIINTU IDIN TIDHI[MEHER] DABADEED AAD DHAMEEYSANTAAN TACLIINTIINA IYO MUSTAQBALKIINA. AAD HALKAA KA SII WADATAAN SIDAA BEY ANIGA ILA TAHAY


NABADEEY BY AADAM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, July 15, 2000 - 11:09 am
So far I haven't seen this idea, though I haven't read all the responses. What about you go a head with the engagement and still act like friends but once in a while when need be go over the line with protection.

This seems good to me, cuze what you are doing is morally and socially acceptle. Also this person is your wife to be and you are not trying to legalize sex.

thnx .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awdheere

Monday, August 21, 2000 - 03:51 am
Salaan dhamaantiinba!

Alla maxaa fikrado qur-qurux badan meesha ka socda! aan u soo laabto topic-gee, horta Aadam waxaa lagu siiyey fikradihii aan ku siin lahaa oo dhan waxaana marka hore aad u ayidayaa labo qodob oo ay walaalahey soo jeediyeen oo ah a) in aad meherka hormarsataan b) inaad dul qaadatid oo sugtid waqtigaa cayiman.....ma doonayo inaan sii faah-faahiyo qodobadaas sababtoo ah maslaxadooda waa laguu sheegay. Balse waxaan halkan kuugu sheegayaa qiso yar oo ku dhacday saaxiibadey laba ka mid ah oo ku saabsan deg-deggu inuu xun yahay

Yar aan saaxiibo nahay ayaa gabar shukaansaday, wuxuu ahaa wiil wadaad ah, gabdhii wuxuu u soo bandhigay iney is guursadaan, waad iska taqaanaa dumarka soomaalida badankoodee waxay ku tiri exactly waxay saaxiibtaa kugu tiri oo kale, oo ah iney dooneyso guur 2sano kadib, macnaha markay waxbarashada dhameysato..... yarkii wuxuu ku yiri "walaaley laba sano waa dheer tahaye nagu kala wad meesha" right after they broke up, waxaa gabadhii ay is barteen yar kale oo aan saaxiibo nahay, isaguna guur ayuu ula yimid mudo gaabanba, sidii oo kale ayey ku tiri wuuna aqbalay oo ma deg-degin...bil markey ka soo wareegtay ayey gabdhii ula timid qorshe ah iney is guursadaan!.

Hadaba markii aan arimahaas sii daba galay waxaan ogaaday oo iyadii laftigeeda laga soo tabiyey in ay baareysey in doonista iyo jaceylka ay sheegaayeen uu dhab yahay iyo in kale... waxaan ku soo gebagebeyn lahaa inaad bal dulqaadato oo aadan sidaa ku joogine meherka isagu sugtid....kama wado sugidii(waiting for-ka) ahayd ee waxaan ka wadaa aad la timaado meher taas niyadaada ayey dejineysaa oo waxaad tahay nin u sii hub aruursanaaya aqal galkiisii, laba sano waa intaad lacag ku sii uruursaneyside oo ma dheero.

Laakiin waxaa la hilmaamay waxyaabihii sunada fiican ahaa ee diinteenuna ka bilowday labo, waa guurka oo la labeeyee ama la sadexeeyee.... waxaad option u leedahay inaad mid yaroo kale ku sii qabshixisid intey iyaduna waxbarashada soo dhameyneyso kadibna aad hadhoow iyada ku labeysid ileen wey kuu banaantahaye!...taasi waa hadaad laba xiniinyood tahay oo aad dulqaadkeeda leedahay iyo u cadaalad falkeeda.

Wabillahi towfiq!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leila

Monday, August 21, 2000 - 09:12 pm
walaalo waxan ku oran lahaa iska sug 2 sano dhokhso ayey kuu dhaafeysaa insh allah, alah na ajar ka shaqeyso oo inanta xalaaleyso kuna dadaal sidaad u safe gareysan lahaeyd haday u qalanto aadna aad u jeceshahay ayaduna ku jeceshahay sababtoo ah waa dhif labo jaceyl wadaaga oo guur isku hela wax kamacaana ma jirto markaa dhinaca kheyrka raadso oo xaaraanta ka carar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 24, 2000 - 05:33 pm
Dear Adam

Dee walaal is mehersada taasuu ajar idiinku jiraa jecaylkiinu ku badbaadayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Wednesday, September 13, 2000 - 08:38 am
oo gabadhu way fududahaye!!!!!ma'aday ku jeceshahay mise guurka?haday ku jeceshahay waqti kasta way ku sugu hadii kalna sxb fudaydka ila dhaaf dheh!!!!