Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): Ila tali,i need you help
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhoodaan

Saturday, July 08, 2000 - 06:34 am
waxaan ahay inan soomaaliyeed ku nool n.america,joogayna mudo 7sano ah,walaalayaal waxaa ihaysata dhibaato,waxaan ahay nin aamus badan marka tirada dadku sadex dhaafto,laakiin marka aan sadex nahay waan sheekeeyaa oo naagta walaalkay qabo xitaa igama daba harayso xitaa naag kale dhaaf.maxaan sameeyaa naagihii aan iskaga taag la'ahaye............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAID

Sunday, July 09, 2000 - 01:09 am
NACALDI KUGU DHACDEE YAA KU YIRI NAAGTA WALAALKAA HALKAN KU XAMO, WAAR AAMUS SAC YAHO, AAMUSNAANTAA KUU ROONE.
waxaan maqalay waa baa habar wiilkeedii yaraa aamus ku dhacay oo hadal laga waayey, habartii ilaahay bariday oo tiri allow mar iiga hadashii, markaasuu alle ka aqbalay, lakiin markii uu hadlay muxuu yidhi"HOOYO MA KU DHABAA!!!
DHODAAN ADIGA KII CAMAL BAAD TAHAY OO DUMAASHIDAA WEEYE MIDA AAD RABTO DADKA INAAD UGA SHEEKAYSO.
LAKIIN WALIGAYBA MA ARAG WAX DHOODAAN LA DHAHO OO AAN DABAAL AHEYN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhoodaan

Thursday, July 20, 2000 - 09:18 am
comments to said
iga guddoon salaan intaas ka bacdi walaal markaan idhi xittaa naagta walaalkay qabo,waxaan ka wadaa naag oo dhan marka walaal talo ayaan ku waydiistay ee quudh ama afqabdhmuunka iga daa....
it's not personal....
peace
dhoodaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Tuesday, July 25, 2000 - 06:44 am
comments to dhoodaan
salaan walaalkiis yaab aa ku haysto wallaahay laakiin haddaad mid samayso waxaan umalaynayaa inaad gaarayso waxaad doonayso,taasoo ah inaad af macaanka iska dayso taas haddaad samayso dumar danbe hoosta kaama soo gali doonaan...

comments to said
dhoodaan waa runtii e talo u quudh ama af qadhmuunka ka daa....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhoodaan

Saturday, August 05, 2000 - 05:03 am
comments to dr-troubleboy
sxb cilladu waa taas balse seen qof wanaag iyo uroonaan igu bartay aan wajiga ugu badalaa????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samia

Sunday, September 10, 2000 - 03:56 am
a/caleykum
¨waxaa jira dad badan oo adigoo kale ah
iska daa raadinta aad raadineysid in aad isbadasho ee sida aad tahay ku soco
dabciga qofka bini'aadamka ah ma'aha wax lagu badeli karo si fudud!
hadii aad u sheekeyn kartid sadex qof maxaa ka rabtaa sadex ka badan?
ha noqon dawacadii socodkeedii ka tagtay kii waraabahana gaari weysay!

a/caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dre

Wednesday, October 18, 2000 - 08:27 am
aad iyo aad ayaa isku cajabisay..............faan iskadaa waryaa nin baa tahaye????????????