    MAHAD | Monday, August 07, 2000 - 12:04 pm MAGACEEYGU WAA MAHAD.WAXAAN SOO GALAYWADANKA HOLLAND SANADKU MARKUU AHAA 24/8/1992.WAXAAN IS ARAGNAY MAALIN MAALMAHA IIGA QIIMAHA BADNAYD GABAR MAGACEEDA LAYIRAAH SAHRUUJA.HALKAA SOO AHAYD MAGAALADA BONN. OO KATIRSAN GERMANY KADIB MARKII AAN IS WARAYSANAY WAXAY IGU ABUURTAY KALGACAYL IYO SOO JIIDASHO AY SOO JIIDATO NAFSADAYDAKADIBNA WAXAA HALKAAS NOOGA BILAAB MAY XIRIIR AAD IYO AAD U WANAAGSANWAQTIGAASOO AHAA (24/03/1996)WAXAAN WADA SOCON0 IN MUDO AH KADIB WAXAY GO:AAN SATAY INAY I BARTO WAALIDKEED IYO WALAALAHEED OO AY ISLA DEGANAAYEEN KADIBNA WAXAY U SHEEGTAY INAAN GUUR HESHIIS KU NAHAY KANA SOO DOONAN DOONA WAXAA LOOGU JAWAABAY JIRDIL YEEN AAD U XUN.WAXAANKAWAR HELAY WEEGII DAMBE AYAY ISOO WACDAY ANIGOO DIYAAR LA AHSIDII CAADADU AHAYD OO GABAR LOO DOONAN JIRAYKADIBNA MARKAY II SHEEGTAY ARRIMAHAASAYAAN ODAYAASHII DIB U DHIGAY OO AAN ISKU DAYEY INAAN ARIMAHAAN SI WANAAGSAN UGA DHAADHICIYO WAALIDKEED MAADAMA UUSAN JOOGIN AABAHEED;;;;;;;; LASOCO ;QAYBTA LABAAD EE SHEEKADA |
    k | Wednesday, August 16, 2000 - 04:55 am aslaamu calaykum hada ma is qabtiin gabadha misa. |
    ciilqabow | Wednesday, August 16, 2000 - 09:19 am salaam walal mahdi. kadib xay yihiin sodoh iyo ilmahaad sheegee, yahooy qof aadan qabinaatba isi siisee xaytahay. Arhooy idhageyso tartiibtaa meel u aal,xaadhacay dhah, gabartaan cidaa dhaleen hadayn kula rabina ama owsan kii calafahaay kuu galan helimaydid. waxaanse ku warsaa gabartu ma iljeexaa,(HABARGIDIR) haday tahay cidaas u yukaa gabdhahoora u talshaanoo saad u sugee haa hal ina adeera lagu darsaa ee tartiibhee. |
    Anonymous | Wednesday, August 16, 2000 - 10:09 am Hi Is she OK if you know what I mean?? If the answer is yes give her one. I'm not joking |
    k | Wednesday, August 16, 2000 - 06:40 pm salaamu. who you mean, when you say is she Okey.sorry i don't know what you mean, but anyway try to write in somali. |
    mahad | Friday, September 01, 2000 - 09:44 pm waa qaqybtii labaad ; tijaabo |
    mahad | Sunday, September 17, 2000 - 08:49 pm lasoco qaybtii labad ;waxaa dhacday markii aan damcay inaan uga dhaadhiciyo arimaahaan ka rabo gabadhooda oo aan u sheegay inaan guur ka rabo iyo mustaqbal ayaa hooyadeed iigu jawaabtay gabadhay da mar hore ayaa la bixiyey oo adoogeed ayaa nin ku daray mar hore.ka dib arintaas ayaan dib u raadiyey waxaana ii cadaatay in aysan jirin arintaas oo waxan isku dayey maadaa ma ay tahay midii nafteydu jecleydinaan walaalkeed aan u sheego sida aan ujeclahay walaashiisiyo heer ka uu jaceelkeedu imarsiinaayo.kadib waxuu ii balan qaaday inuu maamada iga la hadloayadoon raali ka ahayn waxaa dhacday inay maamaduigu xujeyso wax aan macquul ahayn.oo kamida.sooryo,yarad,aroos,nikaax, oo markii la qiimeeyey gaareysa 25kun oo dollar bilgudaheedwaana isku mar kuligood arintana aad iyo aadayey iigu adkeysay oo waliba waxaa la,isii raaciyey inaanan lakulminlana xiriirinilaa aandiyaarnaoqdo maahane.waa arintii iigu waynaydwaxaan u sheegtay inarintaas aysan macquul ahayn oo laiikalahormariyo marka hore sooryada iyo nikaaxa .marka xigtayarada marka kalena arooska.inteydoontaba ha igu qaadatee maadaama aanan halmar awoodin.kuligoodwaxaa laiigu jawaabay maya.ee noo dhaaf gabdheena.ok waxaan goaanku gaaray maadaana aan jeclahay iyaduna i jeceshahayin aan ayada la tashado waxaana waydiistay inaan la hadlo kaligeedmarkaas ayaan goaan sax ah siinkaraa faamilkeeda.wayna ii ogolaadeen inaan kula hadlo kaligeedwaxaan u sheegay in aysan arintaan suurto gal ahayn oo ay noo furan tahay labo waji midin aan sideey waalidkood rabaan sameeynowax kastaba ha igu qaadatee ama aan waasho ama aan dhintee . iyo sidaan isku calfalahayn aan sameynowaalidku hanoo xumaado markaan dan taan leenahay gaarno aan wanaajino.tee kuu roon ayaan waydiiyey waxayna iigu jawaabtay, maadaama ay ogtahay waalidkeed inay rabaan in ay ninqoorta ugalshaan inta ay aniga igala cararayaan .waxay goaansatay inaan danteena sameysano tan waalidkana gadaal u dhigno lasoco qaybta sadexaad |