We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, August 09, 2000 - 01:16 pm To my brothers I am 23years old, but don't like most of men who living in this country especialy u.s because ku ligeed waxay u badan yahiin jeega xiir which I hate the most dhaqankeyga islamka ah ee wanaag san kuma fiicna in la badalo kuwa balo na arxan nama dhexyaalo. nabdgalyo iyo is maqal danbe oo xiiso leh
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, August 09, 2000 - 02:04 pm Abaayo hadii ey daacad kaatahey anaa diyaar ah ee warkaaga aan helo sis. Kolley hadi aad daacad tahey waxaan ilaah kaaga baryayaa inaad hesho mid qeyr roon haduu aniga xitaa calafka idiido. Contact me eeboow8@hotmail.com All the best sis Wacaleykum salaam
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 10, 2000 - 01:11 am dear caisha salamu calaykum. walaal waadku mahadsan tahay codsigaaga. lakiin walaal aan kuu caqli celino. hadaad u baahan tahay nin wadaad ah kuna xiran rabi iyo diinta. waxaad tagtaa masaajidka is kana naadi. mida kale dhaqankeena iyo diinteenaba waaka mamnuuc naag nin raadinayso hana ceebayn dufkubexe. waxaa iiga sii daran baaca dulka is sa sii dhigay war dhareerka cesho adna dufku bexe. wixii qalad ah halay saamoxo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 10, 2000 - 01:20 pm Owolba waxad cadesey inaad guulwade tahey jaahil yahoow waxba hasoo qorin hadaad aqoon siloo hadlo. Gabadha walaasheyna hadii ey rabto wiil walaalkeed ah ah oo calaf lawadaago wax qalad masameeyn sidaad awgeed walaal alah ku soo hanuuniyo. Abaayo adna waxaan kuu rajeyneyaa inuu ilaah kusiiyo qof ilaah awgiis wax kaaladhaxeeyo. Hana ubixin waxa uu qoro qashiin kaas oo kale ah waxaa kabadan wiilasha walaalaheen oo wanaaga doonayo. Mahadsanid.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 10, 2000 - 05:40 pm To: guledyarre minfadlak wax iskula-har oo gabadhaa somaliyeed ha ku af-lagaadeyn somaliNetka.Waxyaabaha qaarkoodna waa ceyb iskuna xishoo minfadlak.....please!!! To: Ms. Caaisha, is ka illow aflagaadada uu walaalka guledyarre kuugu soo qorey somaliNet-page. waa wiil somaliyeed wax kastana ka filo ummadda illaahey abuurey hana la yaabin ee sabir. Waxaad illahey ka barsid waad heleysaa haddii alla idmo. Thanks both of you!!! Regards By Sadaam-Hussein
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 10, 2000 - 07:38 pm Asallaamu caleykum' Ugu horeyntii abaayo waad ku mahad santahay cod sigaan waxaana alaah subxaanulaahi watacaala in uu guri qeyrle oo ku saleesan diinta is laamka alaha kuu sahlo. Tankale waxaan kaa raali gelinayaa midan uu ku yiri walaal keen raalinoqo waxaa dhici karta in uu san weli faham saneen mar xaladahan oo kale asna alaha fahan siiyo tubta toosan. H adaan u soo noqdo arinkii ahaa codsigaga abaayo aniguba guur doon baan ahay waxaana aan raadinayaa gabar alle iyo rasuulkisa taqaan oo jecel in ey kala saarto xalaasha iyo xaaranta taqaana ama fahamsan quaanka iyo sunada, halkan kuma soo koobi karo hadal iyo waano ee da'deydu waa 35jir hadii aad jeceshahay igala so xiriir email Abdallanuur@hotmail. sidaa iyo barasho wanaagsan caaisha wa calleykum wasalaam
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, August 11, 2000 - 02:41 am asalaamu caleykum walaal caashi walaal aan su´aal ku weydiiyee hadii ay wiilashu jeego xiiran yihiin la lama sheekeysto miyaa? inteed ka soo akharisatay sheekadaas? waxaad ii sheegtay in aadan aheyn hewaane wanaagsan oo caawiitaana diyaar u ma tihid, hadii aadan adigu ka re´bin yaa ka reebaaya adigoo ah haween, mise ma tihid, mise wali waxaa kaa dhadhacsan qofxun waa laga dhe´radaa ileen soomaali oo dhan ayaa sidaas ahe (kuma idhin la jiifo) wiilasha aad sheegeso hadii ay yihiin soomaali walaal caawii, qof ka waa loo sheegaa wax aad ku dhaanto fahamantu!! I LOVE HIM!!!!!!!!! WAXAAN JIRAA 21SANO ISAGUNA WAA 26SANO waxaan la sheekeystay wiil soomaali ah laakiin jeego xiiran ribona cuna oo isku buuqsan. allxam-du illaah maanta waa nin ragga ah oo wanaaga ku dadaala, walaal qof ka korkiisa lama fiiriyo iyo waxa uu xidhanyahay,soow maad fahamin ogoow oo ogoow qofkasta ilaahey ayaa xisaabin doona HADAN WAAN IS GUUR SANEYNAAA MAR DHOW,WUUNA OGYAHAY INAAN SHARAFTIISA AAN RABO OO NA RABIN WAX KALE . EE ADIGU AJAR MA RABTAAAAAAA! WAAN KABAXAY ILAAHEYOW NA SOO HANUUNI OO NOO NAXARIISO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, August 11, 2000 - 08:06 pm waxaan wax yar dhahayaa qalanjo :- inaba hayaraatee waxa aad soo qortey ma aanan fahmin mida kale hadii aad isnacdey qof walbo isma nicin waxaan ka wadaa jeega xiir hadii aad dad moodey oo aamintey qof walbo adoo kale ma aha ee hadii aad qof latalineeso hadal xubinleh ayaa lagula taliyaa....ee dumarka ha fidneen wiilal fiican waa buuxaane shuruudihiinaa adag ee mar horaan laydan wada guursan lahaaye .....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, August 14, 2000 - 01:54 pm waxaan wax yar odhanayaa Qalanjo, walaal meel hakaga dhicin sharafta hablaha soomaaliyeed hadii aadan garanaynba waxa uu yahay guurku iyo waxad ku raacayso ninka aad guursanyso hakula talinin inanta inay guursato ama lahadashoba nin ka tegay dhaqankiisii iyo diintiisiba waayo hadaanu ka tegin maxaa u xiiray jeegada Caaisha walaal maad waayin nin kuu qalma oo aad la wadaagto nolosha haddii aanad indhaha iska ridayn ragga soomaaliyeed ma wada aha jeego xiir ee 90% way wanaagsanyihiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, August 20, 2000 - 04:47 am QALANJO HADEY TALA KAATAHAY SIDAA WAXAA DHICI KARTA INAAD KHALDANTAHAY EEN KU SAXO: DADKA WAA LAWACDIYAA OO LAGU DADAALAA LAAKIIN NINKA AAD NAFTAADA KU AAMINEYSID MA SAHLANA OO WAA LAHUBSADAA LAGUNA DADAALAA IN AAD QOF HAGAAGSAN GUURSATO.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 13, 2000 - 02:08 am Walaal Caaisha hadad sida aad sheegayso aad tahay qof ahlu diin ah oo dhowrsoon jecelna inay diinteeda islaamka ah ku dhaqanto anaa diyaar kuu ah marka igala soo xiriir Emailka hoos ku qoran Gacaliye2000@hotmail.com markaan jawaab kaa helo ayaan si wanaagsan u wada sheekaysan doonaa inshaa ALLAH mahadsanid walaal caaisha waa walaalka muslimka ah Fuaad
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, September 19, 2000 - 06:50 am wiil-dhalinyaro ah oo qosolkiisa laga yaabo ayaan ahay,waxkalena kuma aan qoslin ee waxaa iga fajiciyey nimankan ooman ee dumarka aa ku soo leh,,waryaada dumarka raadsada oo kuwa idin la dariska ah qabata sidee idinka noqotey,, Men are specially so scared in ay date greyaan dumarka ey is yaqqaaaniin,,fulayaal wiil-geesi
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, September 19, 2000 - 09:26 am casha wadaado naagaha afar-afar u guursada somaliya ayeey joogaan ee maad ka soo war doontid. good luck my dear sister
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 20, 2000 - 12:49 am To Caaisha Guurkii Runta Ahaa Waa lagu rafaadoo Reer lamaba Dhaqa Karo raali ku Noqon kara Khayrkaa Laga reeb Saaxiib Raaxayso. Tumo . Maxaad Ku falaysaa nin Soomaliyeed Oo Oo Bowdyaha Kaa Wasakheeya Intuu Jaad Soo Cuno Adoo Seexday Soo Huluusha sariirta. Wake Up Sis 2000 Take Your Time Habeenba Ka dookh Ku raacsho raac Hadhowna Waayimaysid Mid Quraacdi U goysay oo aad guursato Your sis Barako
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 20, 2000 - 10:41 am caisho abaayo mid khery qaba alle hakugu beego Amiiiiiiiiiiiin koley anigu waligay jeego ma xiiranin waana ila ceebe ma isku gaagaabinaa, bal ila soo xidhiidh muctasim@hotmail.com waad mahadsantihiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, September 27, 2000 - 03:16 pm Naa balo ku qaaday!!!!! The "jeego xiir" boyz r the most stylish "chicken legz" alive girl. But not all of them are "street boys" or "party boys" girl. Maxaa ku falee mid...gashan>>>> surwaal abati ah shaati holof ah kabo kuyuuso ah timo afro ah gar wadaad For Gods sake girl........get real
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 28, 2000 - 08:32 am SABAAXEY WAAD GAFTAYE DIB U SOO NOQO MA WAXAAD DOONEYSAA MID KHAMRI INTA UU KAA DHARJIYO MARKAAD SARQAANTID JEEGO XIIR MEELUU JIROO DHAN INTUU ISUGU YEERO SAF MARKAA LAGAA MARO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 28, 2000 - 02:57 pm SABAX AFKAAGA BIYO LAGU QABAY GIRL THAT'S HOW MOST WADAADO GUYS ARE THEY KNOW NOTHING ABOUT STYLE
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, September 29, 2000 - 03:43 pm waxaan leeyahay marka ugu horeysa jeegaxiirka dhibaato malaha lakiin waxaan layaabanahay dadkeena waxay xumaan uga dhigaan ilaa iyo hada ma aangaran aniga waxaan hada kuleeyehay abaayo jeega xiir dhibmalah ee dadnimada qofka ayaa lafiiriyana imalkeyga nuur@abOUT. hadeeyjiraan waxa aha suaal ahan igala soo xiriir
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, October 08, 2000 - 04:59 pm WALAASHIIS HADAY KAA DHABTAHAY AMA AAD DAACAD TAHAY IGA SOO XIRIIR CALIWARSAME@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 09, 2000 - 12:46 am ASALAAMU CALAYKUM CAAISHA WALAL WALAAL HORTA WAAD KU MAHADSAN TAHAY INAAD DOONTO TALO WAANA SHARCI IN GABADHU ISA SOO BANDHIGTO ILLAAHAY AYAA KA FAALA QAADANAYA WALAAL ILLAAH WIXUUQURAANKIISA KU YIRI " WAMAN YATAQI LAAH YAJCAL LAHU MAKHRAJAA" MARKAA HADII AAD ILLAAH KU TOOSNATO WAAD HELI KAAD CALAF KU LEEDAHAY DADAALA ILLAAHNA KU XIRNOW WALAAL. DADKA KALE WAXA AAN LEEYAHAY KHAAS AHAAN HABLAHA WIXII CEEBTA LOO YAQAANAY KU FAANAYA WALAALAYAAL ILLAAAHAY KA BAQA OO XALAAL RAADIYA HADAL WANAAGSANA BARTA . WIILASHA HOTMAILKA SOO QORAYOW GABADHU WAA WALAASHIN EE HA KU CIYAARINA WALAALAYA RUNA U SHEEGA GABADHA . WIILASHA GABADHA CAAYAYA WAXA AAN LEEYAHAY GABADHU WAY SAXAN TAHAY EE TALO SIIYA O HA CAAYINA WALAALAYAAL. DHAMAAN ILLAAHY KA BAQA UNA SOO NOQDA ILLAAHAY ASALAAMU CALAYKUM. WIXII TALO AH MEEL LAGAALASOO XIRIIRO SHEEG
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 09, 2000 - 08:48 pm assalaamu caleykum: sister if you're looking brother,justlook this brother::::::::: his name is osman,and he lives in usa,and he is from somalia two, student in the college studing the computer science. and also xafid quran, and this brother is looking for sister, who always fear allaah s,w,a.. and obey the sunnah of the prophet muhamed s.a.w..... so if you're series, you looking for brother take look this brother insha,allah he is open minded, honest,attractive, smartguy, then contac him insha,allaah...... yuppie@uswestmail.net nickname:abu,xanan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 10, 2000 - 12:13 am wasalamu calaykum casha walalo waxaan u maleey nayaa nin ka aadraadinaysa in uu aniga yahay anigaa diinta ku fiican waxcaa barashaban waxaan bartaa business and mangement waa sanad kaygii sadexaad daday duna waa 24 baan gelayaa 04/12 casha waad salaaman tahay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 10, 2000 - 04:33 am Jawaab kusocota ubax walaal hadii adigu aad tahay faro iyo suul lagu qaad hablaha xalaasha doonaya leave them alone aritaa sina maha wadaadada oo dhame waa dadka mustaqbalkooda katalinaya markaa adiga laftigaaga walagu badbaa din karayaa iyada oo ilaahay lagula kaashanayo. waa talo maa ha in aan was kale u jeedo mukhtar
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 10, 2000 - 04:44 am hayaaaaaaaaaaaaaaay warqalanjo maxaa ka sooo yeeray naa qalanjo waan waxaan ku weydiiyey nin timihiisii si yuu u xiirto garan waayay waa maxay waxaad ka sugayso waxaan ku oran lahaa iska ilaali dadka jeegada xiiran sabab kaliya hadii aad guursato waxaa laga yaabaa inuu ku yiraahdo ileyn waa hobigiisee naa hoostana gees ka xiiir oo adooo gees ka xiiran lagaana warqabin aad umada dhinac ka raacdo warwaawaeeey ahahah ajajajaj abababa qalanjo qurun gabadha ha karidin buur hadaad ggesaha ka xiirantahay adigu
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, October 11, 2000 - 07:03 pm Too much emails too much men ,, u confusing the girl, lol. by the way caasho i'm jeego xiir nice man is there some thing wrong with me, hell no, at least i've style, any ways i hope u get good one like me lol,,,, u don't want jeego xiir dat is wat u said. To qalanjo girl u r one hell of a girl where can i get one like u? have u got a sister like u? ka baxay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, October 18, 2000 - 12:55 am aisha, haddii ay macquul kaga soo go,day makula caawin karaa, arinkaa arin aleh dartii.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, October 18, 2000 - 01:23 am waligay mid ka nasiib badan ma`arkin raga ilaan dumar la`aan ayaa haysay nimanyahow angaan wax ogayne wax woow u yiraahdey waayeen ilayn.Naa tan raga codsatayey waa kuwaane wax u qabo oo raga ha`isku layn kala daaaaaah daaaah daaaaaaaah ragu waa isku bateene
|