Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Oct. 29, 2000): AAN TAAGEERNO DAWLADEENA CUSUB:;;;;;;;;;
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abu-muscab

Sunday, August 27, 2000 - 11:36 pm
walaalayaal waxaan bogaan cusub u furnay in aan ka taa geerno dawladeena cusub

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali-qeyr

Friday, September 01, 2000 - 05:00 am
Asalaamu caleykum walaal waxaad furtay bog qeyr qaba waana waajib in shaqsi kasta ee soomaaliyeed isla markaasna leh damiir iyo waxgarasho inuu taageero dowlad cusub ee soomaaliya ka dhalato
waana ku faraxsanahay ee ilaahey ha inoo hir geliyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin hayaaqay

Saturday, September 02, 2000 - 07:54 pm
War hadii si loofiirsho dawlada cusub taageero ween uma baahna calaashaan shacabkii soomaaliyeed oo idil ayaa taageeraya nimankii qabqablayaasha ahaana arin baa ku cadaaday! Marka waxaa weeye "jaa'al xaqu wazaqahal baadhilu" oo ah xaqii baa yimaaday dulmigiina baab'a!!!!!Marka "SOOMAALIYA HANOOLAATO"!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mrxxxxx

Thursday, October 19, 2000 - 10:15 am
nabada soomaaliya aan teegeerno dowladaaanse aan wasno waa aniga siday ila tahay ee maxaa ka qabtaan akhyaarta?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUCAARID

Monday, January 15, 2001 - 04:10 am
wAAR TAG DAWLADAADA IYO AABAHAABA WASE