    Elmi | Wednesday, September 27, 2000 - 04:52 am Gabdhow ma u malaynaysaan inuu suuq heli karo ninkan soo socda: Age: 28 Marital Status: Divorced with three kids Education: B.Sc. Profession: Engineer Lifestyle: Clean from alcohol, smoke & narcotics. Islam, Somali, away from Somalia since he was 15. Salaada aad ayaan u jeclahay laakiin kuwo badanaa iga taga. Sababta aan idiin weydiinayo maaha inaa shukansi doon ahay ee waxaan rabay inaan ogaado suuqa meesha uu ka taaganyahay nin aniga camala. Waan ka xishoodaa gabdhaha (gabar/garoob) soomaalida sababtoo ahw axaan is dhahaa adoo 3 ilmo soo dhalay naag mustaqbal kuu shukaansaneeso aa iska yar dadkuna waxay i dhahaan waa iska caadi oo niman wax badan iga weyn igana tacliin iyo dhaqaalo yar ayaa sadex naag fura macaadalaahi hal. Waxaan kala garan waayey inay run sheegayaan iyo inay aniga qalbiga iigu dhisayaan. Taladaada isii maadaama aad akhrisay qoraalkayga. Mahadsanid. |
    Aisha | Wednesday, September 27, 2000 - 07:21 am I wouldn't mind dating a guy like you provided that you didn't abuse your first wife. Aisha |
    Leyla | Wednesday, September 27, 2000 - 11:59 pm Elmi horta u maleyn maayo hadan dhuxo in hadalkaado daacad yahay waxaadse u egtahay mid jecel in uu firiyo maskaxda gabdhaha si kasta hadaan kaga jawaabo suaashaada umaleyn maayo sida ani ila tahay in nin looga cararo ilmo ayuu dhalaey oo qofka dabeecadiisa, cilmigiisa, caqligiisa iyo weliba xoolahiisa ayaa lagu raaca marka hadaad tahay sad sheegeyso nin cilmi leh xishooda diintisa jecel balwadna laheen dabcan waa waxay gabdho badan raadinayaan laakin hadaad intaa wadato oo se dabeecada ka aradantahay u maleyn maayo in aad mid heleyso marka fakaroo meesha kaa qaldan saxo wasaalamu caleykum |
    waraf ama amadeya | Thursday, September 28, 2000 - 05:09 am elmi horta sxb ka hor intaanan kuu soo gudbin rayigaas waxaan kugula dardaamayaa sxb inaad ku dadaasho salaada waayo walaal maanta waa maalin aduun barina waa qabri xaqiiqduna waxay tahay walaal ma ogid xiliga geerida marka waxaad tirih salaada waan jeclahay laakiin qaar baa iga taga walaal ku dadaal inaad wada tukato oo daacad aad u tukato iyo cabsi alle tan kale waxaad u egtahay in hadalkiisu uusan daacad ka ahyn waayo waxaa la arkaa gaar ahaan dadkeena soomaaliyeed 70 jir 18 qabah taas baad ku tusaale qaadan kartaa in kumana xirna rabitaanka dadka iyo waxa qof walba jecelyahay ee waxaa ugu muhiimsan calafka |
    Zeynab | Thursday, September 28, 2000 - 06:16 am Haa waan shukaansan lahaa nin kulamida. Qofka guur waa ka xumaan karaa laakin inuu niyad jabo maahin. Aniga wlaashey ayadoo 22 jirta laba caruura leh ayaa la furay Lix bilood ka hor ayaa waxaa guursaday nin aad u fiican oo mar walba yiraahda furiin wax lagu farxo maahan lakin waan ku faraxsanahay inaan helay qoftaan oo hada jirta 34 sano. Marka sheekadu waa calaf ee maaha wax kale. |
    samia | Thursday, September 28, 2000 - 06:37 am a/caleykum cilmi horta ogow in dadka isku mid aheeyn oo ay ku jiraan dad aan fiirin waxa suuqa ku jira i.w.m waad heleysaa qof kuu qalanta. wax walba waa wax uu ilaahay qoray ma seegeysid calfkaaga. waxan ku rajeynaa in aad hesho waxa aad raadineyso a/caleykum. |
    witch | Thursday, September 28, 2000 - 06:40 am Man, u don't need a wife, u need a housekeeper. May I suggest an undocumented alien.....they are cheaper. |
    dr-troubleboy | Thursday, September 28, 2000 - 10:03 am comments to elmi haddaan u hadlo gabdhaha waxaan ku odhan lahaa: maxaad ku furtay inantii hore? sideese ukal ilaalin gabadha aad rabto iyo gabdhaha aad dhashay(haddii aad dhashay weeyaane)? ma waxaad rabtaa inan aad madaxa aad ka cuntid? sxb haddaan aniga ahaan kuula hadlana waxaan ku odhan lahaa singlemother ilaah baa badshay ee doono!!! |
    Anonymous | Thursday, September 28, 2000 - 03:02 pm ELMI SORY TO TELL YOU THIS HARDLY ANY GIRL WANTS A GUY WITH A THREE KIDS |
    rahma | Thursday, September 28, 2000 - 03:32 pm salaamu calaykum. uma malaynaayo gabar sharaflihi in ayrabto nin reerkiisii ka soo baxay,ileen ciladii gabadhii hore ku naqduu qabaaye.Marka aniga ahaan waxaan aamin sanahay in aadan gabar fiican helayn, ileen diin lagugu raacanah malihidoo salaad xitaa waad u goyneysaaye garoobna waatohoo sadex cunug ayaa masuulkoodu ku saaran yahaye waa hadii aad masuul ka soo baxdaan. you are noooooooo good. ninka yiri garoob raadsana, walaal garoobada meel ha uga dhicin gabdhaha qaarkood iyagaa iskala weyne. |
    LOL | Friday, September 29, 2000 - 06:48 am LOL @ Rahma GAXGAXGAX FIQ FIQ FIQ |
    fatima omer | Friday, September 29, 2000 - 10:28 am dear elmi. Hi as my sis leyla said if you have all the things you claime you do (education,age,$$$,etc)i don't think any women would resist you. secondly. in my opinion i don't think kids are a big issue, forexample:lets say that I loved you truely i wouldn't care how many women,kids,$$$,you have. What counts for me is that you're a good man inside/outside and a good father to your kids and a sweet husband to me... If a women chooses you for what you have than she honestly doesn't love you ,she is in-love with your money and the image that you carry. prophet Mohamed said (csws)" that good things happend to those who deserved" I wish you the best of luck but if you have hard time finding a "good" somali wife try States like CALIFORNIA.......lol sincerely yours fatima omer san jose,ca |
    dr-trouble | Sunday, October 01, 2000 - 10:45 am comments to rahma maahmaah carabi ah ayaa tiraahdo(man daraqal baab wajabal jawaab)abaayo garoobtaba ciladiisa oo kale ay qabtaa waayo iyana sabab ayaa looga tagay!!!gabar ku xad gudub igama aha ee waa iga runsheeg... |
    Elmi | Wednesday, October 04, 2000 - 04:13 pm Thanx dhamaan. Qofkii meeshan talo u soo raadsada taloyin kala nooc ayuu helayaa. Qaarkiin waa iga qosliseen qaarna taloyin fiican ayaan ka helay. Furiinka micanheedu maaha in labada qof mid xunyahay ama ay wada xunyihiin ee waa calaf dhamaaday ama is faham la'aan. Hadaa ani 9 wareesato waxan ku oranayaa anaa saxsanaa hadaa my ex-wife warsatana waxay ku oranaysaa mayee anaa saxsanaa marka sheko hal dhinac laga arkay ma soconeyso ee aan uga harno "divorced man" Mar labaad ayan idinku mahadinayaa talooyinka. |
    mafio | Sunday, October 08, 2000 - 09:39 pm TO: Elmi meeqo sano ayaad ku guursatay ? |