    hamada | Thursday, October 05, 2000 - 06:20 am waxaan jeclahay inta meeshan soo gasha inaan weydiiyo su`aal basiid ah aad u sahlan runtii qofkii ka jawaaba waxaan u arkaa qof ilaahay u dhamaystiray caqligiisa halkaana u soo gala inuu cabiro rayiga dadka kale kiise garan waaya waxaa cad inuu yahay laga roone gadaal ka gaar ah xikmad laawe u yimaada meeshan inuu tuso dadka inuu qori yaqaaan soomaliga ama englishka iyo cayda ama wixii xumaan ah ee la xiriira suaaashu waxay tahay ............. imisa farood ayaa ku taal qofka insaanka ah ama bini aadamka ?????????/ jawaabtu way cadahay laaakiin bal aan aragno cidii ku dhiiqata qofkii rabah inuu ka jawaabo suaaasha ha dhuuxo hana u fiirsado |
    s | Thursday, October 05, 2000 - 09:42 am asalaamu calaykum waxa ku tal 20 farood marka la isku daro tan gacmaha iyo tan lugahaba lol |
    dr-troubleboy | Friday, October 06, 2000 - 09:52 am comments to hamada abaayo sidii kii iga horreeyay kuu sheegayba waa labaatan,balse waxaa jira kuwa 24 leh kuwo 22 leh iyo kuwo 6farood kaliya leh,qofkastaaba wuxuu leeyahay intii eebe ugu deeqay. adi qayb 24-ka maad ku jirtaana.kaftan. |
    sayid | Saturday, October 07, 2000 - 08:22 pm abaayo hamdi, qofku binni aadamku wuxuu leeyahay 16 farood iyo 4 suul , markii dhamaan laysku geeyo lugo iyo gacmo. Balse waxaa jira kuwo uu rabbi ugu deeqay , extras. |
    hamada | Tuesday, October 10, 2000 - 06:51 am sayid sxb runtii waxaad tahay nin ilaahay u dhameeyay garaadkiisa laakiin bal ila fiiri kuwan kor wax ku qoray iyo jawaabtoooda waxay yiraahdeen 20 ayuu leeeyahay qofku sxb waxaan kaa rabaah inaad darsi u bilowdo qoladaan si ay kaaga faaiidaystaan waayo nin laga faaiiidaysan karo ayaad tahay waxaan weydiiyaya intee farood ayuu qofku leeyahay waana saad uga jawaabtaye 16 iyo 4 suul waanad mahadsantahay qoladaanoo kale waa kuwa aan rabi ugu dhibcin sxb mida kale hamada maa ahan naag ahmed saas ayay carabtu ugu dhawaaqdaa by |
    SAYID | Tuesday, October 10, 2000 - 08:40 pm SXB HAMADA MARKA HORE IGA RAALI NOQO INAAD MAGACAADA KU QALDAY MID DUMAR. TANE KALE WAXAAN KU FARAXSANAH INAAN SU,AASHAADII SI SAX UGA JAWAABAY. |
    hamada | Thursday, October 12, 2000 - 02:19 am sxb dhib ma leh laakiin waxaan kaa codsanaa inaad dadkan aad macalin u noqoto waayo waa dad u baahan in darsi loo dhigo maxaa yeelay sxb dadka garan waayay farahooda inta ay ka koobanyihiin waa yaab inay halkan imaadaan oo waxay rabaan iska qoraan kolay iska cadaatay inaysan dad caadi ah ahayn sxb |
    nassir | Friday, October 13, 2000 - 02:29 am Sida wax loo qoro, soo baro. |
    Ali | Friday, October 13, 2000 - 02:32 am Hamdi, sida loo qoro Afka soomaaliga, iyo sida guud ahaan wax looqoro, ayaa kaa khaldan. |
    Ahmed | Saturday, October 14, 2000 - 11:05 am ali&nasir hadaad taqaanaan qofkaan ahay runtii imiinaan tiraahdeen sida wax loo qoro ayaa kaa qaldan waxaanse idiin sheegayaa la`iskama hadlo ee xikmad iyo caqli ayaa lagu hadlaa hadii kale waad danbaabaysaan sidaad hadaba u danbaabsantihiin walaalayaal qoraalka hooyadiin idin kuma dhalin ee anaa idin baray hadaad ogtihiin dib isagu noqda oo xasuusta goorta la qoray afkaad sheegaysaan iyo cidii qortay |
    FREEMAN | Monday, October 16, 2000 - 02:19 am TO: MAHADI...... Asalaamu caleykum?? Waxaan ku dhihi lahaa walaal in aadan la galin faraha arimaha ilaaheey, sida su aasha aad dadka weydiineeyso oo kale!! Mahadsanid!! FREEMAN |
    SANBAAYO | Friday, October 20, 2000 - 07:42 pm Waxaa aan ku leeyahay su'aashaadu waa mid culus waxa ay aniga ila tahay in ay yihiin faruhu labaatan , in kasto ay jiraan dad ay kabadan yihiin |
    saeed mohamed | Saturday, October 21, 2000 - 05:47 pm to hamada waxaan ku leeyahay meesha googaalaysi baad u soo gashay ee wax faa iida leh makeenin |