Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Oct. 29, 2000): Odaygii carbeed oo badawga ahaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaftan

Monday, October 23, 2000 - 08:27 am
Bari baa waxaa jiray nin duq reer baadiyo ah waxa uu lahaa ari fara -badan arigiisa midkamiga oo orgi ahaa ayaa waxa uu arkaa malin walba isagoo ri ku riixaayo markaasuu waxa uu yiri (hadii rijaal) rag rag dhalay odaygii ayaa waxa uu fiiriyo orgigii ayaa isagan sidii oo kale suubiyey oo maalinwalba wax riixayey oo orgigii buu ku daysaday markaasuu waxa uu arkayorgigii oo ugu-danbeeya xoolihii oo socon waayey markaasuu ku yiri (Qaribtani Allah ya qaribak) waadna halaysay ilaah haku haleeyo== macnaheedu waa isagana sidaas ayuu kabaqayaa in tabardaro ku dhacdo
hahahah looooooooooool
p and love all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

public

Monday, October 23, 2000 - 08:58 am
Waraa duqa aad baa iiga qoslisay adiga carabta maa lagaa soo tarxiilay looool keep the good work man you are realy funny thanks again bro
loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool