Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Oct. 29, 2000): All my homezzzzz help me find me a kaftan"""@
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Najma

Friday, October 27, 2000 - 07:55 am
Walaalayaal waan ididin salaamay salaan kadib
waan ogahay halkan inaysan ahayn baafin laakiif wiil aad uga'helay oo aan ku bartay Netka ayaan ka samri waayey waxaan rabaa in lay caawiyo plz hadi aad taqaanaan waxaa layiraah Abdulkadir kaftan waxa uu degan yahay Ohio USA only if you know say something other wise I don't wanna heard from you mahad sanidiin walaalahay somaliad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 03:04 am
walaashiis anaa aqaano waa ee maxaa rabtaa in aan kugu sheego????