Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): ALLA WADAADKU COD MACAANAAA!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mh

Thursday, November 16, 2000 - 12:22 pm
Beri baa nin reer hargeysa ah naagtiisa ka maseeray maxaa yeelay wadaadka masaajidka u dhow ayey jeclaatey.

Mar walbo uu wadaadku aadaamo, naagtu waxey tiraahdaa ala wadaadku cod macaanaa.

Maalintii danbe ayaa ninkeedii ku yiri anigu safar baan aadayaa oo 10 cisho baan maqnaan.

Labo cisho kolkuu macaan ayuu warqad u soo direy naagtii oo uu ku yiri anigu waxaan ahay wadaadka masjidka ka aadaamo ee caawo halkaa iigu kaaley.

Kolkaaseey meeshii tagtey habeenkii. ninkeediina intuu isdabdaboolay ayuu wadaadkii isu ekeysiiyey.
Markay naagtii is keentay ayuu bud la dhacay ilaa ay naagtii suuxday.

10 cisho ka dib buu soo noqday, markaasuu adaankii maqley. ka dib naagtiisuu intuu u yeeray ku yiri war maqal wadaadkii codka macaanaa baa aadaamayee.

Markaasey naagtii ugu jawaabtey " Wadaadada codka macaan naagahey tumaan"