Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): GEFKII UGU WAYNAA 1999!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame (Public user)

Unrecorded Date
Yaabay ee ma yaabteen!

Ma nacas baa ninkaan habeen walba gabdhaha soomaaliyeed meeshan ku caayaya, balse miyaysan
la dhalan gabadh, ama aysan dhalin (Hooyo)

kuma aan caayayo, ee afkaaga ka wanaajiso hablaha somaliyeed.

Caayi godob!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raaxeeye (Public user)

Unrecorded Date
Waan ku slaamay Warsame
Warsame hala yaabin dadkaan mexay gabdhaha Somaliyeed ka yaqaaniin. Masa og yihiin gabdhaha somaaliyeed wax lagu dhaarto in ey yihiin. Masa og yihiin gabdhaha somaaliyeed gabdhaha aduunka ugu quruxda badan le in eey yihiin.
Warsame hala yaabin dadkaan waa nimankii nagaha ajnabiga ahaa wax kale mooday.

Email= badda76@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Public user

Unrecorded Date
warsame may caayeen gabdhaha haday ogyihiin,bahalka gabdhaha ku xidhan macaanka uu leeyahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YUKEEY (Public user)

Unrecorded Date
TO WARSAME QOF CAAYA GABDHAHA SOOMALIYEED MA JIRO EE RUNTA AYAA LA SHEEGA HADDI AAD LEDAHAY RUN YAA LA SHEEGIN WAA WAX KALE.
HADDI KALE GABDHAHA DHOGORTII AYEEY NAGA DHIGGEEN EE NAGA DAA WAXAAN U MALEYNAYA WADDAMADA CARABTA AYAAD JOOGTA OO NAGAHA HALKAAN JOOGA WAR KAMA HEYSID-WAA SHARMUUTOYIN OO GAALADA RAACDA ADDOMADA MADDOWGA RAACA OO DARIIQA KU CABA KHAMRIGA IYO SIGAARKA KU FAANA IN NINKEEDI SO DEJISAY OO MEELAHA JAADKA KAAGA HORREYA IWM
MINFADLAN II SHEEG HAL SHEEY OO LAGU AMMAANO WAAN KULA AMMANAYA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO:WARSAME
ISKA AAMUS WAXAAD OGTAHAT BAA YAR EH.
CANTAADACA NAGALA TAG MARAXYAHAOW WAXAAD OGTAHAYBA BAABA ISKA YAR HADAADBA SAAN UHADLAYSID
SUUQA TAG OO SOO ARAG GABDHAHA SOMALIYEED WAXAY KU KACAYAAAN. ANI ADOO KALE MABA UBAXABA :-(


PEACE NIGGGA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ijaba (Public user)

Unrecorded Date
To: Yukeey and Warsame

Waxan oran lahaa dadka isku wada mid ma aha. EE hawada caynin gabdha Somaliyeed. Hadii aad aragtay gabdho halaabay; waxaad ogaataa wiilal wasaq ah na inay jiraa. Ee mishaan gabdho iyo wilal xumaaday wayjiraan; sida ay u jiraan gabdho iyo wiila fiican

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To: Warsame
People usually think that somaliida are indo adeeg but this is too much.
You should understand that usually when someone has a problem with a lady he abuses. I thank u a lot for supporting the truth.
For Yukeey he should grow up and face facts, just coz he's lonely doesn't necessarily mean that he should be insulting. May God make u meet a gal who will kick your ass. Hoping to hear from u.
Thank u brother Warsame u r a gentleman, there aren't many of u left.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mushtaq

Unrecorded Date
thanx to anonymous on 13 oct. u said it well
as for u mr yukey or whtever u call urself

(1) there is a saying in our language that says: "if u want to know someone look at his friends".
obvously for u to know that somali girls are filthy (which i think is untrue), u must be hangigng around with the wrong croud, so what does that say about u personally.

(2) Somali girls happen to be the most well behaved and decent girls in the whole wide world,so i think may be u r on a different planet, or have a mistaken identity, so go check ur self,and see where u belong.

(3) keep ur filthy mouth and mind away from somali girls, in reality they would not waste their time to even GLANCE at u, let alone be at the same place as u r.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ILhan

Unrecorded Date
to yuukay and warsame
marka u horaysay gabdhaha somaliyeed maha saa umalayseen waa gabdhaha kili oo 100% ku guursada gabarnimo oo wali qof lasoo kulmin lakin haday idun ku daad shayn oo idin deeden in ay i din guur sadaan haku qaraarine i know noocina oo kale calool waynayaan qaablooyaal and qiimo lahaan waligood ayeey qaraarijirayn. so next respect somali girl the most beautiful girl in the worl. who dont need losers like you guys who are ''foolish with no future''

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
anonymous adiga moos maad ka dhalatay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ramla adan

Unrecorded Date
waxba dhaliyarooy yaan la is caayin labada dhinacba wiilal iyo gabdho walaalayaal marka aan dib ugu noqono dhaqankeenii hore dhulkeenii waxaan dhihi karaa haweenka soomaaliyeed waxay ahaayeen haweenka dunida u qaalisan uguna sharafta badan dhulkaan gaalada oon ku nool nahayna labada dhinacba waa la is badalay wiilal habaabay baa jira gabdhahana sidoo kale qaar dhumay waa jiraan alxamdu lilaahi hadana wali waxaa badan inta wanaagsan marka walaalayaal aniga waxaa ila qaalisan wiil iyo gabar umadeena qiimaha leh inta badiida noqotayna ilaahay ha soo hunuuniyo waxaana ila fiican in la fiiriyo dadka inta wanaagsan dadka kalana ilaahay ayaa la xisaabtamaaye ee aan danaheena ka raacano nabadeey dhamaantiin umadayda qaaliga ah oo wax ii badali karo jiran waxaan ku faraxsanahay inaan ahay gabar soomaaliyeed nasiibna u heshey inay nolol la qaybsato wiil walaalkeed ah soomaali ah ogna waxa ay ka mudan tahay saalix lehna dhaqankii suubanaa ee lagu yaaqiinay dhalinta soomaaliyeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ningabdhahajecel

Unrecorded Date
There we go again, steriotyping,

that's why markii qof soomaali ah wax dilo ama dambi qof kale galo aan isagii loo raadinin ee qof qabiilkiisii ah oo miiskiin ah loo dilo.
Haddaba, in la jamciyo ummad dhan ma fiicna.
Gabdhaha taan qabo waa raaliyo inta ila dhalatayna waa marwooyin Gabdhaha kale ee aan is naqaanana ama aan school wada aadno ama aan wada shaqayno 96% waa "clean" so don't generalize.