Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): Aryaa qowdhan Ma Dadaa?......?.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bile

Friday, November 24, 2000 - 06:35 am
hada ka hor ayaa waxaa gabar kala doontay odoyaal reer waqooyi ah iyo kuwo reer koonfur ah Salaan iyo iyo bun jabis kadib in la is barto ayaa la isku raacay .Oday ka mid ah odoyaashii waqooyi ayaa yiri Waaryaara hee, dee culimadii baan idin barayaaye dhageeysta. dee midkakani waa qowdhan oo kaasi waa Dhidir oo midkani waa Madar Afbalaadh iyo ina cantuuga weyne iyo ina sakaaro laaye. odayaashii reer koonfur mid kamid ah oo yaaban ayaa soo booday asaga oo hoos iska leh yaa yah ya waa ku magacyo qurxadaas, Eeboow muga ana hee Aqyaartiyaan ku baraahe dhagaha ii soo raarici. Igaarkaan meeha fadha moow jeedaa Oda muluqoow aa la dhahaa ku ye, midkaan hareedka leh culusoow ahaa, halkaas gadaal qoomaara xamuud tuuryare dheh kuye, igaarkaan kale dhurwaay aa ladhahaa. xariifkii koonfureed oo hadalkii dhameen aa reer waqooyigii
soo baday, Naw waar yaahee waar waa maxay bahaladan aad tirineeysaa,waar malaha wuxu waa qori ismaris. Oow koonfuraa soo booday kah' barji hele areey wuxuu ku ku hadlaayo daymoo aryaa xaa ka rabtaa bahaladeeyda ? anba qowdhanaa kuu dhaafee waxaanse ku su'aalay Qowdhan madadaaa?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiridWeyne

Friday, November 24, 2000 - 09:26 am
Ar saan u qoslaayay fishaaq aan iri nabee,biriga waxaan ka helaa mahaan kusoo qortay eeboow wax kale hadaad heyso nugu soo tuur.Qowdhan ma dadaa hahahahahahahahahhaha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamdi

Monday, December 04, 2000 - 05:00 pm
qosol,,,,magac yadaa idilay....
that was funny bro,,,,, qowdhan anaa aqaanay nin la yidhaado.