Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Bililiqaysi Reer
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAJI (Public user)

Unrecorded Date
Nin ree xamarwayne ah ayaa waxa uu qabay gabar aad u qurux badan, gabadhii waxa ay is barteen nin garbo katabaan ah (waa kuwa jidadka wax ku gado)oo faro dheer ah, ninkaan Waratada ah maalin kasta qadadiisa iyo taabashadiisa luuq uguma jirto nooh, laakiin waxa uu ka cabsadaa uu is yiraahdaa naagtaan ninkeeda goormuu TOOREEY ku gelin doonaa oo ku dili doonaa cabsi ayaa dishay ninkii.
Maalinkii danbe isaga oo gurigii ka soo baxaayo iyo ninkii naagta qabay oo guriga galaayo ayaa iska hor yimid, wuu naxay faro dheerkii( Garbo katabaankii), ninkii naagta qabay ayaa yiri adiga naagteeyda iska Wa. Wa. anigana waa kaa naxnixinaalee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salan maryo (Public user)

Unrecorded Date
adna faragaab iyo garbo canjeero adigaa ah shaashiyahow injirta qaba!!!!!,mahadad soomaali
ukalasaartay faradheer&faradhuub etc.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runsheege (Public user)

Unrecorded Date
Xabash dad yasaya anagaa aragney!
War kaali Salan maryo waxaa tahay digsi gubtay, faqiir bililiqo qurbo ku yimid markaas ayaad caayeysaa shaanshiyo. Nacas yahow xishow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqo

Unrecorded Date
hey runsheege

dhaaf salaan maryo waxuu waxii run ah ree xamarka injir layaasha ahaa ayaa hadlaayo oo barada iyo jalaatata kuga dijiray banaanka ooh dacas laanta ahaa. so get that little boy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

labaqaad

Unrecorded Date
waar niman yahow intaad cayda iska daysaan kaftan aan cid gooni ah aan wax u dhimaynin ku kaftama.
mideeda kale waar ninkaagan gibil cad waanu isnaqaan in aad laaji tahay cadowga soomaaliyeedna aad dabadhilif u ahayd talyaani afkiisu uraya hadaba kuuma haboona inaad faradheertii gunimada kaa saartay inaad caydo.Mise waxaad istiri gaalkii aan kaa xoraynay baad hoos joogtaa
Hadaba waa inoo soomaaliya you fucking ass licker.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
saaxiibayaal aad baan oogu farxaa marka aan arko soomaali caytamaysa oo dagaalsan waxaana ku duceystaa ineysan weligeed rayi ku heshiin sida aad idinkuba isku cayneeysaan