Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): Soomaaliya iyo qabiil
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ADAN

Sunday, November 26, 2000 - 08:27 pm
WIIL YAR OO SOMAALI AH AYAA AABIHII WAYDIIYEY "AABE DIR IYO DAAROOD KEE FIICAN"? AABAHA SOOMAALIYEED OO AHAA NIN AAD U CAQLI BADAN AYAA WIILKIISI UGU JAWAABEY ASAGOO LA YAABAN SU,AASHA WIILKA YAR "AABE LABADABA SOOMAALIYA AYAA KA FIICAN".