Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): afingiriiska kuma qosli
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xarago (Public user)

Unrecorded Date
Magaalada London ayaa laba nin oo saxiib ah midi uu ingiriiska si fiican u yaqaan midna xoogaa yar ka yaqaan ayaa waxaa dhex mar tay sheekadan.

1.baa wuxuu yiri: saxiib waa digii ingiriiska si fiican u yaqaanay ee sheekada lagu qoslayo oo T.V ka socota maxaa ugu qosli waysay

2 baa wuxuu yiri: saxiib waa runtaa sheeko qosol leh baa meesha ka dhaceysa oo waadiga aad maqlaysid dadweynaha qosolkooda lakiin anigu ingiriiska sida loogu hadlo ayaan bartay lakiin sida loogu qoslo ma baran

Waxaan rajeynayaa in ay idin cajebiso sheekada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ajab (Public user)

Unrecorded Date
lol that was mid qosol badan kah kah kah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XL (Public user)

Unrecorded Date
Waa runtaa macallinka!

anigu kuma qoslo waxa aay ku qoslaan ayaku (reer ingriisiga) waayo "sense of humor" ayaanba isaga mid aheyn. Keenu iyo koodu waa kala duwan yihiin.

Markaa dadka af-englishka wax kusoo qoraya fadlan soomali ayeey ku macaan tahay ee ku soo qora.

markaas waad arki dad badan oo kuu soo tahniyadeeya. bal arag kuwa Englishka lagu soo qoray, waa looga tagay.

XL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laascaanood (Public user)

Unrecorded Date
aniga xetaa kuma qosle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qalbi

Unrecorded Date
Qofkastaaba dabeecad gooni ah ayuu leeyahay markaa wixii aan ku qoslay ma aha inaad ku qosashid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cilmi

Unrecorded Date
waar shekada ku noqo.saxiib waqxa lagu qoslo maha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaaneey

Unrecorded Date
hahhhahaha it was nice bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalbi

Unrecorded Date
from qalbi
you people are sick, the reason the people laugh at that is because is english and some of you can't even understand english that is why you are laughing

ha haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa