Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): COLUMBUS JOKES ONLY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ax

Friday, December 01, 2000 - 10:19 am
COLUMBUS JOKES ONLY.
this page is our page>>> wixii qosol aad haysid halkan kusoo qor waliba kuwa ugu qosolka badan .

Hada kahor aa waxaa dhacday ninaa wuxuu kudhintay magaalada moscow(ruushka) maalintii danbe warkii aa xamar lakeenay fiidoow oo maqaayada shaah kacaabaaya
aa waxaa u imaaday saaxiibkiis isdagoo u sheegaya
in saaxiibkood faray mosko ku dhintay.
fiidoow warkii waa lamarsiin waayey waxaa macquul lanoqon waysay faray mosko kudhintay
fiidoow markii danbe wuxuu dhahay arhooy moos
laguma dhintee faray maqolofkoow ku liqay!
ahahahahahahahahahahahaha.....
THIS FOR COLUBUS HALA SHIDO HEE QOLKA.
by walaalkiin Ax.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hotg

Saturday, December 02, 2000 - 05:49 am
hey ax please noo camir hee
waa kabaxay