Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): SHUUN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mauud

Sunday, December 03, 2000 - 05:19 am
Waxaa dhacday in ay maalin is af dhaafeen labo dumar ah mid reer waqooyi ah iyo mid reer baydhabo ah markaas ayey tii reer waqooyiga ahayd tiri DOORO weyn dabadeed tii reer baydhaboodka ahayd oo dooro(digaag)wayni guriga u joogay tiri ha iga cunin qumayayahay.
dooro dadka reer waqooyiga ahi waxay u yaqaanaan baarada dadka reer koofureedka ahina digaaga <