    DHAM (Public user) | Unrecorded Date Waxaaa jiray reer,reer miyi ah,ayaa iyagoo habeen habeenada ka mid ah iyagoo guriga hortiisa ku cawaynaya, ayaa duqdii ama islaantii reerku waxay aragtay diyaarad hawada xiimaysa markaas bay kor u fiirisay oo tiri,waxaasa nin ah,odaygii oo xanaaq wajigiisa ka muuqdo ayaa waxa uu yiri, nacas,nacas dhalay goortaasi baanu cirna joogin dhulna joogin.Waxaasi waxa odaygaasi ka keenay waaaaaa??masayr ama hinaase |
    AHMED (Public user) | Unrecorded Date saxiib aad baan ugu bogay sheekadaadan,waxyaalo fara badan baa ka dhaca wadankeena iyo aduunkanba,waa marka aan ka fiirino dhinaca hinaasaha ama masayrka, hadaba sheeko dhab ah oo ka dhacday wadankan aan ku noolahay kuna dhacday nin aan si fiican u aqaano,ayaa rabaa in aan halkan idiinka soo tabiyo, waxaanay u dhacday sidan.waxaa jiray nin aad u shaki badnaa ama masayr badnaa,ninkaasi xaas ama(family)ah,ninkaasi habeen kasta oo uu gurigiisa u soo hoydo waxa ay is dagaali jireen xaaskiisa isagoo waydiinaaya cida guriga timid ama la joogtay,naagtiisu aad bay ugu dhib qabtay ninkaa odayga ah iyo su,aalihiisa xunxun ee iyadoon waxba jirin uu samaysanaayo,habeenkii danbe ayey waxa ay samaysay gabadhii waxa ay soo qaadatay( arsh-tray)sigaarna waa ay soo gadatay inta daarto ama shido sigaarka ayey ka dib damisaa,wxaanay ka buuxisay bahalka sigaarka lagu damiyoama(arsh-tray)waxaanay saartay miiska korkiisa.Markii uu saaxiibkaa gurigii uu soo galay ayaa waxa uu indhaha ku dhuftay,bahalkiiama geedkii ay sigaarka caawa dhan ku daminaysay,halkii ayuu jaamac qaylo iyo rabsho ka bilaabay ilaa uu ku dhawaaqay, in ay caawa laga bilaabo ka furantahay. |
    g-gode | Unrecorded Date saaxiib maseyrku waa mid soconaya ilaa iyo inta aan ka dhimanayno waayo waa virus bini-aadanka lagu abuuray |
    saaxir | Unrecorded Date Ahmed, Sheekadaadu waa ka waalis. naagtu ninka haday ka sii waaliso dee waxay ka shaqaynaysaa kala tagooda. Laakin sheekada hore waa "masayr" one too comon ah. |
    dheeg | Unrecorded Date NABAD Ninba markuu nasiib u yeesho bogan ayuu wax ka sheegi kara. Hadaba siduu yidhi g-gode waa virus laqaado markaad isku kalsoonaanwaydo oo keli ah Dheeg Nabad galyo |
    DHOOL | Unrecorded Date WALIGAA ADIGOON BIXIN KOOWDHE SHEEKO MACAAN HADBA II MARINAAYO 2DHEH MA MALYANKII ODAYGAA KEENAY MEERMEEREESIGE WAADIGAA KA DHACAY MEEL MARAG BAAN U HEESTAA ADNA IN AAD MASUUL MASUUL TAHAY MAANKAAGA GELISAA DHAMEEY WALAALO MASEERKA WAA HALIS NIN UU SOO MARAANA KA SHEEKEEN KARO EE HA IGU SOO KICKICIN YAAN HARSANI WAAYINE SIDAYDII HORE NAAG KAA FOOLXUN WALIGAA MA U MOODAY IN QURUX LAGAAGA RAACAY OO SAAD GAAROO DHAAF U LAHAYD AYADII MA U EEKAATAY SIIMA WADI KAREE JAAW |
    Anonymous | Unrecorded Date dheeg masayr waajira doqonbaana u washa nagina waa u dhimata jarmalkana lama masayro wayo dadku doofarka ayey cunan !!!!!!!!!!!! |
    mel.abraham | Unrecorded Date mas idin cun ma waalidkood ayaa masayri jirey. wax masayr iyo hinaase hayo maanu arag angu ee maxaad dadkaa dhakhtarada u geyn waydeen |