Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Dec. 16, 2000): BASBAAS CUNTEE HADABA ANA ICUN!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANWAR

Thursday, December 14, 2000 - 05:25 pm
WAXAA ISA SOO RAA CAY 2 NIN MARKAA WAXAY LA SOCDEEN DOONI WAXAA DHEXDA KA HELAY NIBIRI{SHARK} MARKAA WAXAY 2 NIN KALA AHAAYEEN SOOMAALI IYO HINDI MARKIIBA WUXU CUNAY NIBIRIGII SOOMAALIGII MAR KAASUU HINDIGII AAD U CADHOODAY ISAGOO KAXUN QUUDH SIGA UU QUUDHSADAY NIBIRIGU, WUXUU OOYO OO UU YIDHAA MAXAAD MIDAB KALASOOCA IIGU SAMAYNAYSAA EED II CUNI WAYDEY? WUXUU NIBIRIGII YIDHI RUN MARABTAA KU CUNIMAAYO SANAD KII HORE AYAAN NINHINDIYA CUNOO WALI FUTADAA I OLASHA SORRY.HAHAHA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 15, 2000 - 05:55 am
waraa ciyaal koobi waxi intaa ka aqrisay ninka kale ayaa soomaali u badashay waraa maskaxdaada ka shaqeeysii oo fikrad la imaaw wax aad iku hayso male dabaal waaxid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAA AABO

Sunday, December 17, 2000 - 04:49 pm
AABO WALI MA CADHAYSANTAY WALI AFKII MAAD BARAN MIYAA SAWDIGAN WALI ACSENT KA LEH HOOYO IGU SALAANWAA ABO XIKMADA AAD HAYSAA EED RAG WAX UGU SHEEGAYSAA WAA MAXAY? WAAYAAB ALAYAAB HADAYAAB ADIGUNA DAMEEROW HIGSO FARASKA DOOLAAL DANISEETO WEEYE DABASOCO MA GAADHIDE