    MA ORAN (Public user) | Unrecorded Date "Hadalka anigu ma oran, iyo waan iri, midna oran maayo, ee hadalka hadaan iri ma oran ma aan iraahdeen, ee hadalka ninkii yiri siduu yiri ha u yiraahdee ha loo yeero!" |
    Naayaa (Public user) | Unrecorded Date Ma la yiri, mase lama oran? oran meeyne ma asagaa yiri? |
    Yaxye (Public user) | Unrecorded Date Ninkii makanaa dilay mise kan, mise kan iyo kan, kan iyo kan madiline, kan iyo kan waxay yiraahdeen kan iyo kan baa dilay! |
    Manaxdo (Public user) | Unrecorded Date balo ma jidho iyo waa jidhaa waa isku qaban jidheenee ma jidhana waa u badin jidheenee . |
    KU XUJEEYEY (Public user) | Unrecorded Date sagaal nin oo walaalo ah sideenaas. sideed isku bah tahay sidiinaas. nin bah gaar yahay sidaydaas. sideeduna ninkii siri sidiinaas. ninkuna sirtii garan sidaydaas. hadaynu isa sirayno sideedaba ma iska kala tagnaa sideenaba! |
    Kamaalll (Public user) | Unrecorded Date to xujeeye: tan adigu iskama lihid ee waa gabaygii seyid maxamud cabdulla xasan kula hadlay nin ingriis ah oo doonayey inuu la hadlo. ma habona inaad tidhaahdo "by ku xujeeyey" ee taasi waa palgarism ama dhicid ama kidnapper by kamaal |
    Ciiryaamo (Public user) | Unrecorded Date To. Manaxdo' ..l@@@@@@@@@@@@l Qax, qax,qax, fiq, fiq, fiq iikadi qalin ayaan soo qaadanayaa aan kaa qoree xikmada kaa da'aysa. Ciiryaamo |
    eelaayow | Unrecorded Date Wal ani indhani baa dhati i dhateey maba dhenee hadda dhehee dheere dhuglaawe |